SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - Warar

Dagaal ka dhacay Wadada Sodonka iyo Ciidamada Dowlada oo ku Guul Dareestay , in la Wareegaan wadadaas.

Dagaal aad u Culus oo ayaa ka dhacay Wadada Sodonka iyo Ciidamada Dowlada oo ku Guul Dareestay , in ay kula Wareegaan wadadaasi ayagoo ka soo galay Wadada Sayidka, kan Adan Cade iyo Jidadkale

Dagaal aad u Qaraar ayaa waxaa galabta gabaldhicii uu ka bilaawday Magaalada Muqisho gaar ahaa Agagaarka Suuqa Bakaaraha, kaasi oo u Dhaxeeya Xoogaga ka soo Horjeeda Dowlada iyo Ciidamada Dowlada.

Dagaalkan oo aad u Cuslaa ayaa waxaa la isku adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan sida kan waawayn iyo kuwa yar yar.

Ku dhawaad ilaa sadax Qof ayaa la sheegayaa in ay ku hinteen dagaalkaasi halka ay ku haawacmeen tiro intaasi ka badan sida ay soo sheegeen ilo wareedyo laga helayo Goobaha Caafimaadka.

Ciidamada Dowlada ayaa markii hore la wareegay Goobaha ay ka ag dhawayeen Xoogaga sida Isgoyska H/wadag kan Adan Cade iyo agagaarka Isgoyska Geed jacayl balse Markii danbe ayay dib uga laabteen kadib Dagaal Culus oo halkaasi ka dhacay.

Cabdixakiin Cilmi Xasan 
Cabdixakiin44@hotmail.com

Faafin : SomaliTalk.com | July 5, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version