SIYAASIGA SOOMAALIGA AH AMMAAN MA MUDAN YAHAY
Waa qaybtii 2ad ee taxanihii Siyaasadda ee Fahad
Yaasiin
Guji July 30
Zakariye oo
Kordhiyey Ololihiisa Doorashada
Zakaria Mohamud Haji Abdi oo kamid ah
musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in....
Guji.. July 29
20 Jir Loo Xiray Dilkii Axmed Xuseen
Qareenada u doodaya marxuumka ayaa sheegay in..
GUJI... July
29
Kooxdii Ingiriiska
oo Guul darro la hoyatey
Denmark oo markale loo awood sheegtay
Cayaaraha Som Yurub
KOORSO "C PROGRAMMING" AH
Waa casharo taxane ah oo kusaabsan sidii
aad u samayn lahayd barnaamijyada ay kamid yihiin
Guji
Inj. Soomaaliyeed
oo Lagu Afduubay Xamar
Madaxa shirkada dhismaha ee EAMECO, Inj. C/Rashiid
(Shiikhaalow) ayaa laga afduubay gurigiisa oo kuyaal suuqa xoolaha Muqdisho
Guji
Shirkadaha Dahabshiil iyo Daallo Airlines:
Garwadeen dhaqaale oo bogaadin iyo ku-dayashaba mudan
Guji...
Tantarnka Kubadda
Cagta ee Soomaalida Yurub
Kooxdii Denmark oo goolal tirro badan dhabarka
loo saaray
Guji
WEYDIIMO AAN JAWAABO U WAAYAY
Waa su'aalo London, UK ku dhexmaray Ibraahim
Saalax iyo nin reer Iceland ah
Guji...
KENYA: GUUR KII
UGU YAABKA BADNAA
Haweeney 67 jir iyo wiil 25 jir guurkoodii oo
hoyaadii wiilka dhashay markey maqashay u geeriyootey dhiig kar...
Guji... July
25
Jawaab Kusocota
Afhayeenka Moorgan (Ex. SRRC)
Liibaan oo ka jawaabayey warsaxaafadeedkii
CabdiBarre ayaa.Guji..
25/7
SHIRKA NAIROBI SIDEE LOOGA ARKAA SOOMAALIYA & CAALAMKA?
Faalada toddobaadka: Ahmed Sheekh Abdullahi,
Norway,
Guji... July
24
Cadow oo Ka hadlay
Qorshihiisa Doorashada
C/Laahi Axmed Cadow oo kamid ah musharaxiinta
Madaxweyanaha Soomaliya ayaa sheegay in....
Guji...
Taageeradii Loo hayey Bush, Blair & Howard oo
wax iska bedelay: warbixin kusaabsan tirakoob
wargeysyada
Guji...
Codsi
Kayimid Waalidka C/Laahi Maxamed
waa wiilka yar ee aan xakamayn karayn kaadida..
Guji. July 23
Shabakado Caadaystay Been
kasheega Moorgan
Warsaxaafadeed kasoo
baxay afhayeenka SRRC ee W/A ayaa
Guji...
Wararkii Ogaadeenya ee Maanta
Seyoum Mesfin oo loodiiday Lacag uu
Bangiga Switzerland Dhigtay
GUJI
»
ABAALKA MADHIBAANKU KU LEEYAHAY SOOMAALIDA
[Eelay]
JIDKA DHEER EE AAN USOO MAREY MARKII AAN SOO GALAYEY
waa taxane cusub - gabar soo gashay Islaamka -
Guji..
[Alhassan]
Joojinta dagaallada "Beydhaba"
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha wadatashiga Soomaaliya..
Guji...
Shirweynaha Beesha kaskiqabe
warbixintii shirkan oo ka dhacay Sweden....
ka akhri halkan
July 22
TAHNIYAD: AROOSKA
Dr. C/LAAHI & FARDOWSA
Hoteelka
Panorama ee Bosaso
Guji....
»
DHABTA IYO DHALANTEEDKA HABKA FEDERAALKA
[M. Dalmar]
»
MAQAALADII TODDOBADKAN GUJI HALKAN
David Kelly - Xaqiiq Weli Dahsoon
Ma ahayn keliya khabiir hubka ah oo ka soo
shaqeeyay Iraq, booqdayna Baqdaad in ka badan 40 jeer, balse ....
Maqaalkii Ikraam
Jawaab Kulul oo
Lasiiyey SPR
Axmed Guushaa cali ayaa jawaab SPR ku bilaabay
in....
Guji... July
20
War-saxaafadeedyo
Kusaabsan Soomaaliya
War-saxaafadeedyayadaas oo kasoo baxay Midowga Yurub, Golaha Ammaanka iyo Kenya
ayaa sheegay in....
GUJI....
Dumarka Somaliyeed: Doorkoodii shalay iyo maanta
Gabdhaha Soomaaliyeed sidii ay ahaan
jireen iyo sida hadda ay
Guji...
Xaaladda Adag ee Lasoo
Gudboonaatey Ciidanka USA
Ciraaq: Waxaa maalmahan isa soo
taraya cabbashada is daba joogga ah ee ka imaanaya ciidamada mareekanka ah ee
jooga Ciraaq
Guji..
Heshiis Dhexmaray
Maqaabul iyo Shiikhaal aw Qudub
Shir ay labadaas beelood ku yeesheen Nairobi ayaa
waxaa
Guji...
Qurbajooga SL oo
Taageeray Heshiiskii Afbarwaaqo
Qurbajooga Somaliland waxay soo dhoweynayaan in
Guji...
Mushkiladaha Haysta Soomaalida
Qurbaha
Waa qaybtii 7aad oo
maanta kusaabsan dhallinyarada Qurbaha
Guji...
Siyaasiga Soomaaliga ah Ammaan ma
mudan yahay
waa taxane cusub oo oo soo tebin doono Fahad
Yaasiin
GUJI... July 17
C/Qaasim oo
Xasan Abshir Ergo U Diray
Tani waxay
ka dambeysey kaddib markii dawlada Kenya ay C/Qaaim u sheegtay in haddii uu
shirka ka tago ay..
Warbixintii Ibrahim Max'deeq
»
Hiilada Dalkaagu Waa Ma Huraan
[Dr. Saciid Ciise]
3-Bilood-Jir
Caloosha ka Kaadinaya
Waa wiil Soomaaliyeed oo dhibane ah,
waxana uu u baahan yahay gargaar degdega, dhaqaatiirta Muqdisho waxey sheegeen
in aan waxba Xamar looga qaban Karin ...GUJI...
July 16
MURIIDI
GOLF IYO MUSHARAXNIMADIISA
C/Qaadir Suufi oo ku magac dheer 'Muriidi
Golf' warbixin kusaabsan musharaxnimadiisa oo uu soo diyaariyey Ibraahim Maxameddeeq
Ka akhri Halkan...
July 16
Jabkii CCGI oo Sii kordhaya
iyo Abdirashiid Duulane oo Xilkii Laga
Xayuubiyey
Wararkii Xoriyo
Falalka Takoorka Muslimiinta America oo kordhay Sanadkii 2002
Guddiga xiriirka Muslimiinta America
ayaa daboolka ka qaaday ineey keydiyeen koror lagu qiyaasay 15% falal takoor ah
oo
GUJI....
July 15
Xasan Abshir &
Deerow halaga Saaro Shirka
Sidaas waxaa dalbaday M.Cabdi Yuusuf iyo Cali
Baashi oo Katirsan DKG, laakiin taas waxaa diidey maamulka shirka Nairobi oo..
GUJI... July 14
Xuquuqda ay Isku
Leeyihiin Labada Isqaba
waa qaybtii 10aad ee Dhismaha Qoyska Muslimka ah...
GUJI....
July 14
Dhex-dhexaadin
Soomaaliya & Itoobiya
Kenya ayaa sheegtay inay dhexdhexaadineyso arintan oo..
GUJI July 13
Prof. Samatar oo
Eedeeyey
Kiblagat
waa "in la helo shaqsi
hoggamiya shirka oo la bedelo Kiblagat"..
GUJI..
Ciidamada
Nabad-Ilaalinta ee Soomaaliya
oo ay kaalmo u raadineyso Dawlada Kenya
GUJI.. [Ibrahim
Max'dDeeq]
Kulan Islaami ah oo ka Dhacaya Leicester,
UK
Kulankan oo ay agaasimeen Soomaalida Leicester.
GUJI. [Salaaxudiin]
Booliiska Nairobi
oo Soo Laba Kacleeyey
Booliiska Xaafada Islii oo Dhowaanahan
Laga nastay ayaa..
GUJI July 12
Somaliland Waxay Doonaysaa Soomaaliweyn
Somaliland waxay mudo dheer higsanaysay
midnimadda
Guji
[Quruurux]
Waa Tuma Wasiirada
cusub ee Arrimaha Dibadda SL
ka akhri faaladii abdiaziz ahmed
mousa....
GUJI...
July 12
Tarzan iyo Eng. Yarisow oo
la kulmay David
Bell
oo ah u qaabilsanaha arrimaha Somaliya ee
Dowladda UK...GUJI
july 12
Baaq Nabadeed oo ku
wajahan Dagaalka Mudug
Bayaankan oo ay ku saxiixan yihiin 13 aqoon yahay
ayaa
GUJI
Joojinta Dagaallada ka soo cusboonaaday
Baaq kasoo baxay golaha wadatashiga Soomaaliyeed... GUJI july 12
Jwxo oo Ka Qayb Gashay Shir Sanadeedkii Israaca
Wararki Radio Xoriyo....
GUJI...
SOOMAALI
LAGU TOOGTEY MINNEAPOLIS
Axmed Xuseen Axmed oo ahaa 38-jir Soomaaliyeed
ayaa lagu dhex toogtey gaari Taxi uu wadey.......
GUJI... july
10
Codsigii Kusocdey
Kibaki oo Afsoomaali Lagu Tarjumey
Codsigaas oo kusoo baxay Nation waxay foosiya..
GUJI... july
10
Tarab-tarab-u-dile Siyaasadeed Doorasho ma leeyahay?
Qoraal kasoo baxay SPR oo jawaab u ahaa qoraalkii....
GUJI... July 9
BAAQ KU WAJAHAN DAGAALKA AFBARWAAQO
ugu yaraan 28 qof ayaa ku geeriyoodey Afbarwaaqo,
GUJI... July 9
CUDURKA JABTADA
Waxa uu yahay, siyaabaha lagu kala qaado, xakmeyntiisa iyo ka hortagiisa... waa qaybtii 4aad ee wacyigelinta caafimaadka
GUJI
July 8
Baaq: Ardayda Somaliland ee
Karachi Xus Masamayn
Qoraal ay ku saxiixan yihiin arday gaareysa
ilaa...
GUJI...
DHAWAAQII C/QAASIM OO AY XASAN ABSHIR IYO DEEROW GANAFKA KU DHUFTEEN
Shir jaraa'id oo ay Nairobi ku qabteen Xasan Abshir iyo Deerow ayey ku sheegeen
in ay....Akhri
Warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq July 7
1da Luulyo iyo
Soomaalida OREGON, USA
Warbixintii uu Cabdallah Maxamed kasoo tebiyey
Portland
GUJI...
SPR Haka Waantoobaan War
aysan Cadayn u Hayn
Tayib Cabdishakuur oo jawaab kulul u
diray SPR ayaa sheegay in
GUJI
Maxay Ku Doorteen Islaamka?
"Waxaan ahaa mid wax tabeyey had iyo goor, weligeyna waan aaminsanaa inuu jirro
Ilaahey oo keliya"
Ismail
Sandstad July 7 [Ikram]
DKG Waa in ay Bixisaa Cudurdaar iyo Magdhaw
Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka idaacada
Banaadir..
GUJI..
Warsaxaafadeed: Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed
Wax la aqbali karo ma aha in......
GUJI
July 7
1da Luulyo iyo
Soomaalida Italy
Warbixintii uu Khaalid X. Cali kasoo tebiyey
Rooma
GUJI...
1da Luulyo iyo
Soomaalida NewZealand
Warbixintii uu Maxamuud Daar kasoo tebiyey
Wellington
Guji...
1da Luulyo iyo
Soomalida Pakistan
Warbixintii uu Axmed Ugaas kasoo tebiyey Karachi
Guji...
Cambaarayn Dilkii Loo Geystey Dr. Xuseen M. Nuur
Qoraal kasoo baxay ururuka wadatashiga
Soomaaliyeed ayaa..
GUJI...
Mustaqbalka Qaranka Soomaaliyeed oo go'aan
khiyaameysan laga gaaray maanta..... akhri warbixintii Yarisow
July 5
Cumar Finish oo la kulmay Qaar kamid ah Som. UK
Warbixin kusaabsan kulankaas oo ka dhacay
Nairobi....
Guji... July 5
CCGI oo Gunooyinkay Ogaadeenya ku Qaadan Jireen laga yareeyey
Wararkii Radio Xoriyo
ka akhri
halklan
DIGNIIN: HALIS KUSOO FOOL LEH WEBSITE-YADA
shufto alagayaabo in weerar soo qaadaan July 6....
GUJI
Bishaaro: Website Cusub ee
Masjidka Khaalid Bin Waliid
Masaajidka Khalid Bin Al-Walid uu tifatiray web-site-kiisii
GUJI
July 4
Hablayadii Madaxweynaha
Jwxo ee Maalmaha Xoriyada
iyo wararkii kale ee radio Xoriyo...
Guji halkan
Dr. Xuseen Maxamed
Nuur oo La Toogtey
Waxaa Muqdisho lagu diley dhakhtar caan ah
oo ay walaalo ahaayeen Shaatiguduud, waxaana dhakhtarka toogtey......
Guji...
Afhayeenka SRRC ee
W/A oo Eedayn usoo jeediyey
BBC-da Afka Soomaaliga, Kooxda Carta, G8, Caato,
iyo Qanyare GUJI..
Wararka ugu Waaweyn ee Shirka Dib-u-Heshiisiinta
Waxaa kamid ah in mudada jiritaanka
baarlamaannku ay
noqoto 4 sano
Safiirka Italy ee Soomaaliya oo Nairobi ku qaabilay
Mas’uuliyiin ka mid ah jaaliyadda soomaaliyeed ee
U.K.
GUJI
July 2
Af-qalaad Aqoontu Miyaa?
Maxaa keenay in dadka Soomaaliyeed ay afkoodii hooyo kadoor bidaan afaf qalaad?
GUJI... July 2
Qoraalkii
1da Luulyo ee Golaha Wadatashiga Somaliyed
1da Luulyo Madaxbanaanidii iyo Midnimadii
Gobollada waqooyi iyo koofur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya
GUJI...
1'da Luulyo oo Nairobi Siweyn Looga Xusay
SHEEKH AADAN MADOOBE: “Talada banaanka aan soo dhigno”
COL.C/LLAAHI YUUSUF: “Waxa la isku hayo ma idiin sheegaa?”
CADDOW: “Meel aan u noqonaa nagama horaayaso”
KIPLIGAT: “Kenya ayaa ugu hor aqoonsanaysa
dawladda dhalata”
Dhammaan ka akhri warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq
SPR, Wiilka Qora iyo Odeyga ka dambeeya!
Jawaab Qoraalkii SPR ee Dacwad-suge...
GUJI...
[Miicaad]
XUSEEN
CAYDIID (WARAYSI):
Ibraahim Maxameddeeq ayaa waraysi dheer la
yeeshay Eng. Xuseen Caydiid, waxaana waraysigii u dhacay sidan:
GUJI...
» SOMALIDA XORTA AH IYO HALGANKA OGADENYA
» WALINIMADA GOORMAA LABIXIYAA?
WARBIXIN:
CEELKA GAACA
"Gaaca" waa ceel biyuhu ka dhacaan Gu' iyo
Jiilaalba oo ku yaal 31Km Koonfur Bari ee Bosaaso.. Akhri warbixintii Dhollowaa...
GUJI...
WARARKA
KALE EE JUNE ... GUJI
APRIL
| MARCH
| FEBRUARY
| JANUARY
| DECEMBER
| NOVEMBER
|
OCTOBER
| SEPTEMBER
|
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
800x600 waa Shaashada boggan EEG
NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA
|