| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» NOVEMBER   Tue, July 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
Wajigii Labaad ee Shirka Eldoret oo si rasmi ah u Furmay
"Wejiga labaad ee shirku wuxuu ku saabsanaan doonaa qorista iyo habaynta tiirarkii ay dawladda Soomaaliyeed isku taagi lahayd" sidaas waxaa yiri Mwangale oo ah...  GUJI... 30/11

Al itixaad oo lagu eedeeyay weerarkii mombasa
mas'uul sare oo u hadlay maraykanka ayaa sheegay in qarixii loo gaystay hotelka paradise ay... IQRA 30/11

Faallo: Cabdow & Cabdalla Waa Codeeyeen
Caddowna Waa Codeeyay: Faaladii Cabdallah Macalim

HABEENKA LEYLATUL QADRIGA 
oo fadligiisu u dhigmo 83 sanno iyo 4 bilood GUJI..

SAKADA MAALKA
Casharadii Sakada Maalka oo dhamaystiran GUJI

Itoobiya oo Hub iibsasho u aadey Shiinaha
& Ciidamada Itooboya oo qafaashay 32 qof oo Soomaali ah XORIYO 

3 Soomaali ah ayaa kamid dadka loo xirxiray
Qaraxyadii ka dhacay magaalada Mombasa  GUJI 29/11

Maxaa Keenay In Fanka Carabtu
u Xuubsiibto Dagaal Siyaasadeed?  Faaladii Ikraam Cali-Kaar

  Hotel lagu Qarxiyey Mombasa iyo Diyaarad Gantaal lagaga Gamey Mombasa
Hotelka iyo diyaaradaba waxaa leh Israel, diyaaradu wey ka badbaadey gantaalkaas, hotelka waxaa ku dhintay 11qof kaddib markii gaari ay saaraayeen sadex.. GUJI...

Salmaan Rushdie oo Difaacay Ayaan Xirsi
Ayaan oo ah gabdhii Soomaaliyeed ee u gaftey diinta Islaamka ayaa waxaa difaacey Rushie oo cidkale ku aaminiwaayey..  GUJI...

Yemen & Itoobiya oo kashaynaya Nabada
Soomaaliya: waa sida ay ku tibaaxeen war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen, kaddib kulan ay yeesheen...  GUJI.. 27/11

Wufuuda Shirka ELdoret oo  Cuntadii loo diyaariyey: kaddib markii wufuudu aysan ilaa shalay wax cunto ah ka helin hoteelada ay deggan yihiin ayaa...  Ibraahim Maxameddeeq 27/11

Liiska Dadka Lagu Xirxiray Ogaadeenya
Maamulka Jigjiga oo dagaal dhexdiisa ah ku jira..  XORIYO 

Webiga Jubba oo Fatahay
Khasaarena u geystey dhulka u dhexeeya kamsuuma ilaa Kismaayo halkaas oo... Guji... 27/11

Waarakii Hargeysa & Muqdisho
»» Diblomaasi Talyaani ah oo Somaliland laga celiyay
»» Booliska DKG oo Muqdisho kufashiliyey afduub
»» DKM oo weli diidan qaybsiga habka qabiil ee Eldoret
»» Cadow oo beeniyey in casimada loowareejinayo Galkacyo
  Dhammaan ka akhri Mogadishu Weekly 26/11

DOODFURAN: Xagee u dooran lahayd Caasimada Soomaaliya 

Baaq Kuwajahan Shirka ELdoret
Baaqaas oo kasoo baxay Ururka waxgaradka Dhalinyarada Waamo waxa uu ku bilaabmay.. GUJI.. 25/11

Liisas Iska Soo Horjeeda oo ay Beeluhu Gudbinayaan:Qabiilooyinka Soomaalida Eldoret ku shirsan ee laga sugayey inay soo gudbiyaan liisaskii gudiyadii lixda ahaa ayaa.. GUJI... 25/11

Waraysigii Dr.Galaydh ee Xoriyo 1aad | 2aad  | 3aad 

Qurbo Laguma Waaree Nolashaada Dabaqabo 
Gabadhii Soomaaliyeed ee Diinta Islaamka u geftayey

Wararkii Muqdisho ee Nov 25
»» Caruurta Muqdisho Oo La Ildaran Cudurka Shubanka
»» DKMG Oo Dhaleecayn Dusha Uga Tuurtay Hay’adda FAO
»» Qanyare oo Dhaliilay Doorka IGAD ee Shirka Eldoret
»» Dagaalo mar kale ka dhacay degmada Madiina
»» Sooyaalkii Taariikheed Ee marxuum Maxamed Raajis 
  Dhammaan ka akhri Mogadishu Weekly 25/11

 

Banaanbax lagu taageerayo heshiiska Soomaalida ee Eldoret oo lagu qabtay Minneapolis
Waxaana soo qaban qaabiyey ardayda Soomaaliyeed ee dhigta dugsiyada sare ee Minneapolis kuwaas oo kubaaqay nabad ka dhalata... GUJI... 25/11

G8 ma diidana Go'aankii Ergooyinka Qabiilka lagu saleeyey Sidaas waxaa sheegay xoghayaha arrimaha dibedda ee isbahaysiga Dooxada Jubba (JVA) Mr. Cabdirisaaq Khaliif Ashkir oo u waramayey Ibraahim Maxameddeeq... 24/11

Anigu nin yar oo dhalinyaro ah oo siyaasi ah ayaan ahay
shir kana waa kii u dambeeyey oo Soomaali loo qabanayo: Sidaas waxaa yiri Xuseen Caydiid oo u waramayey radio Sagal dhegeyso

. Bogga Tacsida Marxuum Dr. Raajis 
. SOCDAALKA iyo CAAFIMAADKA  

Midowga Yurub oo Ku Hanjabay Joojinta Kharashka Shirka ELdoret: Qanyare, Xuseen Caydiid iyo Muuse Suudi oo dalbaday in ergooyinka habka qabiil laga daayo oo habkii kooxaha lagu celiyo... GUJI.. 23/11

Warbixin Kusaabsan Soomaaliya
Berbera oo aan laga dareemeynin soonka dadka afursan badnaantooda... Burco iyo Galkacyo oo lagu amaanay soonka maadaama aadan heleyn meel furan..  Safarkii.Abuukar.Yaasiin.Xaaji.. 23/11

Sifaha Siyaasiyiinta Soomaalida
iyo Siyaalaha ay u wada Hadlaan: Ibraahim Maxameddeeq oo jawaab ka bixinaya su'aal laga weydiiyey siyaasiyiinta Soomaaliyeed (eldoret) ayaa sheegay in.. GUJI... 23/11

Gudoomiyihii ha'adda OWS(Ogaden Welfare Society)
 oo ka baxsaday xabsiga Itoobiya ee Jigjiga.. XORIYO 22/11

Dr. Raajis oo Eldoret Ku Geeriyoodey
Allah ha u naxariistee Dr. maxamed Raajis Maxamed ayaa habeenkii Jimcada ku geeriyoodey ELdoret  GUJI 22/11

Ikraam Cali-Kaar oo Faallo Ka Qortay 
Gabadhii Soomaaliyeed ee Diinta Islaamka u geftay..   GUJI.. 22/11

Salaadda iyo Caafimaadka 
Daraasad eey sameeyeen culimo Mareykan ah ayeey ku sheegeen in salaadda muslimiintu tukato tahay mid wax badan ka tareysa cudurada dhabar xanuunka iyo  GUJI... 22/11

Bannaan bax Lagu Taageerayo Heshiiska
Soomaalida ee Eldoret oo ka dhacay Minneapolis

DKG oo Diidey Go'aankii Shalay
iyo Safarkii C/Laahi Yuusuf oo Dib u Dhacay:... DKMG ah oo goor hore ku jirtey kooxaha u ololaynayey in hab qabiil ergooyinka lagu qaybiyo ayaa hadda arintaas diidan Warbixintii braahim Maxameddeeq 20/11

Xiidmihiisii Dibada Ayuu Yaal
Cumar Maxamed Muse waa wiil 3 sano jir ah,  wuxuuna dhashay isaga oo aan lahayn meesha laga saxaroodo GUJI... 20/11

  Prof. Abdi Samatar oo La kulmi doona
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus, Ohio

"Markaan Tagay Madaxtooyada C/Qaasim"
Faallo dheer oo Fahad Yaasiin ka qoray booqashadii uu dhowaan kutegey Muqdisho GUJI... 20/11

Ergooyinkii Shirka Eldoret oo Lagu Jaan Gooyey Hab Qabiil
Ergada oo laga dhigay 400 iyo xubnaha ka mid noqonaya gudiyada lixda ah oo tiradooda guud laga dhigay 138 qof ayaa maanta lagu qaybiyey hab qabiil..... Warbixintii GUJI...19/11

Faaladii Xagar Yare ee Toddobaadka:
C/qaasim laftiisu miyaanu kamid ahayn dadka colaada wax ka qaboojin-tiisa looga fadhiyo, sidaas waxaa iswaydiinaya
GUJI

Baaqii Amnesty International oo Afsoomaali Loorogey
Tarjumadii Abdulfatah M. Abdulle ... GUJI
[19/11]

Qaar Kamida Kooxihii G8 oo Wax Loo Kordhiyey
Mr. Elijah Mwangale kulan gaar ah oo uu la yeeshay Cismaan Caato, Qanyare, Col. Barre Hiiraale iyo Cumar Finish ayuu ugu soo ban dhigay inay qaybsadaan 24 ergey.... Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 18/11

Wareysi Mowlid Macane, Eldoret, Kenya Sagal Radio  

Dhambaalkii C/Risaaq Xaaji Xuseen oo Afsoomaali loorogey
Tarjumadii Axmed F. Cali idaajaa .... GUJI
[18/11]

Qiimaha Qubuuraha Islaamka ee Minnesota
oo aad u qaaliyoobey, gaarayana $4000: warkaan iyo Warar ku saabsan iskuulada Minnesota oo aad muhiim u ah  WARDHEERE 18/11

Warbixin MacHadka Beder
Bosaso & Galkacyo: Waa MacHad lagu barto koorsooyinka ay kamid yihiin... GUJI 18/11

Bulshada Caalamka oo Dadaal ugu Jira sidii shirka ELdoret Caqabada looga Saari lahaa: Akhri  Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 17/11

C/risaaq Xaaji Xuseen oo Itoobiya Cambaareeyey
& Ingiriiska oo beeniayy baaqii Meles Zenaawi ee Abaarta.. XORIYO

Wardheere oo Laguddoonsiiyey Shahaado Sharaf
Xaflad sannadkiiba mar lagu qabto Minneapolis ayaa dadkii halkaas magacooda lagu xusay waxaa kamid ahaa ... GUJI... 

5 Somali ah oo laga tarxiili lahaa Seattle oo
la baajiyey: dadaal eey bixiyeen xarunta Perkins Coie ee qareenadda ee ugu weyn Seattle awgeed ayaa.. GUJI  15/11

Kooxihii Shiray oo Codsaday in 38 Xubnood Lagudaro
Ergooyinka si loo siiyo kooxihii cabanayey.... shirar gooni-gooni ah oo u socda kooxaha.... Mr. Mwangale oo sheegay inuu shirku ismari waa culus wajahay .... iyo saadaal in caqabadan goor dhow laga gudbi doono .. dhammaan ka akhri  Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 14/11

Warbixin: Lacagta Macmalka ah oo Somaliya
Kasoogashay Marsada Laasqoray: laba warbixinood oo kusaabsan in ugu yaraan 50 Bilyan oo lacagtaas ah ay.. GUJI 14/11

Rajada Shirka Eldoret oo Sii Xumaaneysa
 Keneya oo Dib ugu celisey ergadii inay Soomaalidu markale dib usoo Qaybsadaan iyo Soomaalidii oo taas xalay ku heshiin weydey .iyo weliba iyadoo saakay shirkii lagu kala dareeray kaddib markii.....GUJI. 13/11

Baaq Dhaliyarada Mudulood ee Mugadishu
Baaqan waxa uu ku eedeeyey Cusman Caato iyo Mohamed Qanyare inay fashilinayan shirka Eldoret.... GUJI 13/11

Dekeda Bosaso oo lagu wado dib u habayn
mashruucan waxa dib u habaynta dekeda waxakale oo kamida dab damis iyo  mid lagu shidaayo munaaradaha dekedaha GUJI 13/11

Aabe Soomaaliyeed oo Loo Xiray Geeridii
Gabadhiisii oo Jirtey 6-toddobaad: Magaalada St. paul ee gobolka Minnesota aaya lagu xiray Siciid Muuse Guuleed GUJI 13/11

Khilaaf Culus oo Dhexyaal Maamulka Jigjiga
iyo Wariye caan ka ah Itoobiya oo isu dhiibay Canada XORIYO

Koox Midabtakoor ah oo Raadsanaya Somalida
Lewiston, Maine - urur midab & yuhuudneceb ah ayaa doonaya hadda inuu abbaaro soomaalida ku dhaqan Lewiston GUJI 12/11

FAALLO: PROFESSOR LEWIS  & SOMALILAND [Diridhaba]

Ayan Xersi oo noqotay Salman Rushdi-ga somalida 
32 jir soomaaliyeed oo dhawaan sheegatay ineey diinta islaamku "caburiso isla markaana xaqirto dumarka " ayaa GUJI 12/11

DIGNIIN VIRUS CUSUB -  FRIENDGRT
Waa Virus iskasoo dhigaya inuu kayimid... GUJI

KHUDBATUL WADAAC
Khudbadii ugu dambeeysay ee Nabiga SCW GUJI

Qab-Qablayaasha Dagaalka oo Diiwaankooda Toosh Lagu ShidayWarsaxaafadeed  SPR - AFSOOMAALI
SPR PRESS: ENGLISH. VERSION: READ HERE 

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka
oo weerar soo jiidasho ah ku soo qaaday Soomaalida Minnesota... wararkii Wardheere 11/11

Awood Qaybsiga Soomaaliya oo Laga Salayn doono hab Qabiil
 Mr. Mwangale oocaddeeyey inuu wejiga labaad ee shirku ku saabsan yahay arimo farsamo ... C/Laahi Yuusuf oo sheegay inta shirka kamaqan inay yihiin kuwa carqalad wada ... Mr. Glen Warren oo beeniyey war ay Cismaan Caato iyo Maxamed ... Qanyare u qabsadeen GUJI 10/11

Muqdisho iyo Shirka Eldoret
Sidee shacabka Soomaaliyed u arkaan shirka Eldoret? ... Ganacsade Bashiir Raage Shiraar oo sheegay.. GUJI 10/11

Jab Loo Geystey Ciidanka Gumeysiga
iyo Dhaqaalaha Itoobiya oo sii xumaanaya... XORIYO

Danta Dalkiina iyo Dadkiina Ka Fikira
Sidaas waxay ka muuqatey waraaqo IGAD u gudbisey ergooyinka ka qayb qaadanaya shirka Eldoret... IQRA

MUSAAFIRKA SOONKIISA
Casharadii taxanaha Ramadanka.. GUJI

Warbixin Shirka Eldoret
 Gudoomiyaha SANU Maxamed Cismaan Manye oo qabtay shir jaraa'id ... Haween Soomaaliyeed oo kubanaan baxay Eldoret ... Mawliid Macaani oo muujiyey cidda uusan xulufada la ahayn... wararkan oo dhan ka GUJI... 08/11

Go'aanka kama Dambayta ah ee IGAD
Go'aankan kuma qanacsana dadka degaanka Jubooyinka iyo madaxdooda oo sheegaya in ay tahay khalad bareer ah in kooxda BBC-da afka Soomaaligu u bixisay dooxada Jubba la siiyo xubnaha degaankaas GUJI 08/11

TARTANKA RAMADAANKA EE KUBADA CAGTA
oo bishan Ramadan kasocda Boosaaso  GUJI...

Go'aan Kasoobaxay Gudiga farsmada IGAD ee Shirka Eldoret
 go’aankaas oo ergooyinka shirka ka dhigay 362 iyo qaybintii xubnahii lixda gudina 93 xubnood GUJI 07/11

Waraysi C/Risaq Xaaji Xuseen ee Somalistar
Nidaamka Federalku Makashaqaynkaraa Soomaaliya!
, Waa su'aal kamida waraysigii Somalistar ee ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo markaas kusiijeedey Eldoret GUJI  6/11

Warqadii Maxamed C/rashiid udiray Bush
"
Waxaan ka codsadey U.S.A. iyo U.N. ka in si deg deg ah ay Somalia gacanta ugu dhigaan oo mudo 5 sano.. GUJI  6/11
Letter to President Bush From Mohamed Abdirashid [english]

Is-Mari-Waagii Shirka Eldoret oo Weli Taagan
 Mr. Mwangale oo baabi'iyey xubnihii ka socday bulshada rayidka ah iyo kooxaha oo Mwangale kacodsaday inuu ugu daro 50 ergey Guji... 06/11

Soo Dhoweyn Diiran Ramadanka
Maalmuhu iyo bilooyinkuba waxay soo laablaabtaan-ba waxaa na soo martiyay bishii kheyrka badneyd ee Ramadaan... Ibraahim Saalax  

Eldoret, Midnimada Soomaaliya iyo Somaliland
Faaladii: Siciid Cali Axmed, Ottawa, Kanada GUJI   

Warbixin Soomaalida Norfolk, Nebraska
Shirkad Maraykan ah oo u haysata in dhammaan Soomaalidu ay dhasheen Janaayo Kowdeeda 01/01.... GUJI  

38 Dumar ah oo lagulaayey Itoobiya
dumarkaas oo u dhashay qowmiyadda Canfarta, sidaas waxaa faafisay idaacada Xoriye... GUJI 5/11

Habeenkii Waaberi iyo Halganka Ogaadeenya 
Waa xaflad sabtidii lagu qabtay Minneapolis

Sidee Shirka Eldoret Looga arkaa Somaliland
Faaladii: Eng. C/Qaadir Jaamac Ismaciil GUJI  

16 Qodob oo Shardi u ah Guusha Shirka Eldoret
Faaladii: Saciid Shidaad GUJI   

Rajo Qaranimo oo Shirka Eldoret ka Dhex Hilaacaysa -Faalo
»»
Ibraahim Maxameddeeq  

Is-Maan-Dhaaf ka Dhacay Shirkii Eldoret
 
Middi-middi ku taag iyo is mariwaa laysku maan dhaafay ayaa maanta dhex maray madaxda kooxaha siyaasadda..Guji... 04/11  

Sheekh Aadan Madoobe, Waraysi
 weriyaha somalitalk ee shirka Eldoret Ibraahim Maxameddeeq ayaa waraysi dhinacyo badan leh la yeeshay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)  »» Waraysigii oo dhan 04/11

Baaq Wadajir ah: Yalaxow & Cumar Filish
shir ey isugu yimaadeen Beesha Daa’uud ee jooga magaalada Eldoret ayaa looga wada hadlay sidii.. GUJI 3/11  

Heshiis dhex maray Suxufiyiintii IQRA iyo ganacsadihii. waxaa haatan lasoo afjaray murankii iyo khilaafkii dhex maray ganacsadaha MURSAL iyo labo suxufi oo ka tirsan IQRA oo GUJI 3/11

GOORMA AYAA LALA IMANAYAA SOONKA NIYADIISA
Soonk waxaa la niyaysanayaa inta u dhexaysa marka qorraxdu dhacdo iyo marka waagu baryayo... GUJI

Dhismaha Gudiyadii Shirka Eldoret oo la Guda Galay
 
waxaa shir ay yeesheen gudiga farsamada IGAD iyo madaxda kooxaha soomaalida lagusoo bandhigay lix guddi oomidkiiba ka koobyahay 15 xubnood taas oo...
»»
Akhri warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 02/11  

Dasuuqi: "waxaan ahay Al Islaax
nabadda ayaana ka shaqaynaa"... IQRA

Hadii Aad QAAD Keentaan Ameerika
U Diyaargarooba Xabsi Ugu Yaraan 20 Sano, taasi waa midda hadda haysata qaad-wale soomaaliyeed oo reer Maine ah oo Qareen taageeray in la xukumo GUJI

Xubin Kamida Baarlamaanka Itoobiya
oo Iska Dhiibey Canada, sidaas waxaa faafisay idaacada Xoriye... GUJI 1/11

Aden Madoobe iyo Cali Marguus
oo kusoo biiray Shirka Eldoret.... GUJI 01/11

WARARKII OCTOBER -GUJI

 

SEPTEMBER  | AGOOSTO JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 


NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

DADWEYNAHA & BBC-DA LAANTA AFKA SOOMAALIGA AKHRI.HALKAN...  
XAYAYSIIS CUSUB/ CLASSIFIED iidheh
salat Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda GUJI...
X A M A R C A D E E Y
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga GUJI...
WARAYSI: Dr.C/qaadir Xaaji Suufi (Muriidi Golf) [DalmarRadio]
ENVIRONMENTAL GENOCIDE IN SOMALIA: An International Appeal  from ISRAACA READ.HERE
» SIIRADA RASUULKA (SCW)
» 99ka Asmaa'ul Xusnaa
2002 FIFA WORLD CUP
Noloshii Saxaabada  B a r o
Dhacdooyin - Somalia 2 0 0 1
QURAAN DAALACO» 
kitaab 114 Qur'aanka Kariimka ah oo maqal iyo muuqaalba ah daalaco GUJI»
BILICDA SOMALIYA DAAWO» 
bxoriyo Daawo bilicda dhulka Soomaalida, daawo Boosaaso, biyakulule. GUJI»
ISLAM: DURUUS BARO» 
islam Waa bog soo koobaya macluumaadka Islaamka ee Booqo.Maanta»
SOOMAALIYA SHALAY & MAANTA
Guudmar Taariikh kooban ee Soomaaliya, waxa ay hadda kusugantahay iyo... GUJI..
MASHRUUCA NAAFADA SOMALIYA
Waxqabadka Hay'adda Xanaadada Da'weynta iyo Naafada Soomaaliyeed
1 | 2  
HALIS CAAFIMAAD:SOMALIDA USA
"Cudurka Kaadi-Sonkorowga oo kusiyaadaya Soomaalida maraykanka" waxa yiri dhakhtar Maraykana GUJI...  
C A A W I N A A D / T A A G E E R O
7jir Soomaali ah oo kushay isagoo lafaha maduxu kala keceen taas oo ay sababtay biyo badan oo madaxa kaga jirey ayaa.. GUJI...
wiilkan yar buro weyn ayaa isha kagataal, taas oo u baahan qalliin degdega.. GUJI...
Waxqabadka Jamciyadda Al-manhal
T E C H N O L O G Y
A report about the digital broadcasting & analog by Eng: Ahmed Mukhtar (sukaare) CLICK.HERE
. Also read: Research of Mobile Phones

Waa buug Technology-ga kusaabsan, waxaana soo akhriyey Shariif ee GUJI
GLOBAL EYE
eye» Eric Margolis - T.Sun
» Eric Margolis Archive
» Middle East Daily News
» Internet Newspapers
» Big Eye Corner
» Daily World News
SAWIRO NAXDIN LEH
» Waa sawiro ay qaaday hay'adda AFP oo naxdin leh  kadaaawo halkan..
SOOMAALI ADDUUNKA UGUDHEER
» Ninka aduunka ugu dheer oo hadda noqday Soomaali GUJI
TAFSIIRKA QURAANKA GUJI» 
JAAMACADDA EAU AKHRI» 
. Warbixintii Jaamacadda Bariga Afrika ee Ciise Dhollowaa GUJI
»MUCJISO Miracles of Islam
»AFRICA WEB OF THE WEEK
»KNOWLEDGE WEB OF THE WEEK
»GABAY GAR WAA LOO ISLAAM
»205
0
DADKA ADUUNKA & 2050?
»GOBOLADA: 18kii Gobol ee
Som.

Server Riqiis ah GUJI

AntSpam

WARARKA MAY 2002 

Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.