| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» FEB   Tue, July 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Dagaalo ay Ciidamada wadaniga Xoreenta Ogaadeenya
ku qaadeen Ciidamada cadawga Itoobiya.... XORIYO

»»Xaaji Dhurwaa hadalkiisa yaa dheg u dhigaya?!
»»INTERNETKA AYAA KA MUHIIMSANAADAY "TV"ga

WARARKA SHIRKA MBAGATHI
»»SRRC oo eedayn Kulul usoo jeedisey DKG
»»Cismaan Caato oo Weli diidan SHirka Nairobi
»»Shariif Salaan oo Kubaaqay in Laga Soo qayb galo Shirka
»»Cawad Cashara: Eedaynta Deriska waxba kama jiraan
Dhamman Ka Akhri Halkan Feb 28

CABASHO FURAN OO KUWAJAHAN BBC-DA AFSOOMAALIGA
Maxay BBC-du u dhalan rogtaa wararka Ogaadeenya? GUJI

Booqashadii Melas Zanawi, ee London, UK
"BBC da laanta afka soomaaliga oo beryahan dambe cadeysatey inay tahay hadhaagii isticmaarka..." sidaas waxaa yiri... GUJI

VIDEO: Khudbadii Bush u jiidiyey Dadka Maraykanka
VIDEO:
Bush oo diidey taladii Canada ee Ciraaq

DAGAAL DHEXMARAY YALAXOW IYO CUMAR FINISH
MUQDISHO: ugu yaraan 8 qof ayaa dagaalkaas ku dhintay, waxaana soo baxaya warar tirada dhimashada gaarsiinayaa ilaa... GUJI...  

ARAFAT: DAGAALKA CIRAAQ WAREEN AYUU KU NOQON XAQA FALASTIIN
Carafaad oo aaladda layska arko qudbad ugaga jeedinaayay shirka ay kuleeyihiin magaalada Kuala Lumpur ayaa yiri... GUJI... Feb 26

SADDAAM OO CODSADAY INUU WADA HADAL TOOS AH LA YEESHO BUSH
Waraysi uu la yeeshay TV-ga CBS ayuu Saddam shaaca kaga qaaday in uu diyaar inuu madaxweynaha Mareykanka kala doodo arrimaha.. GUJI

Bannaanbax looga soo horjeedo Zenawi
oo ka dhacay magaalada London, UK... XORIYO

Zenawi oo Qirtay Weeraro uu Ku Qaado Gudaha Dhulka Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha dawlada Itoobiya ee qarnigan gumeysata qayb kamida dhul Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in uu. GUJI... Feb 25

»»SIFADII RASUULKA SCW [siiro 84aad]

»»TAXANAHA TAARIIKHEED EE OGAADEENIYA 
»»NOLOSHII IMAAM ASHAHIID XASAN AL-BANNA
»»DIIHOOD IYO RIYAALE OO TURUNTUROONAYA 
»»USAAMA BIN-LAADINOW SAAN MAAKA DEYSID
»»SIILAANYO WUXUU XASUUQAY  1500 OO QOF 
»»Itoobiya: Kansarka Geeska Afrika 

WAANO  WALAALAHA RABA IN RABBIGOOD RAALLI KANOQDO

SHIRKII SHABAKADDA XIRIIRKA SOOMAALIYEED AY KU YEESHEEN MAGAALLADA ODENSE, DENMARK 
Shirkaas oo ahaa mid aad u qiime badnaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa: Tarbiyadda caruurta, Sumcadda soomaalida Denmark, Mashaariicda dib u dhiska Soomaaliya iyo..
GUJI 24/2

U.S.A iyo ethiopia oo wadajir isha ugu haynaya somalia
"waxaanu u tixgalinaynnaa Ethiopia in ay tahay jaalkayaga... " sidaas waxaa yiri sareeye gaas John F.Sattler oo.
GUJI...

Wararka Koonfurta Soomaaliya ee Toddobaadkan 
»DKG oo fariisin Ciidan ka sameyn doona Magaalada Aw-dheegle
»Cayayaan Fara Ba’an ku haya Deegaano ka tirsan G/Sh/ Hoose
»Dammeeraha Muqdisho oo Daroogo la siiyo
Dhammaan ka akhri halkan Feb 23

Jabuuti iyo Maraykanka oo Heshiis kala sixiixday
Wararkii Radio ee maanta.... XORIYO

»»Itoobiya: Qaansada maslaxadeena & Cawodgeenaba!  
»»Qiimaha dhulka iyo qaddarin la’aanta Soomaalida  

Dab Qabsadey Dekadda Ceel-macaan
wuxuu si lama filaan ah dab u qabsadey Dekadda Dabiicigaa ee Ceel-macaan Dabkaan oo.. GUJI..  

Wardheere oo Laga Dhigay Lataliyaha
Senetor Norm Coleman - Minnesota
shaqadiisuna waxay noqon doontaa xiriirinta Soomaalida Minnesota iyo African-ka kale  iyo.... GUJI.. Feb 20

»»WAA MAXEY UJEEDADA UU (XAGAR YARE) KA LEEYAH

»»CAALAMKA NINKII UGU HOREEYAY EE LOOXUKUMO QARAXII U.S.A 

Laba Sarkaal oo Ka Tirsan Ciidanka Cirka Itoobiya oo Baxsaday: Wararkii Radio xoriyo ee maanta....  GUJI 

Dagaal ka Dhacay G/Shabeelada Hoose
Dagaalkaas oo la xiriirey dhul-beereed waxaa ku dhintay..... GUJI..

Ogadenia Mise Somali Galbeed; 
Fashikii Ethiopia!!!??..... WQ.Cabdi Warsame Feb 18

»» SOOYAALKA TAARIIKHEED EEDAHSOON IYO DIRIRTA TOGAN
»» Xuskii UFO iyo sanad guuradii 21aad 
»»BOGGA MAQAALADA DADWEYNAHA... GUJI

MUQDISHO SIDA LA MOODAYO MA AHA, MANA BED QABTO
Ibraahim Maxameddeeq oo u safray Soomaaliya, ayaa halkan maanta idiinku soo tebinaya warbixin kooban oo uu kasoo diray magaalada Muqdisho.... GUJI...  

Sannad Guuradii 19aad ee Xasuuqii Wagalla
Warbixintii Ridwaan Xaaji ee Wajeer.... GUJI... Feb 17

Shil Baabuur oo kadhacay Tuulada Qalimoow 
Baabuurkaas oo ka baxay Muqdisho warbixintii uu kasoo diray  Calideeq..... GUJI.. Feb 17

»»VALENTINE MUXUU YAHAY?!
»»Muqdisho waxay Caasimad u qalantaa Haddii?
»»BOGGA MAQAALADA DADWEYNAHA... GUJI

Dagaalo Dhexmaray JWXO iyo Gumeysiga Itoobiya
Wararkii Radio xoriyo.... XORIYO 

Mayee Ogaadeenyadii Bay ku Darartay
Jawaab qoraalkii Xagar Yare .... WQ. Axmed Yaasiin Feb 13

»»JAWAAB: Muqdisho Caasimad ma u qalantaa????
»»TACSIDA AY DIINTA ISLAAMKU OGOSHAHAY 

MA OGAADEENIYADII BAY LA DHALIWAYDAY !!!?
Qaybtii 2aad: Xagar Yare.. Faallo

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo dad badan ku xidh xidhay Magaalada Dhagax-Buur
Wararkii Radio.... XORIYO

OGEYSIIS DEG DEG AH ee Somalida Minnesota
Maxkamaddii ku saabsaneyd dhoofinta soomaalida u xiran waaxda socdaalka in ay dhici doonto Arbacada, Feb. 12,003  GUJI

Ciid Mubaarak Dhammaan Muslimiinta
Bahda SomaliTalk waxay hambalyo u dirayaan dhammaan muslimiinta caalamka oo maanta ciidaya (ciidul Adxaa)....  GUJI Feb 11

Xasuuqii Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali
Warbixin kusaabsan Sannadguuradii 12aad ee ee kasoo wareegtay Xasuuqaas....  GUJI Feb 10

Marxuum XAAJI XASAN MOHAMED ABDI [Buule Great]
oo ku geeriyoodey Columbus Ohio, USA GUJI...

Warbixin ku saabsan soomaalida Boson. MA
USA: Warbixintan oo uu soo diyaariyey C/Raxmaan Ceynte  GUJI Feb 10

War Saxaafadeedkii Talyaaniga iyo Kiplagat
war saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka kenya ayaa lagu sheegay in.... GUJI

Shir ay ku yeesheen Haweenka Ogaadeenya
Shirkan oo lagu qabtay Australia &  wararka kale ee Radio Xoriyo ka akhri... XORIYO

»»WARAAQIHII UU NEBI MUXAMED (SCW) U DIRAY BOQORRADA 

»»FADLIGA 10KA HORE EE BISHA CARAFO
»»
DHULKII SOOMAALIYEED = BAROOR DIIQ  

MUQDISHO CAASIMAD MA U QALANTAA
Faaladii Fahad Yaasiin GUJI...

SAUDIGA OO SOOSAARAY DIGNIIN KULUL
Waa cidii isku dayda qalaase Xajka.. GUJI... 7/2

NIDAAM  LAGU HAKINAYO MAGANGELYO DOONAYAASHA YURUB
Warbixin iyo Faaladii Burhaan Muuse, UK GUJI... 7/2

DHULKA: Qiimaha iyo sharafta dhulku leeyahay
Waa taxanihii qoraalada Cabdulwaaxid Khaliif GUJI... 7/2 

Saxaafada Yurub oo qaawisay siyaasadii Maraykanka.... GUJI

XAALADA MAGAALADA MUQDISHO
Warbixintii Abuukar Yaasiin Xaaji Daahir .. GUJI... Feb 6

VIDEO: Colin Powell kubdadii uu ka jeediyey UN-ta

»»Iskudhaca Xadaaradaha iyo Muslimiinta Galbeedka

LIIBIYA WAA MARTI KA CALOOLWEYN ADDIS-ABEBA
Faaladii Xagar Yare ee Shirka AU.. GUJI... feb 5

Saddam Xusen oo Waraysi Siiyey Channel 4
Waraysigii Saddam Xuseen ee caawa laga soo daayey TV-ga Channel 4 ee dalka Ingiriiska ka daawa HALKAN

Shacab Oroma ah oo ay Itoobiya Xidhay
Warkaan iyo wararka kale ee Radio Xoriyo ka akhri... XORIYO

»»CUDURKA AIDS-KA: Muxuu yahay, sidee lagu kala qaadaa, maxaana looga hortagi karaa? W.Q. Faarax A. M.; University of Karachi

WASIIRKA DENMARK OO DOONAYA INUU CIQAABO WAALIDIINTA SOOMAALIDA 
Wasiirka arrimaha is dhexgalka ee dalka Denmark Bertel Haarder ayaa ku hanjabay inuu ciqaab marin doono waalidiinta somaaliyeed ee GUJI... Feb 3

Toronto: Taageerada Jaamacadda Geeska Afrika
Shir ay qabanqaabiyeen Guddiga Saaxiibada Jaamacad Bariga Afrika ee Ontario ayaa lagu qabtay  huteel ku yaal Toronto....  GUJI... Feb 3

Sucuudiga oo Bixiyey 1.3 million Visas Xajjka Sannadkan 1423
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasaaradda Arimaha gudaha ee Sucuudiga, waxa kale oo wasaaradu sheegtay in....  GUJI... Feb 2

Dayax Gacmeedkii Columbia ee Maraykanka oo Burburay
Toddobadii cirbixiyeen ee saarnaa dayaxgacmeedkaas waa dhinteen kadib markii uu ku burburay hawada Texas GUJI feb 1

TACSI: Marxuumad Maryan Muuse Keenadiid
oo ku geeriyootey dalka Ingiriiska... GUJI...

URURKA AFRIKA OO GALAYA TIJAABADII KOOBAAD
Midawga Afrika ayaa markiisii ugu horraysay kulankiisii koobaad kuyeelanaya magaalada ADDIS-ABABA  GUJI... feb 1 

WARARKII JANAAYO 2003


OCTOBER | SEPTEMBER  AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.