Guddoomiyaha
Gobolka Sool ayaa Sheegay
in Hay'adaha Qaramada Midoobey ay gobolka
ka hawlgalaan iyagoo hoos yimaada Dowlad Goboleedka Puntland...
Radio Lascaanod
Aug 31
Jiha Wareerinta
Koox Yar oo ah Bulshada Rayidka
waa warsaxaafadeed kasoo baxay Dr. Ibrahim Maalim
Mohamed Aug 31
18-Jir Reer Minnesota ah oo Loo Xiray
Viruskii Blaster
Wiilkan oo faafiyey Varuskii khasaaraha weyn geystey ayaa...
Guji..
Xasan Jaamici oo
Loo Magcaabay Xubin Kanoqoqshada
Gudiga latalinta Minnesota ee "U.S.
Commission on Civil Rights".
Guji..
Been Abuurka Boorama ee Qoraalkii Diridhaba
Warka magaalada laga soo sheegay oo ah mid aan....
Guji..
Aug 30
Aabe Soomaaliyeed oo Codsi u Diray DGPL
Aabe dhalay mid ka mid ahaa dadkii
lagu tuuray xeebaha yemen
Guji..
WARARKA OGAADEENYA
EE RADIO XORIYO
Ciidanka Cadawga Gumaysiga Itoobiya oo...
Guji...
Australia: Wasiirka Waxbarshada ee DGPL
iyo Weftigii uu hogaaminayey ee Jaamacada Bariga Afrika oo weli booqanay xarumo
waxbarsho
Guji...
"George Bush Abdul Kader Faris"
Waa wiil ku dhashay Ciraaq oo aabihiis iyo
hooyadiis ay ugu magac dareen Madaxweynaha Maraykanka ayagoo sheegay in..
Guji.. Aug 29
Soomaalida Sweden iyo u coddeynta lacagta euro-da
Qaybtii 3aad ee qoraaladii dhaqaalaha...
C/Risaaq Maxamed
Aug 28
KHATAR HOR LEH OO KU SOO FOODLEH MADAXBANAANIDA SL
Dhambaalkii: Maxamed Cabdi "Diridhaba"...
Guji...
Aug 28
Sharci Cusub oo
Lagu Soo Rogey Canada Passport
"Lama Ogola Dhoola Cadaynta", waase la ogol yahay
Khimaarka..
Guji..
Dabeecadaha Ragga ee Dumarku Sheegeen
»
Sheekadii
11 Gabdhood
oo Isdhaarsaday..
Guji...
»BOORAMA:
AROOSYADA OO LOO BEDELEY GELINKA HORE
[Diridhaba]
Ma wixii Xunba Xaawaa Leh:
"Qaraxii Bombay waxa ka Danbeeyay Muslimiin"
warbaahinta India
Guji..
»
XUQUUQDA HAWEENTA LAGU LEEYAHAY
casharkii 13aad ee Dhismaha Qoyska Muslimka..
Guji..
Aug 26
War saxaafadeed
Wadajir ah: ONLF, OLF & SLF
iyo wararkii kale ee Ogaadeenya...
Xoriyo...
Iskuulka Axmed Gurey Miyaa Ka dambeeyey..
Dilkii Sacdiyo Ibraahim: Warbixintii Abdirizak adam dalmar..
Guji...
45 Soomaali iyo
Itoobiyaan ah oo Looga Cabsi Qabo in ay ku Dhinteen Badda Yemen
Kaddib markii Khasab looga daadiyey doontii
ay saaraayeen..
Guji..
Prof. Abiib oo u
Gafey Dumarka Musliinta ee Xijaaban
iyo Guud ahaan Diinta Islaamka:
Jawaabtii Xaamud Cali Guji..
Kulankii Soomaalida
& Qaar Kamida Madaxda MPLS
Minnesota: Warbixintii Maxamuud Wardheere...
Guji...
Aug 25
Baaq Kasoo Baxay Dalladda Culimada Soomaaliyeed
Baaqaas oo ku wajahan Shirka kooxaha Soomaaliyeed
Guji...
Aug 25
Wararka Dunida Islaamka ee Maanta
Tarjumadii Axmed-haadi...
Guji...
Aug 25
Ururka Aabbayaasha Soomaaliyeed ee Ottawa
Iyo
Booqashadii Dr. Georgi Kapchits: Warbixin..
Guji... Aug
24
Siminaarkii Imaam AlBukhaari oo Lasoo
Gabagabeeyey
MUQDISHO: Aqoon Kororsigaas oo
loogu talo galay in..
Guji...
AMAL EXPRESS MA KALA JABIN
OTTAWA: Macaamiisha Amal Express waxaa
lagu wargelinayaa..
Guji...
Midowga Yurub oo
Dhisya Wado IskuXirta Itobiya iyo SL
Waa wado 887 Km ah oo isku xirta
Berbera iyo Togwajaale..
Guji...
23/8
Waftigii Kasocdey Jaamacada Boosaaso
iyo Wasaaradda Waxbarashada DGPL oo si weyn loogu soo dhoweeyey Australia
Warbixin.. GUJI
»
MADAX WEYNE KU XIGEENKII KENYA OO GEERIIYOODAY
WARARKII OGAADEENYA
EE RADIO XORIYO
» Ka akhri halkan.....
Guji....
PL oo Soo
Dhoweyneysa Idaacadaha Xamar
Wasiir kuxigeenka warfaafinta Puntland
ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan idaacadaha Muqdisho ee ka hadlaya hawada
PL..
Guji...
25-jir Loo Xiray
Dilkii Maxamed A. Saalax
Waxaa xabsiga loo taxaabay ninkii taxi-wadiha
Soomaaliyeed ku diley magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, USA..
Guji...
Dhibaatooyinka
BBCda Af-Soomaaligu
ku hayso xoriyad doonka Soomaalida Ogaadeenya iyo Guud ahaanba Dadka Soomaaliyeed...
Guji...
[Nuur Liibaan] Aug 21
Shirkii Soomaalida
oo Dib Loo Furay
» Somaliland oo la sheegay in ay
kasoo qayb galayso shirka
» C/Qaasim oo lagu soo waramay in uu dalbaday bedelaada Kiplagat
» Banaadiriga oo ka cawday kelmedda "Others"
» Doodii Axdiga Qaranka oo markale bilaabatay
Dhammaan ka akhri halkan...Guji
Sannad Guuradii
19aad ee JWXO
iyo wararkii kale ee Ogaadeenya...
Guji...
Gees Ma is Casiley Mase Xilka Waa Laga Xayuubiyey
Warar kala duwan oo ka imanaya
Somaliland ayaa...
Guji...
Aug 19
Kulankii Riyaale, Siilaanyo iyo Waraabe
Maxaa Ka Soo Baxay?: ka akhri warbixintii Asad cadaani..
Guji..
Aug 19
Kulan Diineedkii 2aad
ee Soomaalida W/Ameerika
oo cinwaankiisu yahay: "Sidee Looga
Baxaa Fidnada" ayaa Agoosto 30keeda ka bilaaban doona Columbus, Ohio...
Guji...
Xaalada Magaalada Laascaanood:-
Degaanka, dhaqaalaha, nabadgeliyada iyo guud
ahaan horumarka Laascaanood ka akhri warbixintii
Asad Cadaani
Sannad-Guuro Dilkii Suldaan Hurre
Warsaxaafadeed kasobaxay SPR ayaa ku bilaabmay
in..
Guji... Aug 18
Xalka Mushkiladaha Ubadka: Tarbiyad Toosan
Qaybtii 8aad ee taxanihii Mushkiladaha Soomaalida Qurbaha..
Guji...
Bush: Minnesota
waxaan ku jeclahay hilibka doofaarka
Warbixintii Wardheere ee Madaxweyne Bush
oo imanaya MN...
Guji...
Minneapolis: Shirweynihii Ardayda Soomaaliyeed ee W/America
warbixin: kulankii ardayda Soomaaliyeed ay ku
yeesheen Jaamacada Minnesota..
Guji... Aug 17
Waraysi: Musharax Max’ed
Cali Max’uud (Kooshin)
Musharaxa oo uu waraystay Mr.Adam (Howle) ayaa...
Guji... Aug 17
Waftigii Loodiray C/Qaasim iyo Barre Hiiraale oo ku Soo
Laabtay Kenya
...SRRC oo shir yeeshay iyo Kiplagat oo la shiray
beesha...
Guji
Idi Ammiin oo Ku Geeriyoodey Sucuudiga
Madaxweynihii hore ee Uganda ayaa ku geeriyoodey Sucuudiga..
Guji...
Wafti Kasocda
Jaamacada Boosaaso oo Kusii Jeeda Asutralia
Waxaa fatigaas Australia uga
sii horeeya wafti kale oo uu hogaaminayo wasiirka Waxbarashada Puntland,
waxayna....
Guji..
Aug 16
Ogeysiis ku Jeeda Soomaalida Minnesota
Maamulka Minneapolis cabasho ma u gudbineysaa...
Guji...
Warbixin: Korontadii Ka Go'day W/Ameerika
koronto damitaankan oo ahaa kii ugu weynaa ee...
Guji... Aug 15
Waftigii Hadraawi oo Lagu Soo Dhoweeyey Lascaanood
Waftiga oo si aad u weyn loosoo dhoweeyey
warbixintoodii...
Guji...
Kiplagad oo Xaqiijiyay in shirka soomaalida uu Joogsaday
Iyo C/llaahi yuusuf Axmad oo sheegay in
shirkan aan loo baajinin dad aan maslaxad rabin iyo Deeow dhaliilay safiirada
dalalka.. Guji...
KORONTADII OO KA GO'DAY BARIGA CANADA & USA
waxa korontadii ka go'day magaalooyinka Toronto,
Ottawa, New York, Detroit ilaa....
Guji... Aug 14
13 SANO KADIB KOW KASOO BILAAW !!!
Faaladii Xagaryare: DKMG ahayd oo waqtigeedii dhammaaday..
Guji...
Axdiga Soomaalida Loogu Dhoobdhoobay Kenya
Faallo dheer oo uu qorayTabaatiig ayuu kusheegay
in...
Guji...
Aug 14
Maxay Puntland kala kulmeen
Waftigii Nabadda ee Hadraawi?
Waftigii uu hogaaminayey Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa...
Guji...
Aug 13
SHIRKA NABADAYNTA IYO DIB U HESHIINTA SOOMALIYEED EE KEENYA
Ma runbaa in shirkani yahay nabadayn mise waa
abaal marin qabqablayaasha dagaalka? sidaas waxaa ku bilaabmay Qoraal kasoo
baxay C/Risaaq Xaaji Xuseen
Af-Soomaali
| Englsih.Version
Shir Dhexmaray Duqa
Minneapolis & Soomaalida
Shirkan oo la xiriirey qadiyadda dilkii labada
marxuum ee..
Guji...
KOORSADII C PROGRAMMING OO RASMI U BILAABATAY
Waxaan ku wargelineynaa dhammaan ardayda cashadara C progarmming
in aan soo daabacnay casharkii 2aad...
Guji...
Casho Sharaftii Barmaamijka Horumarinta Puntland
Xafladan oo ka dhacaysa Hoteelka Wayn ee
Inter-Continental
Guji..
Dabagal
Qoraalkii Idaajaa ee Federaalka Soomaaliya
UK: Maxamed Xaaji Caddoow oo u
jawaabaya Idaajaa ayaa
Guji..
»
Federaalnimada Soomaaliya: waa Feer iyo faro-laab C/Waxid].
»
Timirtii Horeba Dab
Loo Waa [Ikraam cali-kaar]
»
Maxaa sababay
Soomaaliyi in ay Federaal Qaadato? [Axmed M]
Soomaalida Sweden iyo u codeynta lacagta EURO-da
Sweden: Waa qaybtii 2aad ee qoraaladii
dhaqaalaha...Guji..
Aug 10
Sanad guuradii 7aad ee Xasuuqii Zenawi & Masale
Gedo: warbixintii Garre oo jooga UK.....
Guji...
Furitaanka Xarunta Wacyi Gelinta ee Imam Bukhari
Muqdisho: Xaruntan oo laga furan Xamar waxaa
loogu... Guji..
Musharax Kusoo Biiray Tartanka Madaxweynaha
Nairobi: Haji Mohamed Yasin Ismaciil ayaa
isusharaxay in..Guji
Aug 10
Jidkii Dheeraa ee ay usoo martay
Islamnimada
Doha- AlHassani: gabagabadii sheekadii gabadhii soo islaamtay..
Guji..
Wararkii Ogaadeenya ee Maanta
Ogaden: Waxaa soo tebiyey radio Xoriyo...
Guji...
Warsaxaafadeed Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed
Italy: gefefka ay caado ka dhigteen
mas'uuliyiinta....
Guji..
"Caalamku
hajoojiyo Deeqda ay siiyaan Shirka Nairobi"
Nairobi: shir-jaraa'id oo lagu qabtay Kenya ayaa
lagu sheegay Guji..
»
DIGNIIN VIRUS CUSUB:
Computerka oo Xogta Laga Xadayo
»
WARARKA SOOMAALIYA OO AF-INGIRIISI
AH... GUJI
TAXI-WADE
SOOMAALIYEED OO LAGU TOOGTEY MINNEAPOLIS, USA
Marxuumka oo magaciisa la oran jirey Maxamed
Axmed Saalax waxaa lagu toogtey Taxi uu wadey....
Guji...
»
WAA
MAXAY XALKA QOFKA BIXIN WAAYA MEHERKA
»
MAQAALADII TODDOBAADKA .. GUJI
Maxaad ka Taqaanaa Raadyow Laascaanood
Warbixintii: Asad Cadaani Ibraahim
Guji...
Aug 8
Xareynta Sharciga TPS iyo Qareeno Bilaash ah
Somalida Minnesota waxaa la ogeysiinayaa in
Maraykanku uu
Guji..
Kulanka Ardayda
Soomaaliyeed ee W/Ameerika
Kulankan oo ku beegan 16ka Agoosto ka
akhri
Faaladii Ceynte
Aug 8
Beenin Kasoo Baxday
Golaha Wadatashiga Somaliyeed
Qoraalkaas oo sheegay in hadalkii....
Guji...
Aug 8
Soomaalida Qurbaha iyo Xalka
Islaamka
Taxanaha: Sheekh Xasan Jaamici
J.D, USA.
Guji...
Aug 7
ASKAR HIV/AIDS QABTA OO SOOMAALIYA LOO WADO
Falladii: Muhyadin Ali Yusuf - M.Ed.
Jaamacada Minnesota
Guji.. Aug 7
Madela oo Laga
Codsaday In uusan Tegin Gujurat
Warbixintii: abdiaziz ahmed mousa.
India.
Guji... Aug 7,
2003
Maandeeq meeshii loogu tashaday sow Alle ma joogin?
Faaladii:
Ikraam Cali-Kaar. Sweden..
Guji... Aug 7,
2003
»
USC = Ururkii Saaciday C/laahi
[C/Waaxid]
»
RAAS iyo AARLIBAAX
[Wq. Wiilwaal]
»
Federalka iyo walaalaha Galgaduud
[Shaafici]
Hormuudka MacHadka
SIDAM ee Booqday Pakistan
waxana uu Karachi kula kulmay ardeyda
Soomaaliyeed ee halkaas ku dhaqan...
Guji... Aug 6
Qorshaha Ciidamada Nabad Ilaalinta Soomaaliya
iyo wararkii radio Xorriyo...
Guji...
ITOOBIYA MA DAWLAD KU DHISAN DIMUQRAASI MISE DAMAC?
[Abdiyare]
»
Koleey Waarimeyside Wadnahaagu Yuu Nixin [Dr. Saciid]
»
BAAQ: BADBAADINTA DHULKA HOOYO
[TALAWADAAG]
»
MAQAALADA KALE EE TODDOBAADKAN...
GUJI
Muran Xoogan oo ka jira Dooda Axdiga Federaalka
shirka nabadaynta soomaalida ayaa maalinba
maalinta ka dambaysa galaya marxalad cusub...
Guji..
»QOFKA BIXIN WAAYO MEHERKA WAA MAXAY XAALADIISU?
[Dhismaha Qoyska Muslimka ah...]
Xadaafiir uu Maray Khaliif
C. Xuseen
oo laxiray markii looga Shakiyay Al-qaacida...
Guji... Aug 5
Idaajaa oo Qoraal
Taariikhi ah Kasoo Saaray Federaalnimada Soomaaliya
Axmed Faarax Cali "Idaajaa" ayaa qoraal kasoo
saaray ujeedada
Guji...
C/Risaaq Xaaji Xuseen oo Soosaaray Dhambaal
u socda Madax-dhaqameedyada Soomaaliyeed
ee jooga Shirka Nabadaynta iyo Dib-U-Heshiisiinta Somaaliyeed, Nairobi
Guji...
Siminaar Lagu soo Gabagabeeyey Xarunta Ibnu Baaz
Muqdisho: Siminaarka oo ahaa
aqoon korosi iyo Wacyigalinta aradayda Jaamacadaha & Dugsiyada sare ayaa....
Guji...
Aug 2
ETHIOPIA OO CELINAYSA QAXOOTI SOOMAAALIYEED
iyo wararkii XagarYare ee Dawlad Goboleedka Somaliland
Guji...
Aug 2
Shirkadda Xawaaladda Amal Express Ent Oo
Ku Guulaysatay Sharciyo Dheerad ah... akhri
warbixintii shirkada
Aug 2
Soomaalida Sweden iyo u coddeynta lacagta EURO-da
Warbixin: saamaynta lacagta Euro ee dhaqaalaha yurub
Guji..
Aug 2
SHIRKU U BAAQAN
MAAYO KABIXITAANKA C/QAASIM
Sidaas waxaa yiri Winston Tubman oo ah wakiilka
xoghaya qaramada midoobey ee Soomaaliya asagoo...
Guji
July 30
WARARKA KALE EE JULY ... GUJI