1) Yay ahayd saxaabiyaddii loogu
yeeri jiray labo suunley/maraleey ama( Daatunnidaaqeen)?
2) Yuu ahaa ninkii dilay Cumar Bin
Khadaab?
3) Sheeg sannadkii uu dhashay
Rasuulka (s.c.w)?
4) Yuu ahaa saxaabigii ku dhashay
gudaha Kacbada?
5) Yaa khilaafada la wareegay
kadib dowladdii Suleymaan Bin Cabdilmalik?
6) Sheeg suuradda ay ku jirto
aayaddii ugu danbeysay ee ku soo degta Makka?
7) Sheeg sannadkii uu geeriyooday
saxaabigii Ascab Bin Zuraara
8) Sheeg sannadkii uu dhacay
dagaalkii Banii Qureyda?
9) Sheeg tirada muslimiinta ee ku
shahiidday dagaalkii Badr?
10) Sannadkee ayuu soo islaamay
saxaabiga Cabdillaahi Bin Salaama
11) Sheeg sannadkii ay geeriyootay
gabadhii uu dhalay Rasuulka (s.c.w) ee Zeynaba?
12) Waxad sheegtaa ninka geliya ee
uu Rasuulka (s.c.w) ku dilay gacantiisa iyadoo dagaal lagu jiro?
13) Sheeg tirada gaallada
maalintii dagaalkii Uxud?
14) Sheeg sannadkii uu Rasuulka (s.c.w)
guursaday Zeynaba Bint Jaxsha?
15) Yuu ahaa saxaabigii ugu
horeeyay ee quraanka kor ahaan ugu aqriya magaallada Makka?
16) Sheeg dagaalkii ugu horeeyay
ee uu Rasuulka (s.c.w) qaaday?
|