| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» JUNE   Tue, July 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE SHIRKA NAIROBI
Ka akhri warbixintii Ibraahim.Maxameddeeq

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo Lakulmay Safiirka Masar
Nairobi: Aqoon yahanadaas oo kayimid London, UK ayaa.... Guji...

Warqadii uu Cabdullaahi Warfaa u Diray IGAD
Musharaxa cusub ee doorashada madaxweynanimada ayaa.... GUJI...

Dagaallo Dhex maray CWXO iyo Ciidanka Itoobiya
ka akhri wararkii radio Xoriyo.... GUJI....

LACAGTII TIGIDHADA CARRUURTA OO LABIXIYEY
Waxaa bixiyey Soomaaliyeed oo Jooga Dubai oo GUJI... June 27

Hambalyo maalinta 26ka juun
Golaha wadatashiga Soomaaliyeed ayaa...
GUJI...

Amal Plaza oo Joojiyey Qabashada Saamiyada Cusub
Waxannu Umadda Somaliyed ku wargalinaynaa in Mashruucii Horumarinta ganacsiga Soomaliyeed ee Amal Plaza uu. GUJI.. June 26

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo Lashiray Kiplagat
Aqoon yahanadaas oo kayimid London, UK ayaa... GUJI... June 24

Kulanka Baro Xuquuqdaada
Arimaha cusub ee dadka Asylumka qaadanaya Green Card ayaa.. GUJI..

Markaz Cusub oo Laga Furay Muqdisho
Gaar ahaan dagmada Hodan xaafadda kaasa bal balaare ayaa...GUJI...

Waxaa lasoo gaarey Dhismihii Dowlada Soomaaliyeed
Maxamuud Wardheere oo qoraal kasoo saaray arimaha.. GUJI...

WARARKII RADIO XORIYO EE JUNE 24
Wafti balaadhan oo kormeer ku maraya Maraykanka..
GUJI...

Qaarada Africa iyo Gumaystayaashii Taabay
Waa qaybtii 2aad ee qoraaladii taariikhda Afrika ee Axmed iid June 24

Cudurka Sonkorowga (diabetes)
waxa uu yahay, waxa keena, inta qeybood oo uu qeybsamo iyo Calaamadihiisa ka akhri Qormada sadeexaad ee Caafimaadka

Kaah Express Finland oo heshay Shatiga Xawilaadda
Shirkda xawaalada Kaah ayaa shaaca ka qaaday in.. GUJI.. June 22

Itoobiya oo Hub cusub soo gadanaysa
iyo Maamulka Jigjiga oo madaxa laysu galiyay Guji...

Maxeey Ardayda Jamacadaha Minnesota
ka yiraahdeen Labada Axdi ee Shirka Nairobi? Guji. June 20

Cambaareyn Dusha Looga Tuuray Nidaamka 
Federaalka ee Loo soo wado Soomaaliya... Guji... June 19

Jaamac Cali Jaamac oo oo Isu Sharaxay Madaxweynaha Soomaaliya
Waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed.. Guji.. June 19

Itoobiya oo Qandaraas ku bixisay shidaalka Ogadenya
ka akhri wararka Radio Xoriyo...

Copyright iyo Islaamku waxa uu ka qabo 
iyo shariciyada caalamiga ah iyo kuwa dowladahaba waxa eey ka qabaan dhowrista xuquuqda minguurinta qoraallada.. waa cilmi baaris dheer oo... Guji.. June 18

Sweden oo Martigelineysa Shirweyne Caalami ah 
Shirkaas oo looga hadli doono argagixisada waxaa..... Guji...  June 17

Shirka 2aad ee Dalalka Adduunka ugu Horumarka Liita 
oo ay Soomaaliya ka qayb gashay.... Warbixintii  Cabdicasiis Axmed 

Farqiga u Dhexeeya Ummi iyo Jaahil 
Faaladii toddobaadka ee Xassan Nuur Guji... June 15

Shirweynahii 9aad ee Soomaalida Ogaadeeniya
Shirweyna oo qabsoomayaa June 27-29 ayaa waxaa... Guji...

Itoobiya oo Afrika ugu maxaabiis badan
& Dhakhaatiir badan oo shaqooyinkoodii laga caydhiyay  xoriyo..

37 Arday Soomaaliyeed oo Ka Qalinjebiyey Dugsiyada Atlanta
»»tiradaas oo ka badan tii sanadkii hore oo ahayd 19 arday »»iyo Habeenkii Warbashada Soomaalida Atlanta oo xiiso badan lahaa... Guji.. June 13

Mareykanka oo masaafurinaya Qaali hore oo Soomaaliyeed
Cabdi Cali Nur Max'ed oo loo yiqiin (Qaali Nuur) oo ahaan jirey qaali xiligii xukuumadii Siyaad Bare ayaa..
Guji June 13

Soomaali Reer Minnesota ah oo Gaaloobey 
Axmed Max'ed oo 38 jir ah oo u dhashay soomaali, hadase haysata dhalasha Maraykanka ayaa.... Guji... 

Galaydh oo si Kulul u Dhaleeceeyey Itoobiya
Cali Khaliif oo booqasho ugu tegey Soomaalida Portaland, Oregon, ayaa sheegay in Itoobiya u tafa xaydatay in aan dowladi ka dhalan dhulka Soomaliyeed Guji  June 12

Waxyeeladii fatahaada Wabiga Shabeele oo sii korodhay
& Itoobiya oo noqotay Xarunta dhexe ee qaybinta Maandooriyaha Xoriyo

Madaxweynino mise Wasiirka Koowaad? 
Musharixiinta Madaxweynenimada way degdegeen Guji June 10

Ardayda Soomaaliyeed ee ka Qalin Jebiyey Dugsiga Sare ee Edison
Minneapolis: Maanta waxay ardayda Soomaaliyeed ee reer Minnesota u ahayd maalin farxad ah maadaam ay... Guji June 9

Khilaafkii DKM oo Lasoo Af Jaray
C/Qaasina waxa uu imanayaa Shirka Kenya
Sidaas waxaa sheegay Ra'iisul wasaaraha DKM, Xasan Abshir, Guji 8/6/3

Taajir Reer Djibouti ah oo Ugu Baaqay Ganacsatada Reer Somaliland in ay wax ka Iibsadaan Ganacsatadda Reer Djibouti Guji

Djibouti Oo isku Diyaarinaysa In ay Noqoto Singapore-ta Afrika: Warbixintii Cabdicasiis Axmed Muusa Guji  June 8

DUX LA'AANTA DAWLADDA CUSUB EE RIYAALE
iyo dibin daabyada dadweynaha ... Guji June 7

Maalinta Degaanka Dunida iyo Degaanka Dalkeenna
Waxaa soo diyaariyey Abdullahi Elmi M Guji June 6

Maxey ku doorteen Islaamka?
Qaybtii 2aad ee taxanihii qoraaladii Ikraam Guji... June 5

Aadan Gabyoow oo  ku Geriyooday Nairobi 
Marxuum aadan cabdulahi nuur gabyoow ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka nairobi ee dalka kenya, kadib markii.. Guji... June 4

Buuq ka taagan Maamulka Jijiga 
Buuqaas oo ka dhashay sharci sheegaya in uusan wax xil ah halkaas ka qaban karin  cid ka soo shaqaysay wadanka Soomaaliya Xoriyo 

CUDURKA KOLEERAHA
Qaybtii 2aad ee Wacyigelinta Caafimaadka Guji

BEEN ABUURKA IYO MOORA DUUGA TAARIIKHDA BOONTA
& Sababaha ugu weyn ee keena Takoorka  Guji  June 3

Hadashay, laakiinse waxba maadan kordhin!
Jawaab qoraalkii Ceynte Guji...

Tartanka Madaxweynanimada Soomaaliya
iyo tayada tartamayaasha: waa link saxda ah ee faaladii C/Raxmaan Ceynte.... Guji  

QUURSIGU QIIL MA LEE YAHAY
Shir aad loo soo agaasimey oo ay soo qabanqaabiyeen ardayda Soomaaliyeed ee waxkabarta Jaamacada Minnesota ayaa sabtidii lagu qabtay Minneapolis, kaas oo ... GUJI... June 2

wiilWiilkii ku Dhashay Calooshiisa oo Dibada Taal oo Qalliin Kaddib Caafimaaday
AUSTRALIA: Cumar yare waxaa waalidkiis dib loogu celindoonaa July 21, aad ayuuna u caafimaad qabaa kaddib markii lagu sameeyey qalliino kala duwan GUJI... June 1, 2003

Baaq Kasoo Baxay Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed
Joojinta Afuubyada sida naxariista daran loogu hayo qeybo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed  Guji... June 1

Waraqad Furan Oo ku Socta, Kulmiye &Udub
Faaladii Siciid Cali Axmed Guji... June 1

Wafti Reer Somaliland ah oo Booqday K/Afrika
Warbixintii Saeed Cabid Maxamed Guji... June 1

RA'YI: Sidee u aragtaa Websiteyada Soomaaliyeed
XORIYO:
Kaligii taliye Meles oo wakhtigiisii dhamaaday

 Maxaa SomaliTalk iigu soo bixiweydey may 28

WARARKA KALE EE MAY ... GUJI 


  APRIL | MARCH | FEBRUARY | JANUARY | DECEMBERNOVEMBER | OCTOBER | SEPTEMBER  AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

.. 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.