31 October
|
Moi
oo Madaxda Soomaalida Kula Kulmay Madaxtooyada Eldoret
“waxaa wanaagsan oo lagama maarmaan ah inaad ballan qaadkan ka
dhabaysaan, weliba waxaa wacan inaad Muqdisho ka degtaan oo dekadda furtaan”
Moi »»“Ma doonayno inaynu kala tagno inagoon waxba dhisan” »»"Hadda Nabad ayaan doonayaa
... bar-bar-kay ka baxdaa waa Bakayle qaleen" Cabdulaahi Yuusuf Dhamaan Ka akhri
warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq
|
30 October
|
Xafladda
Berri oo Laga Daawan Doono ARAP Satellite
Mr.
Mwangala
ayaa
sheegay in qolka shirarka ee madaxtooyada Moi loo qoondooyey inay 100 qof oo
ay lixdan dublumaasiyiin iyo calamka ka imanayaa ku jiraan, madaxda
soomaalidana laga macsuumay 44 xubnood Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq
Warqad furan oo Mwangale ku socota
Dacawad gaar ah oo ku saabsan gudiga farsamada Igad ka maqnaanshaha shirka
qowmiyadda ree Baraawe...
GUJI
Waraysigii
Gen. Moorgan
Ibraahim Maxameddeeq ayaa
waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Gen. Maxamed Saciid
Xirsi Morgan oo jooga Eldoret, Akhri waraysiga
oo dhan
»» Shirka
Eldoret & Aragtida Shacabka [DoodFuran]
|
28 October
|
Qowmiyada
Carabta Soomaalida oo Cabatay
Ergooyinka shirka dibu
heshiisiinta soomaalida Eldoret ka jooga qowmiyadda carabtu qoraal ay
Somalitalk soo gaadhsiiyeen ayeey kaga cawdeen inaan wax xubna ah laga siin...
GUJI
Waraysi
Kusaabsan Heshiiskii Soomaalida ee Shirka Eldoret
Wariyaha Idaacada IQRA Maxamed
Aden Terra oo ku sugan magaalada Eldoret oo haatan ay heshiis saxiixeen 21
hogaamiye kooxeedyada soomaaliyeed ee..
GUJI
Talo
ay Soo Jeediyeen Boqorada Soomaalida ee Jooga Eldoret
Taladaas oo ka kooban shan
qodob waxaa kamida "In boqorrada Somaliyeed la siiyo doorka ay ku
leeyihiin dib-u-heshiisiinta Qaranka, IGADna ay..." GUJI
Beesha
Mudulood o Shir Gaar ah Yeeshay
Hoggaamiyeyaasha Beesha Mudulood ee jooga
Eldoret kana qeybgalaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shir
gaar ah ku yeeshay Hotelka Asis ee ku yaala, si ay... GUJI
|
27 October
|
Heshiis
Ka Dhacay Shirkii Eldoret
»» Hogaamiyayaasha
siyaasadda Soomaliya ayaa maanta qalinka ku duugey qodobadii habka dibu
heshiisiinta Soomaalida »»"... Moi
inaad heshiiseen aad ayuu ugu farxay wuuna iga rumaysan waayey inaad
heshiiseen" Mr. Elijah »»Qowmiyadda Banaadiriga xubin loo
aqoonsaday
...Dhammaan ka akhri warbixintii
Ibraahim
Maxamedeeq
|
26 October
|
Gen.
Gabyow oo Ilmeeyey , Gen. Gaani-na ka tirayo
Maanta oo Sabti ah waxyaabihii
ka dhacay shirka waxaa ka mid ahaa in DKG aysan soo xaadirin madasha, iyo
Gabyow oo.... akhri
warbixintii Ibraahim Maxamedeeq GUJI.Halkan
Waraysi:
Cali Fiqi, Wasiiru Dawlaha Hawlaha Guud - DKG
"haddii ay dhamaan
soomaalidu heshiis ku wada noqdaan isla markaana wakhtiga doorashadu noo
dhamaado waxaan diyaar u nahay iftiinka carta ka soo baxay inay ku soo
biiraan kooxaha soomaaliyeed" GUJI.Halkan
Shirka
Eldoret, Marba Waji
Gudiga lataliyayaasha Shirka
Eldoret ee IGAD oo
laga horyimid, danjiraha Itoobiya u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa si
kulul u beeniyey waraysi uu ku tilmaamay mid been abuur ah, iyo... GUJI.Halkan
Prof. Ibbi: Waxaan ahay Islaax, itixaad, qaadiriya, tabliiq iyo suufi
warkaan iyo shirkii
maanta
oo uu ka
hadlay Aden Gabyoow oo aad ugu taagsaday in soomaalidu ay heshiiyaan oo...
warbixintii Ridwaan Xaaji (IQRA) GUJI.Halkan
SSL
oo oo ka cawday IGAD -warsaxaafadeed
Qoraalkaas oo ku bilaabmay
"Annagoo ka mid ah Mawaadiniinta
Deegaanka Kismaayo, oo ku hadlaya magaca qabiilka......
" GUJI
|
23 October
|
Shaar Gaduud:
"Heshiis ayaan kala saxiixanay Deeroow"
Madaxwaynaha
maamulka Koonfur galbeed Col. Xasan Maxamed Nuur Shaar gaduud ayaa waxaa uu
IQRA u
sheegay in heshiis uu la saxiixday gudoomiyaha baarlamaanka TNG Cabdalla
Deeroow Isaaq GUJI.Halkan
Waraysigii
Col. Barre Hiiraale
Ibraahim Maxamedeeq wuxuu
waraysi ku saabsan shirka dibu heshiisiinta soomaalida ee Eldoret ka socda
iyo arimo la xidhiidha deegaanka Kismaanyo kula yeeshay raarta dambe ee
Hotel Sirikwa guddoomiyaha isbahaysiga dooxada... GUJI.Halkan
"Wadamada
Deriska ah raalli Kama aha Nabada Soomaaliya"
sidaas waxaa yiri madaxweynaha DKG oo shir
Jaraa'id ka jeediyey Magaalada Muqdisho, inkasta oo uusan carabaabin
wadamadaas... GUJI.HALKAN
Muuse
Suudi oo la Kulamy Wufuud Joogta Eldoret
kuwaas oo ay kamid yihiin
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga, madax ka socotay Jaamicadda Carabta,
guddoonka qabanqaabada shirka Eldoret, Hoggaamiye kooxeed, iyo GUJI.Halkan
|
21 October
|
"Cabdi-Qaasim shirka
Ha Yimaaddo ama si Cad ha u Qaaddaco"
sidaas waxaa ku celceliyey
Kornayl Cabdillaahi Yuusuf iyo Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo labaduba... ...
shirka Eldoret iyo waxa ka cusub ka Akhri warbixntii Ibraahim
Maxameddeeq ..GUJI
|
20 October
|
Maxameddeeq
oo Waraysi layeeshay Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Puntland
Ibraahim Maxamedeeq oo
waraysiga qaaday ayaa weydiiyey su'aalo dhinacyo badan oo Soomaaliya ah,
waxana waraysigii u dhacay sidan: GUJI.HALKAN
Ridwan oo
waraysi la yeeshay Xuseen Maxamed Caydiid
waxa uu yiri
"waxaan doonaynaa 3 arimood oo kala ah: in soomaaliya dawlad loo dhiso, in soomaaliya aysan hoy u noqonin argagixisada lagana sifeeyo ururada islaamka sida Al-Itixaad iyo Al-islaax iyo ..." GUJI.HALKAN
Go'aan
kasoo baxay Jaaliyadda Waamo ee UK
Go'aanka waxaa kmida: In
wafuuda ka socata Dooxada Jubba aan lagala xaajoonin arimaha J/Hoose, In
Dooxada Jubba sharuud la' aan oga baxaan degaanka J/Hoose. GUJI.HALKAN
|
19 October
|
Beesha
Degoodiya oo Taageeray Shirka Eldoret Baaq ay waxgaradka iyo odayaasha beesha degoodiya udireen
IGAD iyo saxaafada caalamka ayay ku muujiyeen in ay taageersanyihiin shirka Eldoret
balse...GUJI.HALKAN
Dr.
Culosow oo Maanta Gaaray Elderot
- Shirka oo lagayaabo in 3beri dib loo
dhigo
- Beesha Mudulood oo shir kuyeeshay
Eldoret
- Cismaan Caato oo soo kordhiyey
waftigiisa shirka
- Suxufiyiin Soomaaliyeed oo laga
celiyey shikra
- Dhammaan
Ka akhri Halkan
|
18 October
|
Cumar
(Filish) oo Maanta Gaaray Elderot
»»
Wafti uu
hogaaminayo Cumar Maxamed Maxamud (Filish) oo maanta gaaray Magaalada
Elderot. »» Shirka oo Maanta hakad Galay sabatoo ah... »» Maxamed DHeere oo yiri DKG yey dawladnimo sheegan hadii kale... »»
Muuse Suudi oo aan maanta shirka ka qaybgelin sababtoo ah... Dhammaan Ka
akhri Halkan
|
17 October
|
600
Qof oo Kasoo Qaybgalay Shirka Eldoret waa Dad aad u xad-dhaafa oo
kabadan intii shirka loogu talagalay oo kasoo qaybgalay, taas awgeed waxaa...GUJI.HALKAN
»» Eldoret
Oct 16-17 & Aragtida Shacabka
Puntland &
SRRC oo Kabaaqday Shirka Iyadoo maalintii 3aad uu guda galay shirka dib u heshiisiinta soomaalida
ayaa ergooyinka ka socday maamulka Puntland oo. GUJI...
|
16 October
|
Yalaxow iyo
Hilowle oo isku Khilaafay Casumada Shirka Eldoret Gudoomiyaha kaltanka golaha
SRRCda DR. hiloowle imaam cumar iyo muuse suudi yalaxoow oo ah gudoomiyaha
ururka USC-SSA ee waqooyiga muqdisho ayaa Guji.
Isbedelka
lafilayo in uu kuyimaado 4tii qaadacay shirka Hogaamiye
kooxeedyada kala ah maxamaed qanyare afrax, cismaan xasan cali (caato),
mowliid macaani maxamuud iyo cumar filish ayaa... Guji.
Puntland oo
Kuhanjabtay in ay kabaxayaan Shirka
Eldoret hadii lakordhiyo tirada ergooyinka ee 300
horay loogu heshiiyay GUJI...
Warbixin Kusaabsan
Shirka Eldoret Ibraahim Mohamedeeq faalo dheer oo uu kasoo
diray shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya ayuu ku sheegay in. GUJI
|
15 October
|
Shirkii Eldoret oo
Furmay
Laba warbixinood oo kusaabsan shirka dib u heshiisiinta Soomaalida. »» Warbixintii
Radio IQRA fm »»
Warbixintii Maxamed Xaaji Ingiriis »»
Eldoret
Oct 15 & Aragtida Shacabka [DoodFuran]
|
14 October
|
Faaladii Joonge
"Shirka Eldoret oo
Fashil ku Dhow Shirweynaha dib u
heshiisiinta Soomaalida oo lagu wado inuu berito ka furmo
Eldoret, Kenya ayaa u muuqda mid GUJI
|
13 October
|
Qabanqaabada
Shirka iyo Muqdisho Wufuud
kala gedisan oo maanta ku sii jeeda magaalada Eldored ee dalka kenya
si ay uga qaybgalaan shirka dib u heshiissinta soomaalida..
GUJI
|
September 2
|
Waraysigii
Maxamed
Qanyare
"Ma qabo inuu yahay Shirka Nayroobi mid najxaya waayo waxbaa ku hoos
qarsoon" sidaas wuxuu kusheegay waraysi dheer oo
GUJI...
|