SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SU'AALO & JAWAABO

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


HAL-XIRAALAHA RAMADAANKA

TIJAABI AQOONTAADA DIINTA

Su'aalaha Toddobaadkan ka Guji halka,
Su'aalihii iyo Jawaabihii Toddobaadkii hore hoos ka eeg.

1. Sheeg saxaabigii ay malaaigta dhaqday?
Cusmaan Bin Cafaan
Xandalata Al-Ansaarri
Abuubakar As sadiiq
Cali Bin Abii Daalib

2. Sheeg maalintii Nebi Adam cs laga soo saaray Jannada?
Axad
Arbaca
Jumco
Khamiis

3. Waxad sheegtaa gabadhii ka qaybgashay Baycatul-Caqaba iyo dhammaan dhacdooyinkii Uxud, Xuneyn, Xuddaybiya, Khaybar iyo dagaalkii ugu danbeeyay ee lagu dhaawacay Al-Yamaama?
Ummu Salama
Saynaba
Ummu Cumaara Nasiiba Bint Kacab Al Ansaariyah
Asmaa Bintu Abiibakar

4. Sheeg Saxaabigii ugu horeeyay ee ansaariga ahaa ee la dilo?
Abuu Dar Al Qifaari
Abuu Cubeyda Al Jarraax
Cumeyr Bin Al Xamaam
Al Rabiic Bin Ziyaad

5. Sheeg Sannadkii ay billaabatay Khilaafadii Abuubakar (rc?
5 Hijriga
33 Hijriga
22 Hijriga
11 hiriga

6. Waxaad sheegtaa sannadkii uu geeriyooday Imaamu Muslim?
161 Hijriga
461 Hijriga
361 Hijriga
261 hijriga

7. Sheeg sannadkii uu dhacay dagaalkii Khaybar?
1 hijriga
7 hijriga
17 hijriga
5 hijriga

8. Sanadkee ayaa la furtay Makka?
17 Ramadaan sannadkii 8aad ee hijriga
27 Ramadaan sannadkii 8aad ee hijriga
11 Ramadaan sannadkii 8aad ee hijriga
17 Ramadaan sannadkii 7aad ee hijriga

9. Yuu ahaa Saxaabigii ugu horeeyay ee ku dhasha Xabasha?
Cabdillaahi Bin Cabbaas
Cabdillaahi Bin Jacfar
Cabdul Caas Binu Rabiic
Cabdullahi ibnu ummu Kaltuum

10. Yay ahayd gabadhii ugu horeysay ee durata dhagaha?
Saxaabiyaddii Ummu Xabiiba
Kahdiija Xaaskii Nebi Muxamed
Haajara oo ahayd xaaskii Nebi Ibraahim (cs)
Caaisha Xaaskii Nebi Muxamed

11. Yuu ahaa Saxaabigii ay Malaa igta ka xishoon jirtay?
Cuthmaan Bin Caffaan
Cali Bin Abii daalib
Cumar Bin Khadaab
Khaalid Bin Waliid

12. Sheeg magaalladii lagu dilay saxaabiga Zubeyr Bin Al-Cawwaam?
Madiina
Baytal Maqdis
Baqdaad
Basra

13. Yuu ahaa Saxaabigii ugu horeeyay ee u hijrooda Xabasha?
Cuthmaan Bin Caffaan
Salmaan Al Faaris
Saciid Bin Caamir
Cali Bin Abii Daalib

14. Sheeg Saxaabigii ugu danbeeyay ee ku geeriyooda Shaam?
Cabdullaahi Bin Busr
Cabdullaahi Bin Cabbaas
Cabdullaahi Bin Mascuud
Khaalid Bin Waliid

15. Waxaad sheegtaa sayidkii Ansaar?
Zeyd Bin Xaaritha
Sacad Bin Abii waqaas
Sacad Bin Mucaad
Abuu Dar

16. Yuu ahaa ninkii Rumeeyay Rasuulka (scw) kahor intaan la soo saarin?
ABuu Hureyra
Abuu Cubeyda Al Jarraax
Xudeyfa Binu Al Yamaan
Waraqata Bin Nawfal

17. Sheeg Sannadkuu dhashay Imaam Axmad Bin Xanbal, halkeese ayuu ku dhashay?
Sannadkii 164 hijriga, magaallada Baghdad
Sannadkii 14 hijriga, magaallada Baghdad
Sannadkii 64 hijriga, magaallada Baghdad
Sannadkii 16 hijriga, magaallada Baghdad

18. Wuxuu dagaalka ku shahiiday isagoon weli tukan, yuu ahaa saxaabigaas?
Cali Bin Abii Daalib
Cusmaan Binu Cafaan
Camr Bin Thaabit Bin Waqsh
Cumar Bin Khaddab

19. Qowmkee/Qabiilkee ayaa loo diray Nabi Yuunus (cs)
Reer Niiniwiy oo degganaa Mowsil ee Falastiin
Reer Niiniwiy oo degganaa Mowsil ee Ciraaq
Reer Niiniwiy oo degganaa Mowsil ee Cumaan
Reer Niiniwiy oo degganaa Mowsil ee Yemen

20. Sheeg sannadkii uu dhacay Dagaalkii Mu'ta?
8 hijriga
81 hijriga
18 hijriga
4 hijriga

21. Yuu Rasuulka (scw) u dhiibay furaha kacbada maalintii furashada Makka?
Abuubakar Sidiiq
Cusmaan Bin Cafaan
Cuthmaan Bin Dhalxa
Cali Bin Abii Daalib

22. Yaa hoggaaminayay Xujeeydii Saxaabada dagaalkii Tabuuka kadib?
Bilaal
Abuubakar Assiddiiq
Cusmaan Bin Cafaan
Khaalid Bin Waliid

23. Sheeg Sannadkii uu geeriyooday Rasuulka (scw)?
11 hijriga
14 hijriga
21 hijriga
17 hijriga

24. Sheeg Maalinta ay qimaayada dhacayso?
Maalin khamiis
Maalin Isniin
Maalin Axad
Maalin jumco

25. Imisa jeer ayaa magaca Ciisa lagu xusay quraanka?
25 jeer
35 jeer
45 jeer
65 jeer

26. Suuradda Al-Macaarij yay ku soo degtay?
Cali Bin Abii Daalib
Abuubakar Siqiiq
Nadr Bin Al-Xaarith
Cusmaan Bin Cafaan

27. Yaa loogu yeeraa Shaykhul Islaam?
Axmad Ibn Taymiyah
Abuu Daauud
Iimaam Muslim
Iimaam Bukhaari

28. Imisa jeer ayaa quraanka lagu xusay lafdiga ALLAH?
1500
1697
6666
7000

29. Sheeg saxaabiyaddii ku geeriyootay 100 jir iyadoon ilig iyo goos midna ka dhicin?
Ummu Xabiiba
Xaliima Sacdiya
Asmaa Bint Abiibakar
Caaisha, Xaaskii Nebi Muxamed

30. Sheeg saxaabigii ugu danbeeyay ee ku geeriyooday Maddiina?
Sahal Bin Sacad Al Ansaari
Caddiyu Ibnu Xaatim
Salmaan Al Faarisi
Cumeyr Ibnu Wahab

31. Sheeg sannadkii la waajibiyay Soonka?
Sannadkii 32aad ee hijriga
Sannadkii 12aad ee hijriga
Sannadkii 22aad ee hijriga
Sannadkii 2aad ee hijriga

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:



Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

SU'AALO CUSUB

SU'AALAHA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
Allah Is Great



HTML CD