| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» OCTOBER   Tue, July 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

MINNESOTA: W.F. Mondale oo galay booskii WellstoneeDaawo video | Biography 

9 Qarax oo ka dhacay Johannesburg
iyo Masaajid la bur-buriyay | Warbixintii Axmed Dowlo

Moi oo Madaxda Soomaalida kula kulmay  Eldoret:   “waxaa wanaagsan oo lagama maarmaan ah inaad ballan qaadkan ka dhabaysaan...” Moi, »»“Ma doonayno inaynu kala tagno inagoon waxba dhisan” Gabiyow, »»"Hadda Nabad ayaan doonayaa ... bar-bar-kay ka baxdaa waa Bakayle qaleen" Cabdulaahi Yuusuf
»»
Akhri warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 31/10  

Weerar Lagu Qaaday Suxufiyiinta IQRA
Labo wariye oo ka tirsan idaacada iqra ayaa shalay galinkii danbe waxaa ku weeraray xaafada islii ganacsade
... GUJI 31/10

Allahayow Nin Daacada, Allahayow Nin Daalim ah Deeqdaada hawsimin: Faalladii XagarYare - Germany

Waraysi Gen. Morgan
 
Ibraahim Maxameddeeq ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Gen. Maxamed Saciid Xirsi Morgan oo jooga Eldoret Guji...

Dilkii Istarlin waa Baaq kale oo Xaq Aamusin ah
Faalladii Cabdiraxaan Ceynte - Minneapolis, USA

Itoobiya oo Lagu laayey carruur Yaryar
Warar ay faafisay idaacada Xoriyo ayaa shaaca ka qaaday in "Gumaysiga Itoobiya xasuuq u gaysteen shacabkii ku nool Dagmada Dhanaan, waxay dileen laba caruur ah oo GUJI 29/10

DOODFURAN: Itoobiya Raali makatahay Heshiiska Somalida

"C/qaasim wax uma sheegin yuusuf-dheeg"
Sidaas waxaa tiri Fadtuum Maxamed Xassan, Sii Hayihii Ergada Joogtada ah ee Jamhuriyadda Soomaliyeed ee UNka oo jawaab kabixineysey....GUJI 29/10

"Waa Taageersanahay JWXO-ONLF"
sidaas waxay ku cadahay warsaxaafadeed kasoo baxay Ururka Dhalinyarada Ogaadeeniya ee W/A.. GUJI 29/10

MUSLIMIINTA MINNESOTA - XAFLAD MUHIIM AH
oo uu ka hadli doono Imaam Siraj Wahhaj GUJI

C/lahi Nuur Kolombo oo waraystay Dr. Cabdi Majiid Xuseen Sagal Radio

Taariikhda ayaa ka marqaati kacdaa qof walba waxa uu sameeyo
»»Waxyaabihii uu Paul Wellstone u qabtay Soomaalida »»MINNEAPOLIS: Dr. Cali Khaliif Galayr oo ka hadlay xaflad waxbarasho »» Maamulka Iskuulada Minneapolis, USA oo ku faraxsan Ramadan  »»Ogeysiis Muhiim ah Minnesota (maalinta iskuul doorashada)
»»Dhammaan ka wararkii wardheere 28/10

Dagaal Dhexmaray Somalida Johannesburg
iyo Booliis Burcad ah oo shaci darro kusoo galay guri qoys Soomaaliyeed, waxaana xabisga loo taxaabay saddex boolis ah iyo qof shacab ah GUJI 26/10

Ha'ilaawina inaad waqtiga halsaac dib u dhigtaan maanta
Waa haddii aad ku nooshahay wadamada waqtiga lakala bedelo.

SSL oo Soosaaray Warsaxaafadeed
Qoraalkaas oo ku bilaabmay "Annagoo ka mid ah Mawaadiniinta Deegaanka Kismaayo, oo ku hadlaya magaca qabiilka...... " GUJI 26/10

DOODFURAN: Xiriirikii Soomaalida iyo Talyaanigu Xagee..

90 dadkii la qafaashay iyo 50 kuwii qafaashay oo ladiley ayey ku dhamaatay qafaalashadii Ruuska  Daawo halkan - cbc

Istarliin oo Galabta Lagu Aasay Marka
Marxuumad Istarliin cabdicaruush oo toddobaadkan lagudiley Nairobi ayaa lagu aasay Marka GUJI 26/10

Sen. Paul Wellstone oo kudhintay Shil Diyaaradeed: Minnesota, USA: Warbixintii C/Raxman Ceynte 26/10

Wararkii hore ee eldoret waxaa kamid: waraysigii Barre Hiiraale »»kulankii Muuse Suudi  & w/A/dibada Talyaaniga »» waqtiga shirka ugu yaraan 75 casho  »»"C/Qaasim Shirka ha yimaado ama si cad ha u qaadaco" »» Xagaryare & faallo, »»Ridwaan & Caydiid Eldoret

Dagaalo Dhexmaray Canfarta & Ciidanka
Gumeysiga Itoobiya iyo  canshuur dheraad ah lagu saaray shirkadaha waaweyn ee dalka Itoobiya.. GUJI

Soonka iyo Taariku Salaadka
Waxaa jira dad badan oo muslimiinta ka mid ah oo sooma laakiin aan tukan, sidaa awgeed ayaa.. GUJI 25/10

Qiimaha iyo Sharafta Dhulku Leeyahay
Qiimaha dhulka dartiis ayaa markii wax wanaagsan oo qiime leh la xusayo waxaa lasoo qaataa dhulka maxaa yeelay.. GUJI

Mushkiladaha Haysta Somalida Qurbaha
warbixintan oo qayb ka ah qoraaladii silsilada ahaa ee Saciid Cali Axmaed waxa uu maanta kusaabsan yahay dhallinyarada qurbaha iyo... GUJI 25/10

Hindha La'aanta Wax ka Qabaka Leh
Sannadkan 2002 hay’adda Al-Manhal iyo Dahabshiil waxay hirgeliyeen mashaariic  indhaha loogu qalay dad tiradoodu gaadheyso 1258, dadkaa qaarbaa 20 sannadood indhala’aa oo caruurtoodii garanwaayey markii aragtidu u soo noqotay.. GUJI 24/10

C/Qaasim oo Xamar kuqabtay Shir Jaraa'id
Madaxweynaha DKG ayaa sheegay in ay jiraan wadamo shisheeye oo aan raalli ka aheyn geedi socodka nabada soomaaliya taas oo uu sheegay inay ugu soo horeeyaan wadamada deriska nala ah oo uu san carrabaabin  GUJI 23/10

"Heshiis ayaan kala saxiixanay Deeroow"
Sidaas waxaa yiri Madaxwaynaha maamulka Koonfur galbeed Col. Xasan Maxamed Nuur Shaar gaduud  oo  u waramayey IQRA  GUJI

Shirka Jaaliyadda Reer Ogaadenya
ATLANTA -waxaa shir isgu yimid jaaliyada reer ogaadenya ee dagan magaalada Atlanta Georgia USA shirkaas oo ahaa GUJI 23/10

"Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Xayiray
Ganacsiga u dhexeeya Shacabka Ogaadeenya iyo Soomaaliya" GUJI

Baaq kasoo baxay Ururka dhalinyarada Ogadeniya 
Waa qoraal ka kooban siddeed qodob kuwaas oo..
22/10

Ma haboon tahay Soomaalida ku nool USA
inay kaa qayb qaadato bannaanbax looga soo horjeedo madaxwayne Bush iyo siyaasadiisa dibadda. GUJI.. 22/10

"21kii Octoober Qarankii Soomaaliyeed
wuu tebey, shacabkuna waa u darsaday" sidaas waxaa laga soo jeediyey kulan ay yeesheen qaarkamida jaaliyada Soomaalida London, Canada GUJI.. 21/10

Midaynta Codka Soomaalida Minnesota
Kulan ballaaran oo dhexmaray Soomaalida Minnesota iyo labada Musharax ee u tartamaya aqalka Odayaasha Maraykanka ayaa.. GUJI.HALKAN 20/10

Soomaalida Louisville, KY & Cincinati OHIO
Warbixin faahfaahsan oo uu soo tebinayo C/Raxmaan Ceynte akhri 20/10

»» Udiyaar Garowga Bisha Ramadaan - Nov 6
»» Soonka - Tarjamadii Xuseen Cali Cilmi
»» Casharkii 35 aad ee Siirada Rasuulka


OGOLAANSHIHII JIHAADKA | HABNOLOLEEDKII SAXAABADA
Qiimaha Geelu u leeyahay Soomaalida [Sheeko - Sagalradio]

Baydhabo oo kuwareegetey Shaatiguduud
Dhowr todobaad ka dib heysashadii ku xigeennadii RRAda magaalada baydhabo dib loogala wareegay GUJI 19/10

Kalfadhigii Ururka Jaaliyadda Waamo
ee Yurub iyo woqooyiga Ameerika ee sannadkan oo lagaga hadlay arimaha waxbarashada iyo caafimaadka iyo.... GUJI 19/10

Cisbitaal Kuyaal Boston, USA
oo ogolaaday Daweynta Saciid A. Maxamed
oo ah wiilkii gubashada darani soo gaartey GUJI.HALKAN

Zenawi oo xilkii Ka xayuubiyey D/Hoose Adis
iyo 32 xubin oo muhiim ah oo lagasaaray xisbiga SEPDF ee qowmiyada Siidamaha XORIYO 18/10

"Gurigoodu Waa Maxkamadda Caruusha
Kaqayb galayaasha Dagaalka"
Sidaas waxaa ku bilaabmay warsaxaafadeed kasoo baxay SPR, oo.. GUJI 16/10

Qodobka 39aad ee Dastuurka Gumeysiga
Itoobiya oo ay ka taagantahay Dood Kulul XORIYO 15/10

Soomaalida Minnesota oo horumar wayn oo xagga siyaasadda ku talaabsatay
Waxayna isku Ballansadeen midayn codkooda ee doorashada November 5, 2002 kadhacaya USA... GUJI
»» NewYork: Mamnuucid Sigaarka in lagu cabo Makhaayadaha....

Waraysi Axmed Nuur Hire, Jaaliyadda Soomaalida ee Lewiston, Maine. Sagal Radio, Riix Halkan

Shir Saddex Geesood: Yemen 
Madaxda wadamada Yemen,Suudaan Iyo Itobiya oo shir kuleh magaalada sanca, kuwaas oo... GUJI 14/10

Dr Xuseen Cali Cilmi oo kasoobaxay Xabsiga
KENYA - Tifaftirihii wargayska Assiyasa ayaa  saakay laga soo daayay xabsiga Kasarani ee  NBi, Kenya.GUJI
14/10

Isutaga Jaaliyadaga J/Dhexe & J/Hoose
ee Europe iyo Waqooyiga Amerika ayaa soo saaray baaq ay ku sheegayaan in... GUJI
14/10

Jimmy Carter oo noqday madaxweynihii
seddexaad oo Mareykan ah ee la siiyo Billada Nobel. GUJI


Hambalyo Nikaaxa: Maxamed Muuse Xaaji & Faadumo Saahid
»» MAQAALADA  DADWEYNAHA - GUJI
»» Dareenka Shacbiga Somaliland & Duudsiga BBC-da Som
»» Somaliland ma wax jiraa mise waa sheeko hore.....
»» "Uurkaan ka ooyayaa!!!" Shil Baabuur - Denmark
TACSI: Marxuum Yaasiin Faarax Malaay [HOLLAND]

GABAY: Nin Walbow Digtoonow [FAYSAL]

Waftiyo Kusii Jeeda Shirka Eldoret 
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in qaybaha shirka ku qanacsan ay ka mid yihiin...GUJI
13/10

"Waan Kabaxay Baarlamaanka DKG 
Maanta Laga Bilaabo Waxaanan Uga Baxay Wixii Loo Soo Doortay Oo Uu Gabay Darteed” sidaas waxaa yiri GUJI
12/10

DKG oo Diyaar u ah in ay Itoobiya kula Midowdo Nidaamka Confederalka 
hadii eey " dowladda itoobiya taageerada ka joojiso mucaaradka DKMG ah" isla markaana GUJI
12/10
DOODFURAN:Sidee Dadweynaha Soomaalidu u arkaan hadalkaas 

Wakiilka ONLF oo Lakulmay Jaaliyadda 
Soomaaliyeed ee Deggan Eastern Cape, K/Africa GUJI
12/10

Xubno ka tirsan baarlamaanka qawmiyada
koonfureed oo xildhibaannimadii laga qaday
XORIYO 11/10

Moi: waxaan u rajaynayaa soomaalida guul
15 October waxaa lagu marti qaaday DKG, Puntland, SRRC, somaliland, Jubooyinka ,RRA, Ururada Bulshada.. GUJI
11/10

Xiriir Telefoon: Yemen iyoJabuuti
Xiriir Telefoon oo dhexmaray labada madaxweyne ee dalalka Yemen iyo Jabuuti ayey kaga wada hadleen..GUJI
11/10

GERMANY: Maalinta Masaajida Albaabada Loo Balaqay: Warbixintii Xagaryare ee muslimiinta afka Jarmalka ku hadasha.. GUJI 10/10

IGAD Ha Masaxdo Kelmeda "OTHERS"
War-saxaafadeed uu soo saaray Ururka SANU ee Banadiriga ayaa kubilaabay Afeefasho  lid ku ah Qorshaha IGAD GUJI

Qiimaha dhulka iyo qadarin la’aanta Soomaalida! 
Hordhac:
Qoraalo Taxane ah ee cabdulwaaxid Khaliif 

DIGNIIN: »» Virus Soo Raacaya Microsoft Messenger

Waraaqaha Casumaada Shirka Eldoret
OO LA BILAABAY: qorshihii hore wuxuu ahaa 300 oo ergo in ay shirka kasoo qaybgalaan, hase yeeshee.. GUJI 10/10

Maxay Ku Diideen Shirka Eldoret?
FAALADII Ingiriis ee "Kooxaha Soomaalidu maxay ku diidan yihiin shirka Eldoret?".. GUJI  10/10

Bahda Sportiga Somalida ee Norway
shir aad u balaarnaa oo looga hadlayay dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay sportiga Somalida.GUJI
9/10 

Wararka Muqdisho/Cadaado ee Maanta
»» Walaac Laga Muujiyey Hadalkii 8da Urur ee diidmada shirka..
»» CADAADO oo Maanta Laga Furay Garoon Diyaaradeed..
»» MUQDISHO oo Qiimaha Hilibka Geelu Sare u kacay.....
Dhammaan Ka akhri Halkan 0ct 9

Itoobiya oo kordhisay qiimaha shidaalka
iyo Roobabkii dayrta oo Ogadenya si fiican uga curtay, Shirar lagu qabtay dalalka Swedan iyo Holland GUJI 9/10

Ilaalada Hoyga C/Qaasim oo Gadoodey
»» 300,000. Sh.So. ayaa lasiiyey ilaalada iyagoo aan 9bilood...
»» RRA oo beeniyey in la kufsaday Gabar 8 jir ah....
»» Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo Looga Yeeray Itoobiya...
Dhammaan Ka akhri Halkan 0ct 8

Ka Qaybgelimeyo Shirka Eldoret
ilaa la saxo khaladaadka... sidaas waxaa yiri ururo warsaxaafadeed kasoo saaray Muqdosho GUJI... oct 8

Nuur Cali Buubaal oo La Dhaawacay
MUQDISHO - Koox dabley ah ayaa ku dhaawacay Muqdisho ganacsade weyn oo caan ah GUJI... oct 7

Mudulod Denmark oo doortey Xubnihi GMM
Shir lagu qabtey Denmark Magalada Aarhus ayaa waxaa ka so qaybgaley Muduloodka degen Denmark GUJI. oct 7

Shaarguduud waxa uu kusoo laabankaraa
Baydhabo oo keliya isagoon huwanayn magac madaxweyninimo.. waxaa yiri C/laahi Axmed Black GUJI oct 7


Lewiston-USA. Duqa magaalada ayaa ku yiri soomaalida ha yareeyaan soo quluqulkooda; waa la idin dhibsaday.
“ Soomaali hadaad tihiin soo qulqulka yareeya.. GUJI
»Nin Nebi Muxamed (SCW) ku Sheegay Argagixiso GUJI. 
»Baaq nabadeed ku jeeda Reer Mudug GUJI 

Muslimiinta Kenya oo loogu baaqay in ay Midoobaan
Kuna Hadlaan Hal Cod Si Ay U Soo Bandhigaan Danahooda Dalka. GUJI...

 


Wararkii Oct 6
»»Codsi kusocda ururada kudagaalamaya G/Bay GUJI...
»»Afhayeenka Yalaxow oo Shardi kuxiray shirka kenya GUJI...
»»Dheelmidii Nebiga Sallallahu Calayhi Wasalam GUJI
»»Jawaab baaqa uu soo saaray ururka esnsa ee baashe GUJI...
»» Waraysigii Ingiriis ee Abdulahi Nur Kolombo Dhegesi...
Dhammaan Ka Akhri Halkan [Oct 5]

Wararkii Octber 5 
»»Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in... GUJI...
»»Xog Waran Shirqoolkii Dr. Xuseen Cali Cilmi GUJI...
»»"Qaxootigii Noqonaya Si gaar ah Haloo sii sagootiyo" UN GUJI
»»Ma Maqashay!…..Ayaa yiri: Shirka Puntland ee Cidar GUJI...
»»Baaq ku wajahan laanta afka Somaaliga ee BBCda! GUJI...
»»Ajarka Qofka Diintiisa La Hijrooda GUJI...
»»Bayaan Beesha Baajuun GUJI...
»»"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA GUJI...

Dhammaan Ka Akhri Halkan

6 Jeneraal oo katirsan Ciidanka Itoobiya oo Jagadii laga qaaday: iyo Ciidamada JWXO oo weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidan Caga jiidka ah ee Gumaysiga Itoobiya XORIYO Oct 4
»» Gabay: Dumarka waxay u roonyiin.. GUJI
»» Dadka Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?SagalRadio

Wararkii October 3 waxaa kamida
»» Baydhabo oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba GUJI
»» Safarkii Ingiriis ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya GUJI
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga Caayey oo MN Booqday! GUJI
»»  Ninkii Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI
»» Qoraal Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland GUJI
»» Guddi Kasocda IGAD oo Soo Booqanaya Yemen GUJI
Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

Reer Galbeedka oo soo dhoweeyay Dawlad laga dhiso Soomaaliya: Doblamaasiyiin reer galbeed ah oo u waramayay saxaafada dalka Kenya ayaa  GUJI.. Oct 2
Saxaafada Xorta ah oo Qaadacday DKG
Tan iyo markii uu golaha shacabka kmg  ah ee soomaaliya uu ansixiyay sharci xakamaynaya Saxaafada Xorta ah ayaa GUJI..  
DOODFURAN: Dadweynaha ee Sharciga Saxaafada ee DKG

DIGNIIN: VIRUS HALIS AH
Bulgaria iyo Romania oo Mucaawinaya Som.
u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG , ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya ayaa GUJI..  
Oct 2

Wararka kale ee Oct 2 waxaa kamida
»» Hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT oo kukulmay Nairobi GUJI..
»» Urur Islaami ah oo Booqday Soomaali Kuxiray Minnesota GUJI
»» Sharci liddi ku ah saxaafada Xorta ah oo kasoobaxay DKG GUJI
»» Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda GUJI
»» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI
»» Kalfadhiga Islaamiga ee 5aad oo laguqabanayo Ottawa GUJI

Wararkaas oo dhan ka akhri halkan

Yurub iyo Kenya oo kala saxiixday Heshiis
ku saabsan Maal galinta Shirka Soomaalida ee Eldoret. Guddiga Yurub ee lagu soo gaabiyo (EU) Iyo Dawladda Dalkan Kenya Waxay GUJI.. oct 1

Wararkii Wardheere ee Toddobaadkan
»» USA-Labo reer oo murugaysan ka dib markii maydadkoodii la isku qalday. »»  Gabar dhimatay oo reerkeeda la waydiiyay inay bixiyaan kharashkii ijaarka muddadii ay saxiixday guriga GUJI.. oct 1

WARARKII SEPTEMBER - GUJI

 


AGOOSTO
» JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH
| FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

DADWEYNAHA & BBC-DA LAANTA AFKA SOOMAALIGA AKHRI.HALKAN...  
XAYAYSIIS CUSUB/ CLASSIFIED iidheh
salat Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda GUJI...
X A M A R C A D E E Y
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga GUJI...
WARAYSI: Dr.C/qaadir Xaaji Suufi (Muriidi Golf) [DalmarRadio]
ENVIRONMENTAL GENOCIDE IN SOMALIA: An International Appeal  from ISRAACA READ.HERE
» SIIRADA RASUULKA (SCW)
» 99ka Asmaa'ul Xusnaa
2002 FIFA WORLD CUP
Noloshii Saxaabada  B a r o
Dhacdooyin - Somalia 2 0 0 1
QURAAN DAALACO» 
kitaab 114 Qur'aanka Kariimka ah oo maqal iyo muuqaalba ah daalaco GUJI»
BILICDA SOMALIYA DAAWO» 
bxoriyo Daawo bilicda dhulka Soomaalida, daawo Boosaaso, biyakulule. GUJI»
ISLAM: DURUUS BARO» 
islam Waa bog soo koobaya macluumaadka Islaamka ee Booqo.Maanta»
SOOMAALIYA SHALAY & MAANTA
Guudmar Taariikh kooban ee Soomaaliya, waxa ay hadda kusugantahay iyo... GUJI..
MASHRUUCA NAAFADA SOMALIYA
Waxqabadka Hay'adda Xanaadada Da'weynta iyo Naafada Soomaaliyeed
1 | 2  
HALIS CAAFIMAAD:SOMALIDA USA
"Cudurka Kaadi-Sonkorowga oo kusiyaadaya Soomaalida maraykanka" waxa yiri dhakhtar Maraykana GUJI...  
C A A W I N A A D / T A A G E E R O
7jir Soomaali ah oo kushay isagoo lafaha maduxu kala keceen taas oo ay sababtay biyo badan oo madaxa kaga jirey ayaa.. GUJI...
wiilkan yar buro weyn ayaa isha kagataal, taas oo u baahan qalliin degdega.. GUJI...
Waxqabadka Jamciyadda Al-manhal
T E C H N O L O G Y
A report about the digital broadcasting & analog by Eng: Ahmed Mukhtar (sukaare) CLICK.HERE
. Also read: Research of Mobile Phones

Waa buug Technology-ga kusaabsan, waxaana soo akhriyey Shariif ee GUJI
GLOBAL EYE
eye» Eric Margolis - T.Sun
» Eric Margolis Archive
» Middle East Daily News
» Internet Newspapers
» Big Eye Corner
» Daily World News
SAWIRO NAXDIN LEH
» Waa sawiro ay qaaday hay'adda AFP oo naxdin leh  kadaaawo halkan..
SOOMAALI ADDUUNKA UGUDHEER
» Ninka aduunka ugu dheer oo hadda noqday Soomaali GUJI
TAFSIIRKA QURAANKA GUJI» 
JAAMACADDA EAU AKHRI» 
. Warbixintii Jaamacadda Bariga Afrika ee Ciise Dhollowaa GUJI
»MUCJISO Miracles of Islam
»AFRICA WEB OF THE WEEK
»KNOWLEDGE WEB OF THE WEEK
»GABAY GAR WAA LOO ISLAAM
»205
0
DADKA ADUUNKA & 2050?
»GOBOLADA: 18kii Gobol ee
Som.

Server Riqiis ah GUJI

AntSpam

WARARKA MAY 2002 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.