"204,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..." UNHCR
Dagaalka Muqdisho ee u dhexeeya kooxaha muqaawamada iyo ciidamada dawladda
waxaa ku barakacay dad ka badan 204,000 qof laga soo bilaabo May 7, 2009 ilaa
July 6, 2009.
Dadka tiradoodu dhantahay 204,000 qof waxay u barakaceen
o 55,000 ilaa Afgooye IDP, dadkaas 32,000 oo ka mid ah waxay u barakaceen
Ceelasha, 13,000 ka mid ahna waxay u barakaceen Lafoole.
o 60,000 waxay ku barakaceen Mogadishu dhexdeeda ama goobaha barakacayaasha ee
ku xeeran Mogadishu, sida
§ 23,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyo Garas Baaley)
§ 9,800 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal)
§ 9,600 ila Kaaraan (oo ay ku jiraan Jabuti Gode iyo Galgalato)
§ 9,100 ilaa Wadajir
o Tiro kale oo dhan 89,000 qof waxay aadeen meelo sii durugsan oo ay ka mid
yihiin:
§ 24,000 ilaa Shabelle Dhexe (Middle Shabelle); ooo ay ka mid yihiin 11,000
aadey degmada Jowhar.
§ 23,000 ilaa Shabelle Hoose (Lower Shabelle), oo aysan ku jirin Afgooye.
§ 18,000 ilaa Galgaduud, 6,000 oo ka mid ah waxay aadeen degmada Dhuusamareeb.
§ 6,700 ilaa gobolka Juba Hoose (Lower Juba)
§ 6.000 ilaa Gobolka Bay
§ 3,900 ilaa Gobolka Gedo
§ 2,100 ilaa Gobolka Hiraan
§ 1,700 ilaa Gobolka Mudug

Eeg Sawirka oo Weyn (pdf)
Regards,
Cynthia Kisaro,
Public Information Intern
UNHCR BO-Somalia
P.O. Box 43801-00100
Nairobi,Kenya.
Tel:+254 4222204
Mob/Cell:+254 721 100382
Email: kisaro@unhcr.org
Faafin : SomaliTalk.com | July 9, 2009 |