SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - Warar

kulan looga hadlayay sidii loogu tagi cudra malaariyada oo maaqnta lagu qabtay degaano ka tirsan goblka sh/hoose

Sawiro kaloo badan halkan ka daawo

kulamo gooni gooni oo laaga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa cudurka malaariyada ayaa maanta lag qabtay degaanado golweyn iyo shalanbood oo ka tirsan G/SH/hoose. Kulankaasi oo ay soo qabanqaabiyay madaxa mashruuca malaariyada ee goblka sh/hoose Dr xuseen xuureey,usagoow raaciyay in ay gacan buuxda ka geeysteen haydaha COSV iyo UNICEF, waxaana ka qayb galay kulankaasi qaybaha bulshada sida kalkaaliyaal caafimaadka ee ka howlgala goobaha loo yaqaan [health post] ururada haweenka dhalinyarada guurtida dhaqanka iyo masuuliyiin ka socotay maamulada ka jira degaanadaasi oo gaaray min boqol xubnood.

kulankaasi oo ugu horeeyntii ka hadlay Dr xuseen xiireey oo sheegay sababaha loogu qabtay degaanada Golweyn iyo sh/bood ayaa waxay ay tahay in ay yihiin meelaha ugu badan ee laga helay bukaanka ay soo ridato cudurka malaariyada ,tasoow uu ku macneeyay in biyo fariisiga ay badan yihiin degaanadasi ,wuxuukaloow sheegay in warbixintii ugu danbeetsay shanta bilood ugu danbeeysay degaanka shalambood iyo goweyn la baaray 361 ruux waxaana cudurka malaariyada laga helay illaa iyo 88 ruux kuwaasoow uu ku sheegay in loo sameeyay baritaano iyo daaweyn lacag la aan ahi usagoow sheegay in goob kasta oo caafimaad layska baari karo oo ah xarun caafimaad ee ugu dhow.

sidoow kale waxaa kulankaasi ka hadlay xubno ka socday bulshada rayidka oo inta badan soo jeediyaya amaan iyagoow qaarkoodna soo jeediyaya in la kordhiyo la dagaalanka cudurka malaariyada oo sh cudurka faraha ba aan ku haya degaaanada goblka sh/hoose oo ay ugu wacan tahay biyo fariisga roobabaka iyo kanaalada beeraha ku waraabaan.

guud ahaa kulanakani ayaa waxaa uu qayb ka yahay sidii loo horumarin lahaa caafimaadka dadka soomaaliyeed ee masiibada halajeeysay qaybana ka ahi sidii loo horumarin lahaa caafimaad bulshada soomaaliyeed taasoow fura uah in ay dadka horumaraan hadii caafimaadkooda la horumariyo.

Amiin Yuusuf Khasaaro 

amiinkhasaaro@hotmail.com


Faafin : SomaliTalk.com | July 5, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version