Codadka
iyo Video Ku Saabsan Heshiiska Is-Afgarad ee Ku Saabsan Badda ee Dhex maray
DFKMG iyo Kenya....
Kulankii
Golaha Baarlamaanka KMG ee Looga Hadli Lahaa Arrimaha Heshiiskii Badda oo
"Koronto La'aan u Baaqday"
Sidaas waxaa SomaliTalk.com u sheegay Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee
Baarlamaanka KMG ah, Cismaan Cilmi Boqore....
Akhri... June 15, 2009

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo Shaaca ka Qaaday
in Heshiiskii Dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya uu Ku Saabsan yahay Xadayn
Badaha...
iyo in Isniinta June 15, 2009 uu Baarlamaanku ka doodi doono heshiiskaas..
Akhris/Dhegeysi
Walad
Cabdalla oo sheegay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka
Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay... waa akhbaartii hore loo sheegay in uu
isagu bilowgeeda lahaa... iyo in shirkadda batroolka Norway ay..
Video/Akhris
Faarax
Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad..
iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran
Dhuleedka...: Admiral Faarax Qare oo Sheegay in Bedka Badda Soomaaliya yahay
2,000,000 km2, Xuduudda Baddeenuna ay Caddahay....
Akhri/Daawo

Sh.
Aaden Madoobe oo Sheegay in Baarlamaanka DFKMG yeelan doono kulan ku saabsan
Heshiiska is-afgarad
"Guddoomiyaha
Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe, ayaa sheegay in xildhibaanno ay mooshin
ka keeneen in laga hadlo is af garadkii dhawaan dhexmaray Kenya iyo
Soomaaliya" waraysi uu siiyey Yuusuf Garaad....
Dhegeyso
ama soo
rogo (mp3)
Dowlada
KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya
Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay
"Waa run (Kenya) badda Soomaaliya khalad bay ka gelayaan oo waa soo
gelayaan." "Waa RUN iyada hadda xarriijinta ay samaysay ee hadda map-yada
addunyada la soo geliyey kii (Kenya) wuu ka soo durkoo toos ayuu u socdaa,"
Prof. Ibbi Akhri/Daawo...
