SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Ardey faro badan oo Somali ah oo ka qalin jabisey International Islamic university Islamabad. 

Halkaan ka daawo sawiro kaloo badan

Malintii axamda ahed  ee bish june 12kii ayaa waxaa xaflad balaaran lagu qabtey convocation center Islamabad Pakistan. Ayadoo uu kasoo qeyb galey Reysal wasaaraha Pakistan Yusuf Rasa Ghalani, waxaa sidoo kale waxaa kasoo qeyb gashey madax farobadan oo kala socotey mamulka Jamacada , safiiro iyo madex kale oo faro badan.

Xafladaasoo aheydh mid sifiican loo soo agaasimey ayaa ku bilaabatey ayadaha Quraan kariim , kadib waxaa  xaflada furey Mr Yusuf Reysa Ghalani Reysalwasaarah Islamic Public  of Pakistan.

Waxaa isaguna si kooban ugu Hadley jamacada tariikhda iyo guulaha aay gaartey jamacadu medexweynaha jamacada Dr Anwar sadiiqi iyo dhibaatooyinka  lasoo gudboonaadey. Asagoo si gaar usheegey in dhibweyn soo foodsaartey jamacada oo xaga dhaqaalaha after September 11.

Waxaa sidoo kale uu sheegey visa la.aanta ku dhacdey ardey aay qabalaan aay dhibweyn ku heyso. Waxaa sidoo kale halkaa ka Hadley rector jamacada Prof Fatah Muhamed malik isagoo kusoo dhaweeyey Rw Pakistan Mr Yusuf Ghalani oo sheegey in aay jamacada islamku tahey  tiir utaagan barashada diinta islamka  iyo culumta kale sida arts, and science.

Waxaa kaloo sheegey in IIUI international Islamic university Islamabad aay uqalanto jamacad caalami ah waayo waxey meel isku keentey 50 wadan ardadood.

Sidoo kale waxuu sheegey  in dunida muslimka ka codsanayaa in aay wax barasho usoo doontaan Pakistan.Dhanka somalida waa markii ugu horey aay ka qalin jabiso  jamacada in ka badan 50 ardey oo isku jira bachelor and master degree program.

Halkasoo somalida aheyhd qoomiyada labaad ee foreign ka qalin jiyey jamacada ayadoo aay number ugu badan    ahaa yeen Afghanistan. Dhamaan jamacada Number guud ee ka qalin jabiyey jamacad sanadkii 2008 waxey gaarayeen 2263 ardey kawaasoo isku jirey bachalar , master and PHD degree program. 1200 waxey ahaayeen gabdho iyo 1063 ay ahaayeen wiilal.

Dhanka Goden middles waxey  ahaayeen 34 ardey ayadoo 22 ka mid ah aay gabdho  ahaayeen.  dhan ka somalida ayaa ku jirtey , waxaana sigaar ah ugu  mahad ceshey Rw Pakistan doorka somalidu ka cayaartey jamacada. Ayadoo uu wiil  somaliyeed uu haley bilad dahab ah wiilka oo lagu magacaabo Yonis  Hasan Hussein oo ka qalin jabiye MSC  economics isagoo  heley halbeega CGPA 4.

Jamacada islamka waxaa dhigta ardey kor udhaafsa 12000 , waxey ka kala yimaadey Somalia , Yeman ,Iraq Sudan, Indonesia  ,Afghanistan, Nigeria  china strilanka , iyo wadamo kale oo faro badan. Xafladaasoo ku soo gabo gaboodey jawi wanaagsan  ayadoo ay farxad ka muuqanasey ardeyda iyo  dhamaan kasoo qeyb galayaashii.

Halkaan ka daawo sawiro kaloo badan

Halkaan ka fiiri information jamacada.

http://www.iiu.edu.pk/News/ july_09.html#convocation
 
Kuliyada aay somalidu ka qalin jabiyeen

Faculty of economic

  • Yonis Hasan
  • Abdirisaaq Husen adan
  • Abdulkadir yasin xaaji jama
  • Musfa Ibrahim
  • Mohamed adan mahammed Ukuyaale
  • Xayaad ismail
  • Raage saciid xasan
  • Iyo kuwo kale

Sharia and Law

  • Burhaan adan xiir
  • c/laahi sheikh adan
  • c/laahi cali sheikh nuur
  • Axmed  maxamed cabdulle( imamka)
  • C/khaddar maxamed xasan
  • Saciid birmad cigaal
  • Abdigagar
  • Cc/naasir maxamed shirwac 
  • Iyo kale

Usulidiin

  • Sheikh cadirashiid mumin habane
  • Ismail adan islamail
  • Fartuun c/laahi wiif
  • Ismail Ibrahim  cali
  • Cabdirasaaq  xasan hirad
 English literature
  • Ahmed digaale
  • Abdirisaaq Gees
  • Cabdi jaliil maxamud

Arabic

  • Cali warsame ali Hire

Sidoo kale waxaa jirey gabdho gaaraya ilaa 10 .

Waxaa isku soo dubo ridey

Cabdulkadir Yasin xaaji jama

cyxaaji@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin : SomaliTalk.com | July 15, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version