30 November
|
Wajigii
Labaad ee Shirka Eldoret oo si rasmi ah u Furmay "Wejiga
labaad ee shirku wuxuu ku saabsanaan doonaa qorista iyo habaynta tiirarkii ay
dawladda Soomaaliyeed isku taagi lahayd" sidaas waxaa yiri Mwangale oo
ah... GUJI... 30/11
|
27 November
|
Wufuuda
Shirka ELdoret oo Maanta Cuntadii loo diyaariyey kaddib
markii wufuudu aysan ilaa shalay wax cunto ah ka helin hoteelada ay deggan yihiin ayaa... GUJI..
|
26 November
|
Baaq
Kuwajahan Shirka ELdoret Baaqaas oo kasoo baxay Ururka waxgaradka Dhalinyarada Waamo
waxa uu ku bilaabmay.. GUJI..
|
25 November
|
Liisas
Iska Soo Horjeeda oo ay Beeluhu Gudbinayaan
Qabiilooyinka Soomaalida Eldoret ku shirsan ee
laga sugayey inay soo gudbiyaan liisaskii gudiyadii lixda ahaa ayaa.. GUJI...
|
24 November
|
G8
ma diidana Go'aankii Ergooyinka Qabiilka lagu saleeyey
Sidaas waxaa sheegay xoghayaha arrimaha dibedda
ee isbahaysiga Dooxada Jubba (JVA) Mr. Cabdirisaaq Khaliif Ashkir oo u
waramayey GUJI...
|
23 November
|
Midowga
Yurub oo Ku Hanjabay Joojinta Kharashka Shirka ELdoret Midowga Yurub oo Dumarka Soomaaliyeed
u ogolaaday in ay samaystaan guddi dhex dhexaadiya
siyaasiyiinta soomaalidu kolka ay is mari waayaan, tan oo
ay horay dumarku u codsadeen. ... Qabiilooyinka Daarood, Minority, Dir, Digil iyo Mirifle
oo sheegay inay Maalinta
Sabtida ah liisaskooda xubnaha gudiga shirka soo gudbin doonaan.
GUJI...
Sifaha
Siyaasiyiinta Soomaalida iyo
Siyaalaha ay u wada Hadlaan: Ibraahim
Maxameddeeq oo jawaab ka bixinaya su'aal laga weydiiyey siyaasiyiinta
Soomaaliyeed (eldoret) ayaa sheegay in.. GUJI...
|
22 November
|
Dr. Raajis oo Eldoret Ku Geeriyoodey Allah ha
u naxariistee Dr. maxamed Raajis Maxamed ayaa habeenkii Jimcada ku geeriyoodey
ELdoret
GUJI
|
20 November
|
DKG
oo Diidey Go'aankii Shalay iyo
Safarkii C/Laahi Yuusuf oo Dib u Dhacay:...
DKMG ah oo goor hore ku jirtey kooxaha u ololaynayey in
hab qabiil ergooyinka lagu qaybiyo ayaa hadda arintaas diidan GUJI...
|
19 November
|
Ergooyinkii
Shirka Eldoret oo Lagu Jaan Gooyey Hab Qabiil Ergada
oo laga dhigay 400 iyo xubnaha ka mid noqonaya gudiyada lixda ah oo tiradooda
guud laga dhigay 138 qof ayaa maanta lagu qaybiyey hab qabiil..... GUJI...
|
18 November
|
Qaar
Kamida Kooxihii G8 oo Wax Loo Kordhiyey Mr.
Elijah Mwangale kulan gaar ah oo uu la yeeshay Cismaan Caato, Qanyare, Col.
Barre Hiiraale iyo Cumar Finish ayuu ugu soo ban dhigay inay qaybsadaan 24 ergey....
Warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq 18/11
|
17 November
|
Bulshada
Caalamka oo Dadaal ugu Jira sidii shirka ELdoret Caqabada looga Saari lahaa:
In kastoo aan weli si rasmi ah loo soo
afjarin is mari waagii ka dhex taagnaa madaxda kooxaha ee ku saabsanaa sida loo
qaybsanayo ergooyinka wejiga labaad... Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq
|
15 November
|
IGAD oo sheegtay in talada ay la wareegayaan hadii soomaalidu ku heshiin waayaan qabinta ergooyinka.
Gudiga farsamada ee igad waxay warqad ay soo saareen ku adkaysanayaan 362
xubno ee tirada ergooyinka shirka soomaalida eldoret kuwaas oo laga dhex xulayo
93da.... IQRA.RADIO
|
14 November
|
Kooxihii
Maanta Shiray oo Codsaday in 38 Xubnood Lagudaro
Ergooyinka si loo siiyo kooxihii cabanayey .... shirar gooni-gooni
ah oo u
socda kooxaha .... Mr. Mwangale oo sheegay inuu shirku ismari waa culus wajahay
.... iyo saadaal in caqabadan goor dhow laga gudbi doono .. dhammaan ka akhri
Warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq
|
13 November
|
Rajada
Shirka Eldoret oo Sii Xumaaneysa
Keneya oo Dib ugu celisey ergadii inay Soomaalidu markale dib usoo Qaybsadaan
iyo Soomaalidii oo taas xalay ku heshiin weydey .iyo weliba iyadoo saakay
shirkii lagu kala dareeray kaddib markii..... Dhammaan ka akhri Warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq.
|
10 November
|
Awood
Qaybsiga Soomaaliya oo Laga Salayn doono hab Qabiil
Mr. Mwangale oocaddeeyey inuu wejiga labaad ee shirku ku saabsan yahay
arimo farsamo ... C/Laahi Yuusuf oo sheegay inta shirka kamaqan inay yihiin
kuwa carqalad wada ... Mr. Glen Warren oo beeniyey war ay Cismaan Caato iyo
Maxamed ... Qanyare u qabsadeen akhri
Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.
|
08 November
|
Warbixintii
Nov 8 ee Shirka Eldoret
Gudoomiyaha SANU Maxamed Cismaan Manye oo qabtay shir jaraa'id ... Haween
Soomaaliyeed oo kubanaan baxay Eldoret, Mawliid Macaani oo muujiyeyey cidda
uusan xulufada la ahayn... wararkan oo dhan ka akhri
Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq. 08/11
Go'aanka
kama Dambayta ah ee IGAD
Go'aankan kuma qanacsana dadka degaanka Jubooyinka iyo madaxdooda oo sheegaya
in ay tahay khalad bareer ah in kooxda BBC-da afka Soomaaligu u bixisay dooxada
Jubba la siiyo xubnaha degaankaas GUJI 08/11
|
07 November
|
Go'aan
Kasoobaxay Gudiga farsmada IGAD ee Shirka Eldoret
go’aankaas oo ergooyinka shirka
ka dhigay 362 iyo qaybintii xubnahii lixda gudina 93 xubnood..... Akhri
Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq.
|
06 November
|
Is-Mari-Waagii Shirka Eldoret oo Weli Taagan
Mr. Mwangale oo baabi'iyey
xubnihii ka socday bulshada rayidka ah iyo kooxaha oo Mwangale kacodsaday
inuu ugu daro 50
ergey Guji...
|
05 November
|
Shirka Eldoret oo maanta lagu kala yaacay lagana yaabo inuu burburo
Shirkii maanta
uga socday siyaasiyiinta soomaaliyeed magaalada Eldoret ayaa Guji...
|
04 November
|
Rajo
Qaranimo oo Shirka Eldoret ka Dhex Hilaacaysa -Faalo
»» Ibraahim
Maxameddeeq
Is-Maan-Dhaaf ka Dhacay Shirkii Eldoret
Middi-middi ku taag iyo is
mariwaa laysku maan dhaafay ayaa maanta dhex maray madaxda kooxaha siyaasadda.. »»
Akhri
warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 04/11
Sheekh
Aadan Madoobe, Waraysi
weriyaha somalitalk ee shirka Eldoret Ibraahim Maxameddeeq ayaa
waraysi dhinacyo badan leh la yeeshay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)
»» Waraysigii
oo dhan 04/11
|
03 November
|
Baaq
Wadajir ah: Yalaxow & Cumar Filish kasoo saareen Eldoret shir
ey isugu yimaadeen Beesha Daa’uud ee jooga magaalada Eldoret ayaa looga wada
hadlay sidii.. GUJI
|
02 November
|
Dhismaha Gudiyadii Shirka Eldoret oo la Guda Galay
shir ay isugu yimaadeen gudiga
farsamaada Igad iyo madaxda kooxaha soomaalida oo looga wada hadlayey
dhisida gudiyadan ayaa lagusoo bandhigay inuu halkii gudiba ka koobnaado 15
xubnood taas oo tirada guud ee gudiyada ka dhigaysa 90 xubnood. Dhamaan Ka akhri
warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq
|
01 November
|
Aden
Madoobe iyo Cali Marguus oo
kusoo biiray Shirka Eldoret.... IQRA
|
OCTOBER 2002
|
WARARKII
OCTOBER 2002 EE ELDORET
“Taxanaha wararkii bishii October ee
shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee kasocda magaalada Eldoret ee dalka
Kenya Ka akhri halkan
-- GUJI
|