WAHAABINIMO MISE
ISLAAMNIMO?
Qaybta 1aad
|
Qaybta 2aad | Qaybta 3aad
YAY U TAHAY MAALINTA JACAYLKA
Waxaan
Somalitalk.com ka akhriyey qoraal ciwaankiisu ahaa:
Wax
ka baro maalinta Jaceylka Adduunka!(Valentine’s day). Markii hore
waxaan moodey in qoraalku arrintan ka hadlayo isagoo ka duulaya aragti ku
salaysan muslimnimo...
HADDII NABIGII ALLE LOO
GAFEY MAXAA KULA GUDBOON?
Nabigeenni waa la caayey, waxaana lagula kacay wax aan lagula dhicin
nabi ummaddiisi nooshahay. Wax kasta oo laga faano ayaa lagu tilmaamay,
iyadoon la tix-gelin shucuurta bilyan iyo badh muslimiin ah oo dunida ku
dhaqan.
XIJAABKA DHIG IYO DHIGI
MAYO!
La yaab
ma lahan in dal gaalo ahi gabar muslimad ah ku yiraahdo waddankayaga
xijaab kuma qaadan kartid! Ama iska dhig ama orod waddankayaga nooga
tag, waxaase layaab ah in dowlad muslim sheeganaysaa soo...
CIIDDA IYO
AXKAAMTEEDA
Magaca Ilaahay anigoo ku bilaabaya,
kuna sallinaya Nabigeenna Muxammad ah waxaan halkan ku soo koobayaa
arrimaha....:
BOQORADDA
DENMARK: WAA IN AYNU ISLAAMKA HOR ISTAAGNAA!
Boqoradda ka talisa
dalka Denmark ayaa ku dhawaaqday erayo aad u kul-kulul oo ku wajahan
muslimiinta dalkeeda jooga....
MOWLIIDKA, SAX MISE KHALAD? (DOOD CILMIYEED)
Waxaa masaajidka jaamaca ah isugu soo
galay sheekh Faarax iyo sheekh Bashiir. Labada sheekh oo ilaa
yaraantoodi isku xer ahaan jirey, muddo dheerna saaxiibbo ahaa waxaa
si lama filaan ah uga dhex bilaabatay...
Xaaladda Magaalada Qudus
oo Cakiran.
Xaaladda
magaalada Qudus ayaa maanta cakiran. Kumanaan iyo kumanaan Yuhuud ah
ayaa kusoo qulqulaya agagaarka masjidka Al aqsaa ee....
Shirkii Soomaalida Oslo
Oo Guul Ku Dhammaaday
Dad tiradooda lagu
qiyaasay (1700) oo soomali ah ayaa soo gaba-gabeeyey shir islaami ah
oo muddo 5 maalmood ah uga socdey bartamaha magaalada Oslo,
caasimadda Norway....
DOODDII
BARLAMAANKA DURUUS BAA KU JIRT
Waxa wax lala yaabo,
in badanna lala murugoodo ah in “xulkii qaranka soomalaiyeed” iyo
“gar-wadeenkii siyaasaddu” ay maanta kuraas madaxa iskala dhacaan,
iyagoo weliba jooga aqal ay marti ku yihiin....
Asadoow!
Ciidammo Itoobiyaan ah yeelimaynee Fahad iskadaa!
Waxaan akhriyey
maqaal uu qoray nin magaciisa ku sheegay Asad Caddaani oo uu cinwaan
uga dhigay “Muusannowga Fahad iyo Ciidammada Itoobiya” kuna
raddinayey qoraal uu horay u faafiyey Fahad Yasiin oo uu kaga
hadlayey...
WAXAAN QOONSADAY QORMADA FAHAD
Jan 1, 2005
Run
ahaantii markii aan soo galo bogga somalitalk.com ma wada akhriyo waxa ay
qoraan dadka wax ku qora boggan oo dhan, ee waxaa jira dad fara ku tiris ah
oo qormooyinkoodu ay isoo jiitaan. Dadka aan qoraaladooda akhriyo waxaa ka
mid ah Fahad Yasiin Xaaji-Daahir. Fahad waa nin dhallinyaro ah oo aad u
niyad wanaagsan, sida aan ka fahmo qoraaladiisa..
Guji...
Fiqado Makka Ayaa Lagu Diley!: Yaa Diley, Maxaase Loo Diley?
Dec 25, 2004
Fiqado, wuxuu ka mid ahaa
Baadariyada ugu waaweyn uguna caansan dalka Ethiopia. Wuxuu ku caanbaxay
gaalaysiinta dadka reer Ethiopia, wuxuuna noqday mid ka mid ah dadka ugu
firfircoon hawshaas gaalaysiinta isla markaana wuxuu ahaa culimada ugu
waaweyn ee diinta Kristaanka dalka Ethiopia. Isagoo ka faa’iidaysanaya
caanimadaas iyo mansabkaas uu ka gaaray diinta iyo kaniisadaha dalkiisa,
ayuu wuxuu helay lacag iyo jaah aad u sarreeya, wuxuuna noqday mid ka mid ah
baadariyada ugu khatarsan Geeska Afrika oo dhan...
Guji...
WEERARKII UGU BA’NAA OO
LAGU HAYO BOGAGGA ISLAAMKE EE INTERNETKA
Dec 20, 2004
Internetka ayaa sannadahan
danbe noqday meel bannaan oo qofwalba uu ku faafiyo waxa uu isagu
aaminsanyahay. Waxaad ka heli kartaa wax walba oo iska soo hor jeeda; xaq &
xaqdarro, gaalnimo & islaamnimo, xumaan & samaan, jihaad & argagaxiso,
dagaal & nabad iyo waxyaabo kale oo farabadan oo iska soo hor jeeda...
Guji...
MUXUU KU DHAMMAAN KARAA SHIRKA NAIROBI?
Sept 19, 2004
Waxaan xusuustaa sannadkii 2000, markii uu socdey shirkii (Carta) ayaan ka
fakarey waxa kasoo bixi kara shirkii Carta, waxaana iisoo baxday sidaas ay
xaaladdiisu ku danbaysey. Waxaan oran jirey sidii ay dad badan oo ila aragti
ahi qabeen: waxaa kasoo baxaya “ koox iyo qabqable cusub” “new faction and
warlord”.
Guji....
RAMADAAN WAA
GOORMA??
Sept 12,
2004
Alla nasiib badanaa qofkii uu Ramadaan usoo galo oo
Allaah waafajiyo inuu ka faa’idaysto. Ayaan daranaase kan uu Ramadaan usoo
galo oo uu dhaafo isagoo aan loo danbi dhaafin, oo aan ka faa’idaysan...
Guji....
Soomaalidu
Wax Maqorto waxna ma aqriso
Majirtaa?
Agoosto 2004
Waxaa jirta oraah
oranaysa Soomaalidu waa ''Oral society'', dad hadla aanse wax qorin waxna
akhrin. Haddaba, maxaa ka jira arrintaas, saamayn intee le’eg bayse ku
leedahay bulshada?. Dhammaan dadka diraaseeya
cilmiga bulshadu waxay isku waafaqsanyihiin in bulsho walba uu garaadkedu ku
dhisanyahay hadba inta ay aqoonteedu le'egtahay. Ummad walba oo uu hooseeyo
heerkeeda aqooneed, waxaa hubaal ah in garaadkeeda, wacyigeeda, wax-soosaarkeeda
iyo fursadda ay u leedahay siijiritaanka mustaqbal ay hoosayso....
Guji...
LINK:
http://somalitalk.com/xoday
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|