CAMAAROW MAAHI ANIGU CAALIM
Abu Esa A/rizak Wil ade ,
Tirmidi1@hotmail.com or
Tirmidi1@gmail.com
Asalaamu calaykum ww
Madoonayo in aan hadalka badiyo walaalkey cammaar waxaa uu igu dhaliilay in
aan ahay seeflabood taas kama hadlayo oo waxaan leeyahay wax kasta oo
igusoogaara sharciga islaamka iyo diintaba dulqaadkeeda , maadaama la’iiga
horreyay dhib itnaa kabadan oo leh dil iyo jaraaxo loossoomaray diinta islaamka
, waxaasoo garaafo ahna ay igusoogaartay in aan kugarleeyahay kadib markii
aan diiday in raga iyo dumarkuba iskumag yihiin ,
Taasi waa mid tankale waan kuutartiibinayaa adiga cammaar ah meel dheerna
kula gaari mayo balse waxaad sheegtay aragti aan lakali noqday inuu xasanwadaad
kahadlay oo kajawaabay taasi waa khalad wayn balse waxba kugu qaban mayo adiga
,
Aragti maahan in aan iraahdo magta dumarka waa 50 oo kuma khaldani waana sida
sharcigu yahay , aniguna maanan oran ee waa sharci qoran oo ah diin , hase
ahaatee xasan wadaad waxaa uushegay in magta dumarku ay tahay 100 , daliilna
loohayo sida uu hadalka udhigay , waxaa uu intaa kudaray in aan loohelayn wax
daliil ah khaas ahaan in aanan anigu keeni karin daliil kadhigaya haweenta
magteeda 50 , taasoo aan kucaddeyay qoraalkii hore waxaan filayaa dhab uma aadan
akhrin
Cammaarow ma waxaad leedahay waa lagaaga saxanyahay hadalkaa bal soocadee
illen hadalka keenay in aan iraahdo jahligu aamuska ayuu kufiicanyahay waa kaase
Waxaan kaadhawrayaa in aad markale kusoonoqoto adigoo qoralkaaga kucadaynaya
arrintaas maadama aad soolaabatay , hana ufahmin waxa laysku hayo in ay yihiin
ra'yi sida aad sheegtay waayo hadii ay yihiin ra'yi intaa masoogaarteen , in aad
fahantana waa mihiim si aad u ogaato meesha waxa kasocda ,
Hadii aan si kooban kuufahansiiyo xasan wadaad waxaa uusheegtay inuu leeyahay
maktabad sida uu sheegtay ama kucad qoraalkiisii uu sooqoray , in aad aragtayna
waan filayaa hadaba nin makaatibleh oo leh kutub uu unoqdo hadii ay jirto inuu
leeyahay aqonteeda ma oran karaa wax uusan kawarqabin ama uusan lahayn
aqoonteeda inuu yiraahdo waa sidaas iyo sidaas ,
Xadgudubna wuusameeyay hadii daacadnimo loohadlo waayo aniga waxaa uu igu
shegay in aan leeyahay cilmi dhegood maba xumaba aan lahado cilmi dhegood hadii
uu halkaa uga hari lahaa waan dulqaadan lahaa , laakin arrinta keentay in aan
ujwaabana waxay ahayd arrintaas ah in haweenka magtoodu tahay 100
isagaana fadwooday arrintaas , arrinta kale ee ayadana keentay waxay ahayd
gabadhii hawshaan kaba dambaysay in ay soogaarto intaas ayuu yiri dumarku wax
hakabarteen gabadhaas , waxaad moodaa nin caalim ah oo ijaazo siinaya xertiisii
, waa cajiib run ahaantii waana arrinta igu xambaartay in aan iraahdo jahligu
aamuska ayuu ku fiicanyahay bal wax sookala hubsoo wax cad oo lataaban karo igu
dhaliil, waxaana filayaa in aan si qaboow kuugujawaabay ,
Wabillaahi Tawfiiq
Abu Esa A/rizak Wil ade ,
Tirmidi1@hotmail.com or
Tirmidi1@gmail.com
Tel: 25290747473 Somalia
SomaliTalk.com | Oct 1, 2007
.Sidee
Looga Hor Tagi Karaa? (Part 1 of 2)
| Nugidoon
.Tafaraaruqa Tabcanayaasha Tigreega
| Xersi
.. HAL XIRAALAHA
RAMADAANKA... AKHRI
.DALSAN
Xaggee
Mareysaa Soo Celinta Maalkii Dadweynaha...
.Dariiqa
Toosan: Fahamka guud ee siyaasada sharciga ah ee islaamka
. Sucuudigu:
Ma Nacabka Soomaalidaa Mise Waa Nasteex? | Gurmad
.Haween waxaa dilay nimeysan u jeedin oo
Haasaawiyey | Haaruun
.TIRMIDIYOW
QOFAAN ADIGA AHEEN MA JAAHILBAA MISE |Camaar
.Waan Kudilayaaye Dulqaado | Ashkir
.Eng.
C/qani Qorane oo xaqiijiyay in uusan ka mid ahayn maamulka
. GABAY:::: CASHAR | Xasan Kullane
. ABUU RIMAAYAH |
A.M.Yusuf
. Ardayda somalida ee wax barta wadanka
India lasoo gudboonaatay
.Wiilka
Usama oo furay Xaaskiisii, kaddib markii loogu hanjabay Dil!
.MAXAY KU NUUGTAA AMA KA NUUGTAA ?
(ARAGTI) | Mataan
.Buug
Daalacasho, Dhaqansidaha Gobaad: | Amran Maxamed
.War niman yohow Raggii meeye? |
Xaashi
.XASAN WADAAD
JAHLIGU AAMUSKA AYUU KUFIICANYAHAY |tirmidi
.Dadkii
Salaadda la Tukadey oo dalbaday inaan Imaamka mar kale tujin
. Kororso Aqoontaada, (Cilmi-baarisyo)
| Kaalmoy
Cadde Muuse oo
Shaaca ka qaaday in ku "daalay" Madaxweynanimada
"waa waqtigii aan nasan lahaa..
anigu waan daaley.." Sidaas waxaa yiri Madaxweyanaha DGPL oo u waramayey
idaacada Codka Maraykanka, waxa kale oo uu ka hadalay
Batroolka..
|