SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SU'AALO & JAWAABO

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


HAL-XIRAALAHA RAMADAANKA

TIJAABI AQOONTAADA DIINTA

1. Sheeg dagaalkii uu ku shahiiday Xamza Bin Cabdilmudhalib?
Uxud
Badar
Duulaankii Baxraan
Duulaankii Dii Amar

2. Imisa sanno ayay Dacwada Rasuulka ku jirtay qarsoodi?
13 sanno
23 sanno
3 sanno
33 sanno

3. Sannadkee iyo halkee ayuu ku geeriyooday saxaabiga Zeyd Bin Thaabit Al/Ansaari?
35 hijr magaallada Maka
45 hijr magaallada Maka
35 hijr magaallada Madiina
45 hijr magaallada Madiina

4. Yaa siday calankii muslimiinta maalintii dagaalka Uxud?
Abuu Dar Al Qifaari
Muscab Bin Cumeyr
Cumeyr Bin Al Xamaam
Al Rabiic Bin Ziyaad

5. Sheeg maalmaha aynan bannaanayn in la soomo?
Maalmaha ciiddul fidriga iyo ciidul adxa
Maalmaha Khamiista iyo Jimcada
Maalmaha Sabtida iyo Isniinta
Maalmaha Arbacada iyo Axada

6. Yuu ahaa saxaabigii ku geeriyooday Shaam isagoo weesa qaadanaya?
Abuubakar Sidiiq
Abuu Dar Al Qifaari
Cumeyr Bin Al Xamaam
Cabdillaahi Bin Busr

7. Sheeg dagaalkii ugu danbeeyay ee uu qaaday Rasuulka
Tabuuka
Uxud
Badar
Makka

8. Sheeg magaca Abuu Xaniifa?
Nucmaan Bin Thaabit
Cismaan Bin Cafaan
Abuubakar As Sidiiq
Cali Bin Abii Daalib

9. Sheeg saxaabigii ugu horeeyay ee u hijrooda magaallada Madiina
Cabdillaahi Bin Cabbaas
Cabdillaahi Bin Jacfar
Cabdul Caas Binu Rabiic
Abuu Salama Bin Cabdil Asad

10. Sheeg saxaabigii ugu danbeeyay kana mid ahaa tobankii nin ee jannada loogu bishaareeyay ee geeriyooda?
Sacad Bin Waqaas
Abuu Hureyra
Khaalid Bin Waliid
Abuu Bakar

11. Sheeg saxaabiga qura ee magaciisa si cad loogu xusay Quraanka?
Zeyd Bin Xaaritha
Cali Bin Abii daalib
Cumar Bin Khadaab
Khaalid Bin Waliid

12. Markii uu Rasuulka (s.c.w) aaday Dhaaif yaa weheliyay?
Zeyd Bin Xaaritha
Cusmaan Bin Cafaan
Abuu Bakar
Abuu Hureyra

13. Sheeg Nebigii dhisay masjidka Al-Aqsa?
Nebi Ciise
Nebi Yacquub Bin Isxaaq
Nabi Ibraahim
Nebi Muuse

14. Yuu ahaa ninkii isku dayay inuu dumiyo kacbada?
Najaasha
Abuu Jahal
Il Cawar
Abraha

15. Yuu ahaa saxaabigii furay Masar?
Zeyd Bin Xaaritha
Camr Bin Caas
Sacad Bin Mucaad
Abuu Dar

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:



Su'aalaha Toddobaadkan Ka Eeg Halkan... GUJI...,

Su'aalihii Toddobaadkii Hore Ka eeg Halkan GUJI

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

SU'AALIHII HORE

SU'AALAHA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
Allah Is Great
March 14, 125
0. Hordhaca Casharada...
1. Cabdullahi Binu Xudaafa
2. Abul-Caas Binu Rabiic
3. Ummu Salama
4. Cabdullaahi Binu Cabbaas
5. Cumeyr Binu Wahab
6. Cabdiraxman Binu Cawf
7. Dhufayl Binu Camr
8. Xudeyfa Binu Al-Yamaan
9. C/lahi Ibnu Ummi Maktum
10. Saciid Binu Caamir
11. Caddiyyu Ibnu Xaatim
12. Majsaata Ibnu Thawr
13. Salmaan Al-Faarisi
14. Asmaa Bintu Abii-Bakar
15. C/lahi Binu Mascuud
16. ABuu Ayuub Al-Ansaari
17. Abuu Hureyra Al-Dowsi
18. Dalxata Binu Cubeydillahi
19. C/lahi Binu Jaxshi
20. Al-Baraa Binu Maalik
21. Thumaama Binu Uthaal
22. Abuu Cubeyda Al-Jarraax
23. ABuu Dar Al Qhifaari
24. Al-Rabiic Binu Ziyaad
25. Uzaama Binu Zeyd
26. Zeyd Binu Xaaritha
27. Ummu Xabiiba
28. Jacfar Bin Abii Dhaalib

00. Mahadnaq: Akhristaasha


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.

HTML CD