SomaliTalk
ALLAH IS GREAT

 ELDORET TIMELINE

Bogga Chat-ka 

ELDORET: TAXANAHA WARARKA

WARKII 2002: NOVEMBER | OCTOBERSEPTEMBER  AUGUST | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRUARY | JANUARY | 1999-2001 

ELDORET: WARARKII | NOVEMBER | OCTOBER


DECEMBER 2002 

25 December 

MUDANE. JINI BOQOR OO U JAWAABAY MUUSE SUUDI YALAXOW
SomaliTalk Eldoret waxaa soo gaadhay war saxaafadeed uu soo saaray wasiirka dibu heshiisiinta ee Dawlad goboleedda  Puntland Mudane Cabdi Cabdille Saciid (JINNI-BOQOR), ka.akhri Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.. 

 

23 December 

Gen. Gabyow oo dhaleecayey Bulshada rayidka ah 
Warqad uu ku saxiixan yahay Gen. Gabyow oo maanta SomaliTalk Eldoret soo gadhay ayaa  wuxuu ku... GUJI....

 

21 December 

Duulimaadkii Soomaaliya oo Eldoret ka Bilaabmay
waxaa ambabaxay Taageerayaasha Maxamed Dheere iyo Kuwa Qaanyare, iyadoo ay taageerayaasha TNG'na diyaar u yihiin inay deg deg u ambabaxaan.. GUJI... 

 

19 December 

Ergeyga Talyaaniga oo Gudiga Hogaamiya-yaasha la kulmay
Majiraan cid ka mid ah wadamada qarashka shirka bixiya oo lacagtii ay shirka ku bixinayeen joojisey, sidaas waxaa sheegay... GUJI

 

17 December 

“Mwangale albaabaduu naga xidhay”
Shariif Saalax  oo ah gudoomiyaha wufuudda bulshada rayidka ayaa Sidaas waxaa uu ku kasheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay Eldoret... GUJI... 

 

16 December 

Khilaafkii oo Ka Baxay Shirkii ELdoret
Waxaa maanta sidaas cadeeyey Gen. Gabyow oo ka hadlayey shir jaraa'id oo madaxda Soomaalida ee kushiraya Eldoret ay qabteen, waxana uu sheegay in.....GUJI...

Heshiis xalay ay madaxda siyaasadu Gaareen
Hogamiyayaasha Soomaaliyeed waxay go’aan ku gaadheen arrimaha kala ah... GUJI  

 

15 December 

Soomaaliya Xoog ayaa Lagu Muquunin doonaa hadii shirka Eldoret Burburo
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday ergeyga Kenya u qaabilsan arimha shirka Eldoret, isagoo sheegay in Soomaaliya laga qaadan doono tallaabo caalami ah haddii aysan dawlad yeelan bilowga 2003.....GUJI...

 

13 December 

 "Cabdillaahi Yuusuf waa nin aan jagadaas madaxweynanimo u jeclaan lahaa"
sidaax waxaa yiri Abassador. Cabdilaahi Shiikh Ismaaciil oo u waramayey SomaliTalk.. GUJI 

 

12 December 

 Gudiyada Dib u Heshiisiinta oo Shaqa Joojin Sameeyey
Ilaa iyo shalay ayaan xarumihii ay gudiyada dib u heshiisiinta shirka Eldoret ka shaqaynayeen cidi soo xaadirin kaddib markii ay dhamaan. GUJI

 

11 December 

 "Dowlada Itoobiya oo Rabta Inay Shika Eldoret Burburiso"
Sidaas waxaa yiri Jaamac Cali Jaamac oo SomaliTalk u waramayey isagoo jooga magaalada Eldoret, Kenya.. Waraysigii oo dhan  [Fahad]

 

10 December 

Maalinta Xuquuql Insaanka oo ldoret Xaflad Loogu Qabtay
xaflad lagu maamuusayey sanad guuradii 54 aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqiddii qaraarka caalamiga ah ee xuquuqda ayaa lagu qabtay Eldoret, taas oo... akhri GUJI

 

9 December 

Liiska Wufuuda Kuharaya Eldoret oo lasoo Bandhigay
Waxaa kale oo wararka Eldoret ee maant kamid ah
»» Gen. Gabyow oo jawaab ka bixiyey hadalkii Zenawi »»Madaxweyne Kuxineegnka Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay Eldoret.... akhri Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq. 

English Version: Puntland Press Releases. (on La Anod). Click here

 

7 December 

Hogaamiyo Kooxeedyo Walaac Kamuujiyey Baaqii Muqdisho
iyo Booliska Dalka Kenya oo Eldoret  xabsiga ugu taxaabay Saddex Soomaali ah oo ay ka waayeen sharcigii ay Kenya ku joogeen.... Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq. 

 

6 December 

"Cali Khaliif Galaydh ayaa faafiyey in Aabahay Xiriir La Lahaa Usaama,....
Al-Itixaad iyo Al-Islaax-na  waxay xiriir la leeyihiin  Alqacida" Sidaas waxaa yiri Xuseen Caydiid oo waraysi dheer oo SomaliTalk la yeesheen kaga hadlay arimo dhinacyo badan taabanaya. waraysigii oo dhan.. GUJI.. [Fahad Yaasiin] 

 

4 December 

Ergooyinka Shirka Eldoret oo La Dhimayo
Iyo Heshiis iyo go'aan kale oo maanta ay hogaamiya-yaasha Muqdisho ka soo saaren Eldoret.... GUJI....

 

3 December 

Dhibaatooyinka Xiligan Colaadaha Soo Gaarey Reer Banaadiriga
Ibraahim Maxameddeeq oo waraysi dheer la yeeshay qaybo kala duwan oo ka mid ah bulshada dadka reer Banaadiriga, waraysigiina wuxuu u dhacay sidan.... GUJI... 

 

2 December 

Mowliid Macaane oo SomaliTalk u Waramay Mowliid Macaane oo SomaliTalk u Waramay
"
Dadkayga soomaaliyeed hadday ii gartaan inaan u adeego diyaar baan u ahay, inaan qabto wixii ay ii dhiibtaan" Mowliid Macaane oo ka jawaabayey.... GUJI.. 

Baaq ay Hogaamiya yaasha Muqdisho kasoo Saareen Eldoret
iyo Mwangale oo Maanta la hadlay xubnaha gudiyada.. GUJI...

 

NOVEMBER 2002 

WARARKII NOVEMBER 2002 EE ELDORET
Dhammaadkii bishii November ayaa la bilaabay qaybta labaad ee shirka Eldoret, taas oo ku saabsan "... qorista iyo habaynta tiirarkii ay dawladda Soomaaliyeed isku taagi lahayd"  Ka akhri halkan -- GUJI http://www.somalitalk.com/eldoret/november.html 

 

OCTOBER 2002 

WARARKII OCTOBER 2002 EE ELDORET
 “Taxanaha wararkii bishii October ee shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee kasocda magaalada Eldoret ee dalka Kenya Ka akhri halkan -- GUJI . http://www.somalitalk.com/eldoret/october.html  

 

 

Rajo Qaranimo oo Shirka Eldoret ka Dhex Hilaacaysa -Faalo

Shirka ELdoret Marba Waji

 

HABARTII XAABADEEDA QAADI KARI WAYDAY EE TIRI XAABO KALE KU SOO DARA !!!
Allahayow nin Daacada ah, Allahayow nin daalin ah deeqdaada hawsimin
Allahayow Nin Daacad ah, Allahayow Nin Daalim ah Deeqdaada hawsimin
 

Qaabka & Habsami u socodka Shirka
 
ELDORET
»» QOLKA CHAT-KA ELDORET
»» ELDORET WAA MAGAALO SIDEE AH
MAQAALLO
. 10-70 jir Soomaaliyey Caqli Mee
WQ. Hassan Hersi darwiish

. Eldoret: Yaa Maali Jirey Maandeeq
WQ. Abdallah Moallim Mahamud (siyasi)

. Eldoret: isukeenkii Soomaali, mise
WQ.C/Raxman Abdishakur Warsame

. Eldoret nabadi maka soosocotaa
WQ. Cabdulwaaxid Khaliif

. Ha isasaxdo somali khaladkeeda
WQ. Axmed Maxamuud (Giire)

. Eldoret  Leeleel iyo Lugooyo
WQ. Samsam Ibraahim  

. Yaa Qabiil lagu Jiidankaraa, yaase
WQ. Haybe Y.  

. Eldoret yaa Kushiraya, Yaase..
WQ. Xassan Nuur

. Sidaan kuugu Lisay iiguma ha..
WQ. Canab Maxamud c/lle

. Bulshada Rayadka iyo nabadda.
WQ.C/Raxman Abdishakur Warsame

. Allahayow Niyada Somali rumee
WQ.Ibraahim Mhamud

. Habka IGAD: somalida ma'udanba
WQ. Axmed Maxamuud (Giire)

. 3 Oct Maalin Kuweyn Shacabka
WQ. Cumar Jamac Abtiile

 
DOOD
. Bogga Dood Furan
 
NEWS
. SOMALIS LATEST NEWS
. SOMALIA DAILY NEWS
. Som.NewsIndex | 2 | 3  
 
Sarifka
. Sarifka Lacagaha Adduunka  


Sponsored by: AMAL EXPRESS

 .
Siirada
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Casharro taxane ah. Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
Saxaabada
. HabNololeedkii Saxaabada
Casharro taxane ah. Wq. Ibraahim Saalax, Odense Denmark.
Qur'aan
. 114 Suuradood ee Quraan
. Tafsiir Afsoomaali -Qorahay
. Tafsiir Quraan - hnur
. Tafsiir Quraan -100soon
Salaadda
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Islam
. Macluumaadka Islaamka
. Waajibaadka Xajka
. Waajibaadka Zakada

Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved.