|
Family/Qoyska
| Halal
| Kaaba
| TafsiirQur'aan
| Haj |
Ramadan
|
BAAQ:
Maxamed C/Rashiid Cali Sharmarke
Qoraal uu Maxamed
Cabdirashiid soo saaray oo kusaabsan arimaha Puntland ayuu ku sheegay in..GUJI...
31/8
Ururka
Xuquuqda Insaanka ee Banadir
Warsaxaafadeed uu soo
saaray ayuu ku cambareeyey Afduubkii Max'ed Faarax ee Muqdisho, waxa kale oo
ururku dunida ogeysiiyey in...
GUJI...
31/8
Warsaxaafadeed:
Beelaha Gedo ee Nairobi Jaaliyada
gobalka Gedo ee ku dhaqan Nairobi waxaan si buuxda u taageeraynaa shirka
nabadaynta ee... GUJI...
31/8
Ciidanka gumaysiga oo gubay Dannood
warkaan iyo Xaruumo uu ciidanka gumaysiga
Itoobiya banneeyay, Iyo Wafdigii Jaamacada Carabta oo wali Muqdisho ku sugan...
XORIYO
31/8
"Cambaareyn
Afduubkii Max'ed Faarax" UN
Hay'da UN ayaa
cabaaraysay afduubkii Afraad ee Muqdisho ee shaqaaleheeda, warkaan iyo 8dii
Soomaalida ahaa oo nairobi maxkamad lagusoo taagey. .
IQRA..
30/8
Magcaabidda
Golaha Wasiirada Puntland
MDGP, Cabdullaahi
Yuusuf, ayaa magcaabay golaha wasiirada, wasiir ku xigeenada, taliyaha ciidanka
booliska iyo kuxigeenkiisa
GUJI..
30/8
Dhibaatooyinka
Soo Foodsaara Ubadka iyo Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Denmark
Warbixin: Ibraahim Saalax oo booqay tuulada Gudbjerg ee gobolka Fyn, Denmark ayaa
sheegay in.. GUJI..
30/8
C/Laahi
Yuusuf oo Sheegay in uu kala furfuray koox Al-Qacida ah
sidaas waxaa
qoray jariidada Al-sharq-al-Awsat oo kubilowday.
GUJI..
30/8
Wareysi Sagalradio ee Agasime ku xigeenka hayada Amnesty
International Guji
halkan
Baaq:
ixtiraamida rabitaanka Bulshada
Qoraalkan oo
kubilwday "Hogaan Dhaqmeedka Puntland oo Ku Baaqay Nabad iyo Ixtiraamida
Rabitaanka Bulshada"
Af.SoomaaliI
| English.Version
[SPR 29/8]
Aqoon-isweydaarsi:
Dood Shirka Eldoret
warkaan iyo 8 qof oo Soomaali ah oo lagu xiray
Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi, iyo...
IQRA..
29/8
War-Saxaafadeed:
Kablalax Daarood
Qoraalkaas ayaa ku bilaabmay "Awoodda iyo
kalsoonida shacbiga reer Puntland oo ...." GUJI.
29/8
Soomaali
lagasaaray liiska Argagixisada
Dawladda Maraykanka ayaa ka codsatay in United
Nationska ka saarto liiska argagixisada GUJI.
29/8
Nin
Soomaaliyeed oo u Baahan in Degdeg Kelyaha Looga Bedelo
AUSTRALIA - Ninkaas
Soomaaliyeed oo kelyihiisu hawlgab noqdeen waxa uu u baahanayahay US$22,000, waxaana hadda loo hayaa
US$12,000, hadaba waxaa laga codsanayaa dhammaan in
GUJI...
28/8
Shirweynaha
Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta
deegaanka, La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka
iyo GUJI...
28/8
Urur
Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay
(S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa
GUJI...
28/8
Sacuudiga
oo $45Million ugudeeqay DKG
iyo saraakiil Itoobiyaan ah oo jooga Xamar, iyo
Qaasim oo Muqdisho kulakulmay wafti Sweden ah..
XORIYO
28/8
Tacsi
Qoyskii Marxuum Suldaan Hurre
jaaliyadda
Soomaaliyeed ee deggan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa tacsi udiray
qoyskii iyo.
GUJI...
28/8
Qaadka
oo Kusoo Qulqulaya Ameerika
"Qaadka
oo ah
caleenta eey calaliyaan mooryaanta soomaliyeed ee ku jiray filinkii (Black hawk
down) ayaa mar mar soo gaaraya magaalada chicago"..
GUJI...
27/8
Kulan
Dhexmaray Soomaalida iyo Booliiska NZ
NewZealand - waxaa maanta wada xaajood dhexmaray
Soomaalida Wellington iyo Booliska magaaladaas..
GUJI...
27/8
Baaq
Kasoo baxay G/J/Hoose
Baaqaan oo ay ku saxiixnaayeen 17 qof kuna
socdey ururka horumarinta G/J/Hoose waxa uu kubilaabmay.
GUJI...
27/8
Tubta
Kuhaboon wadaxaajoodka PL
Qoraal lasiimariyey Guddoomiyaha deg. Qardho kuna
socdey C/laahi yuusuf ayaa kubilaabmay
GUJI...
27/8
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo .
IQRA..
26/8
Jaaliyada
Somaliland ee Asia & BBC-Somaliga
Qoraalkaan oo loo gudbiyey Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
ayaa....
GUJI...
26/8
Dr. Ulusso oo
la Kulmay Beesha Celi Cumar
Shir weyne Beesha Celi laguna qabtay magaalada London eyna soo qaban qaabiyeen
dhalinyarada ku nool London, UK oo...
GUJI...
26/8
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka
Kenya
GUJI...
26/8
Nin Qarxin lahaa Masaajidda Maraykanka
Warkaan
oo kamida wararka Toddobaadka uu iskusoo dubaridey Maxamuud Wardheere..
KA.AKHRI.HALKAN...
25/8
War-murtiyeed
Kasoobaxay Jamac C. Jamac
War-murtiyeedkaas waxaa Jaamac Cali kusheegay in
ay ka qaybgelayaan shirka nada ee Kenya...
GUJI...
24/8
Dood
ay ka qaybgaleen Soomaalida Atlanta, Georgia: Sagal.Radio
Waraaqo xasaasi ah oo
laga
xaday Zenawi
iyo Eriteriea iyo Masar oo ka midaysan shirka dib u-heshiisiinta Soomaaliya...
WARARKII.XORIYO
24/8
AMA
GUUR AMA GUUMEYSOW !!!! [SHIIKH SAAHID]
Xiriirka Saxaafadda
somalida & Qabyaalada [CEYNTE]
TACSI:
Dr. Axmed Yuusuf
Faarax
Shirkii Wasiirada IGAD oo
Baaqday
- 23/8
Shirkii wasiirada arimaha dibada ee Kenya,
Jabuuti iyo Itoobiya ee Gudiga Farsamada ay kaga wada hadlayeen
IQRA
Baaq nabadeed - Xoghaynta
Mudullood
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi
Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha Midnimada Mudullood waxaay
GUJI.. 23/8
Shirkado
Lagasaarayo Liiska Cunaqabaynta
Maraykanka ayaa qaraamada midoobey weydiisanaya
in shirkadaha Soomaaliyeed ee Aaran iyo Global [Minneapolis] iyo Barakaat Enterprise
U.S.A. [Columbus]
laga saaro liiska...
GUJI.. 23/8
Daahir-Baasto
oo kahadlay Asaaskii ONLF
Daahir Maxamed
Cali (Baasto) oo katirsan golaha dhexe ee Jabhadda, ahna wakiilka K/Afrika ayaa..
GUJI.. 22/8
Warsaxaafadeed Kasoo Baxay BCCP
BCCP waxa ay si qoto dheer uga soo horjeedaa oo u canbaaraynaysaa
xir-xiritaanka, cabsi galinta iyo
GUJI.. 22/8
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal
ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa
suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ...
GUJI.. 22/8
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark,
Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan...
GUJI.. 22/8
Xaqiiqada
Dhulka Banaadiriga
Fikrada maqaamka xamarcaddeey ee: maxuu ka
qabaa Dr Cabdulkadir Xaaji Suufi (Muriidi golf), waa qoraal dheer oo... GUJI.. 22/8
OGEYSIIS MINNESOTA: Jaaliyadda
Somaliyeed ee Ogaadeenya
AU
Horumar Ma u Keenidoontaa Afrika?
Midowga Afrika (AU, African
Union) ee lagu aasaasay magaalada Durban ee Koonfur Afrika ayaa.. GUJI.. 21/8
DOODFURAN:
AU
iyo Aragtida Dadweynaha
Jawaab Qoraalkii Guuleed ee Borlänge
Mohamed-Deeq
Abdi-madar ayaa Jawaab ka bixiyey maqaalkii uu qoray....
GUJI.. 21/8
Hinaase waa
jiraa, Daar waa la furi karaa
Sidaas waxaa yiri Prof Cabdi I. Samatar oo ka jawaabaya su'aal la weydiiyey oo ahayd
sababta uusan
GUJI.. 20/8
DOODFURAN: Aragtida
dadweynaha - Toos udhiibo Ra'yigaaga
Jaamacad
USA ah oo Quraanka Lagadhigo
Qareen Maraykan
ah ayaa xakumay in Jaamacada North Carolina lagu dhigi karo Quraanka... GUJI
19/8
SPR:
"Cambaarayn Dilkii Suldaan Axmed"
Warsaxaafadeed
kasoo baxay SPR (Somali Peace Rally) ayaa cambaareeyey dilkii Marxuum Suldaan
Axmed M. Hurre ....
Af.Soomaali
| English.Version
18/8
Shan
Soomaali ah oo Laguxiray Pakistan
Warar laga soo xigtey AP ayaa sheegay
magayada shan Soomaali ah oo
lagu xiray Peshawar...
GUJI.. 18/8
Suldaan Axmed oo Lagudiley kalabayr
wararka ka
imanaya Kalabayr ayaa sheegay in halkaas lagu diley suldaan Axmed
Maxamuud Hurre GUJI.. 17/8 DOODFURAN:
Aragtida
Dadweynaha ee Dilka Suldaan Axmed
Ururrada Soomaalida Borlänge oo
midoobey
Waxay in muddo ahba ku howlanaayeen
bulshada Soomaaliyeed ee Degmada Borlänge sidii
ay
GUJI...
17/8
Warbixin Shirkii Ardada
Somalida Minnesota
Shir si caalami ah loo soo agaasimay oo eey soo qaban-qaabiyeen naadiga ardada soomaaliyeed ee
Minnesota
ayaa xalay lagu qabtay jaamacada Minnesota
GUJI...
17/8
Sannadeguuradii
18aad ee JXWO
iyo Biyo Xidheenkii ugu Weynaa Dunida oo laga bilaabay Wabiga Nile ee Itoobiya
XORIYO Agost
16
DOORASHADA UGAASKA BEESHA CIISE
Gudoomiyaha gudiga sare ee midawga qabiilka wayn ee
Ciise, mudane maxamed Ugaas Xasan
GUJI
16/8
Yemen
oo Taageertay Shirka Kenya
Wasiirka Arimaha
Dibadda ee dowladda Yemen, Abuubakar Al-qirbi ayaa sheegay in...
GUJI
16/8
Sarsaxaafadeed
Safiirka DKG ee UN-ka
Safiirka DKG, Axmed Cabdi
Xaashi, ayaa waxaa
qaabilay madaxa UN u qaabilsan arimiha qaarada Africa GUJI
15/8
300
Ergo oo Kasoo qaybgelya shirka Eldoret
Guddiga Farsamada
shirka nabada Soomaaliya ayaa soo jeediyeen in ay shirka ka qayb galaan
250–300 ergo IQRA
Shirka
Eldoret oo Qabsoomidoona 16ka Sept
Gudiga farsamada
ee soo qabanqaabinaya shirka heshiisiinta Soomaalida ee Eldoret ayaa
soojeediyey in. GUJI
Agosto 15
Cabdullaahi
Yuusuf oo Jooga Garoowe
Warsaxaafadeed
Somalitalk kasoo gaarey Puntland ayaa sheegay in Cabdullaahi Yuusuf uu maanta...
GUJI
Agosto 15
Xasan
Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula
kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud
GUJI
Agosto 14
Warsaxaafadeed:
Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan
waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan,
howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI
Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii
Galayr
Xaflad lagu qabtay machadka Humphrey oo ah
halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa
GUJI
Agosto 14
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Saadkoodkii ka Raadsanaya Shacbiga Ogaadeenya
XORIYO Agost
14
Kulan
Laguqabadoono London, UK
kulankaan oo kusaabasan
"kunoolaanshaha Galbeedka iyo kutoosnaanta Islaamka" waxaa
laqabandoonaa GUJI..
Caydiid
oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey
Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay
AKHRI
Agosto 13
Puntland
oo Beenisey Warkii UN-ka
warsaxaafadeed
kasoo baxay Puntland oo kuqoraa luqada Ingiriiska ayaa beeniyey wararkii UNka
ee
GUJI
Agosto 13
AIDS
oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Tirada Caruurta Ku Agoomowday
HIV/AIDS Ee Dalka Kenya Waxay Gaartay 1.1 Million, Sidaa Waxa Shalay Yiri
Wasiirka Caafimaadka Bulshada Prof. Sam Ongeri.
IQRA
Agosto 13
Waan-waan
Nabadeed oo Kasocota PL
BOSASO
- Warar soo gaarey
SomaliTalk ayaa xaqiijiyey in aqoonyahano Soomaaliyeed ay...
GUJI
Agosto 12 ENGLISH.VERSION:
Puntland
Peace Mission
Ciyaaraha
Xagaaga ee Soomaalida Yurub
SWEDEN
- Tartankaan oo
4-jirsadey ayaa soconayey labo usbuuc waxaana ku guuleytey koobkii...
GUJI..
Agosto 12
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada
Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..
Agosto 12
Baaq
Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad
Maxamed C/Rashiid Cali ayaa soo saaray
baaq nabadeed oo uu ku bilaabay... GUJI..
Agosto 12
Warsaxaafadeed:
Qardho
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa
sheegay in C/Laahi Yuusuf uu... GUJI..
Agosto 12
Iran
& Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
INDIA
- Iran iyo carab Visaha maraykanka loo diiday
ayaa kusoo badanaya jaamacadah india GUJI..
Agosto 12
Ciidamada
Jarmalka iyo Ciraaq
GERMANY -
Faaladii Xagar Yare ee maanta ayaa kusaabsan "Ciidamada qalabkasida
ee Jarmalka oo. GUJI..
Agosto 12
Murshid
Barud oo Kalaabtay sharaxaadii
MINNESOTA - Murshid Barud oo ah 22 jir la sheegay
inuu isu soo sharaxayo xubin dowladda hoose ee GUJI..
Agosto 12
SOOMAALIDA ODENSE,
DENMARK OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo
diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka
Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..
Agosto
11
Dagaal
Ka Dhacay Muqdisho
Saddex qof ayaa dhintay, afar kalena waa ku
dhaawacmeen dagaal ka dhacay... GUJI..
Agosto
11
"Cambaarayn
Afduubkii C/Qaadir" UN
Qaramada Midoobay ayaa
Si Weyn U Cambaareyeen
Sii Socodka Afduubka Loo Geystay Abdulkadir Maxamed Abikar Oo Haatan Lagu
Haysto Mogdisho.
IQRA.fm..
Agosto 9
Heshiis
Dhexmaray xawaaladaha Somalida
Xawaalaadaha Soomaalida ee Minnesota oo Ku Heshiiyey in qiimaha xawaaladu uusan ka sara marin kana hoos marin
boqolkiiba $5 GUJI..
Agosto 9
Baaq
Kasoo Baxay Beesha Saransoor
Waxgaradka beelaha Saransoor ee ku kala nool dalalka Waqooyiga
Ameerika, Yurubta Galbeed, Australia, Dunida Carabta, Kenya, Ethiopia iyo Soomaaliya
ayaa GUJI..
Agosto 9
Shir
Lagu Taageerayo ONLF - K/Africa
Kulan kusaabsanaa sidii loo taageri lahaa halganka xornimo doonka ah
ee ay ku jirto Jabhadda waddaniga
Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) ayaa.. GUJI..
Agosto 9
Casharadii
Saxaabada oo Dib u Bilowday
Casharadii hab
nololeedkii saxaabada rasuulka (scw) ee laba-toddobaadlaha ahaa ayaa markale dib u
bilowday, saxaabiga toddobaadkana
waa GUJI
Agosto 8 INTEE KATAQAAN SAXAABADA: Su'aalaha
Toddobaaka
"Screening Cards loogama baahna Soomaalida
Kenya"
Waxa yiri Moi
Madaxweyne Moi ayaa
Shaaca Ka Qaaday In Aan Mar Dambe Dawladdu Uga
Baahan Doonin Screening Cardska Ee Mujtamaca Somalida Lagu Xanibi Jirey Bixinta Warqadaha Aqoonsiga Ee
ID-ga Loo Yaqaan..
IQRA.fm..
Agoosto 8
UNHCR
oo soo Gabagabaysay bixinta Kaararka Aqoonsiga Qaxiitiga Sanca
YEMEN-
Xafiiska UNHCR ee Sanca ayaa shalay subax soo gaba gabeeyay Bixinta
kaararka aqoonsiga qaxootinimo oo loo qaybiyey Soomaalida..
GUJI..
Agoosto 8
Itoobiya oo Ka Mamnuucday Shilinka Soomaaliga in lagu Isticmaalo
Dh/buur
iyo Magaalo Madaxda Gobalka Qoraxey lagu xidh xidhay dad aad u fara badan kuwaas oo u badan Dumar
GUJI.HALKAN ama HALKAN
Agoosto 7
Moi oo Soo gabagabeeyay
Safarkiisii Gobolka
W/Bari Kenya
Madaxweynaha
Kenya oo Xalay Ka Soo Laabatay Booqasho Uu Ku Marayey Gobolka Waqooyi
Bari Degmooyin Ka Tirsan ayaa...
IQRA.fm..
Agoosto 7
10,000,000 Sh.So ayaa La
Dhacay, Laba Gabdhoodna waa La Qafaashay Suuqa Dayax
Muqdisho -
Ciidamada booliiska ee DKMG ah, oo ku hubaysan gawaarida gaashaaman ee
loo yaqaano Tiknikada, ayaa xalay iyo saaka la arkayey iyagoo
GUJI...
Agoosto 7
WARARKA
SOOMAALIDA - AGOOSTO 6-7
Baaqyo iyo
Bayaano Nabadeed, Wararka Saxaafada iyo aragtiyaha dadweynaha ee maanta GUJI.HALKAN..
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka
Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka,
xadaaradda iyo tacliinta...
hadda waxay noqotay
GUJI...
Agoosto 6
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo
K/Afrika
Deeqa
Ibraahim Cawad
(Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay
kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee.
Warbixinadii Axmed.Dowlo
| Caqiil.Sh.Yuusuf
Agost 5
Wardheere
oo Soosaaray
Baaq Nabadeed
Baaqaan oo ku
wajahan Puntland waxa uu Maxamuud Nuur Wardheere ku bilaabay....
GUJI...
WARARKA
PUNTLAND - AGOOSTO 4
Wararka maanta ee
Puntland waxaa kamida warbixin dagaalkii PL iyo Baaq nabadeed oo kujahan Pl iyo.. GUJI... DOODFURAN:
Sidee
u Aragtaa Xalka Puntland
Prof.
Samatar oo Diidan in Dr. Galaydh Waxkadhigo Jaamacada Minnesota
Qoraal dheer oo
ay maanta qortay jariidad kasoo baxda Minnesota ayaa Prof. Cabdi Samatar
kusheegay in.. GUJI... DOODFURAN:
Pro.
Samatar vs
Dr. Galaydh
Mashruuca
Cisbitaalka Boossaso
Maanta
Waxaa Boosaaso u dhoofaya Ciise Dhollowa si uu xog warran uga keeno mashruuc ay
ku baxayso $50,000 oo la qorshaynayo in laga hirgeliyo Cisbitaalka
GUJI...
Agoosto 3
Dalsan USA oo Jebisey
Khidmada Lacagta
Xawaalada
Dalsan ayaa Reer Minnesota u ballaan qaaday in lacagta khidmada ah laga dhigay 3%
Boqolkiiba $3
GUJI...
Gudiga
Farsamada oo Tegey Kismaayo
Gudigii Farsamada oo uu horkacayo Mwangale ayaa kulamo la yeeshay mas'uuliyiinta dooxada jubba
IQRA.FM
2/8
Ciidanka ShaatiGuduud oo
si Buuxda ula Wareegey Magaalada Baydhabo
Ciidamada daacadda u ah Col. Maxamed Nuur
Shati Guduud
ayaa si
buxda ula wareegey magaalada..
GUJI.HALKAN ama HALKAN
Agoosto 2
Xasan Abshir oo
Ka Dhoofay Muqdisho
Ra'iisul wasaaraha DKG oo u dhoofay
Sucuudiga iyo Wafdigii Ka Socday IGAD Oo Maanta
Gaaray Jawhar
GUJI.HALKAN ama HALKAN
Agoosto 2
Sucaad
oo Sabtida Bosaso Lookaxayndoono
Ciise Dhoolawaa ayaa saakay SomaliTalk usheegay in uu sabtidan Boosaaso
u kaxaynayo Sucaad Cabdiraxmaan Maxamed oo ahayd gabadhii xabadu afkaga kaga
dhacday oo lagu daweeyey Australia.
GUJI.HALKAN
ama HALKAN
Agoosto 1
Ururka
Dhallinyarada Ogadeenya oo Jawaab Kulul Kabixiyey
Baqii Waxgaradka S.G
Umadda Ogaadeeniya ee geeska Afrika oo ah ummad ku jirta gacanta gumaysiga xabashida, ayaa .. GUJI
Agoosto 1 DOODFURAN: GOBOLKA
OGADEN MISE SOOMAALI GALBEED
WARARKII
JULY - GUJI
»
JUNE |
MAY | APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
800x600 waa Shaashada boggan EEG
NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA
|
|
SAXAABADII RASUULKA |
BARO»
|
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka
GUJI
|
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
|
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
|
|
|