DOODFURAN: Sidee
u Aragtaa Xalka Nabad Lagugaari karo Puntland
BAAQ NABADEED KU JIHAYSAN REER PUNTLANDAnagoo ah wax garadka dhalinyarada
iyo aqoonyahanada kasoo jeeda Jaaliyadda Puntland ee ku nool dibada gaar ahaan
wadamada Ingiriiska, waxaan u tacsiyeyneynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay
ka dhinteen dhamaan dadkii ku geeri yooday dagaalkii ka dhacay agagaarka Qardho... GUJI. HALKAN..
Agoosto 4
WARBIXIN DAGAALKII BUNTLAND
Waxaa dagaalku Jimacadii (Agoosto 2) ka biloday aaga Qayaadsame, waxaa
weerarka soo qaaday ciidamada kornayl C/laahi Yuusuf. Waa lagu jabshay waxaana laga dhaacaway oo haatan dhaawac culus ah taliyihii
watay dagaalka laba xidigle (Carays). Dhinaca Jaamac waxaa dagaalkaas uga
dhintay tiro dhan 5 ruux, dhaawucu waa 14 ruux. Ciidamdii Jaamac markii ay
jebsheen ciidankaas ayaa waxaa duulaan rogaal celin ah soo qaaday ciidamadii
C/laahi abaarihii duhurkii waxaan halkaas ka dhacay dagaal qaraar oo dad badani
ku hoobtay... GUJI.HALKAN..
Agoosto 4
JAWAAB:
Qoraalkii Dhacdadii PL oo Isu Badashay Wadahadal
waxaa hubaal ah in uu dagaal dhacay labada dhinacna qasaare
soo wada gaaray sida xaqiiqda ahna uu dhanka c/llahi yuusuf u badnaa
dhaawaca,waxa lama huraan ah in cidwaliba isu xilqaanto nabad in ladoono laakiin
taasi waxaa diiday c/llahi yuusuf oo ka doorbiday inuu xoog wax ku maquuniyo,.. GUJI.HALKAN..
Agoosto 4
Dhacdadii Puntland oo Isu Badashay
Wadahadal
Waxaa Afartan iyo Siddeedii Saac ee lasoo dhafay (48) horumar Laga gaaray in
lahakiyo Xaaladdii Milatary ee kajirtay Deganka PUNTLAND.
Hakintan ayaa
ka danbaysay markii waxgarad iyo Aqoonyahano farabadan oo u nasab sheegta
dhamman deganka Puntland ay dadaal badan iyo juhdi badan gasheen in lahakiyo
dhaqdhaqaqa Milatary wadada dheer ee isku xirta puntland oodhan... GUJI.HALKAN..
Agoosto 4
Mashruuca
Cisbitaalka Boossaso
Maanta Waxaa Boosaaso
u dhoofaya Ciise Dhollowa si uu xog warran uga keeno mashruuc ay ku baxayso
$50,000 oo la qorshaynayo in laga hirgeliyo Cisbitaalka
GUJI...
Agoosto 3
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
Help The Fight Against Spam!
|