31 January
|
WAR BIXIN KU SAABSAN SHIRKA
ELDORET
Mr. Peter N. Nyagah ayaa maanta si
cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka
Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo... GUJI...
|
22 January
|
WASIIRKA
ARIMAHA DIBEDDA EE KENYA OO ERGOOYINKA SOOMAALIDA LA SHIRAY
Hon. Kolonzo Musyoka ayaa booqasho ku yimid xarunta uu shirka
dib u heshiisiinta Soomaalidu ka socdo ee magaalada Eldoret. Mr. Kolonzo oo ay
socdaalkiisa ku weheliyeen GUJI...
|
19 January
|
“Shirku
waa inuu socdaa, waa in guul la gaadhaa, ninkii diidana waa in laga takhalusaa”
Sidaas waxaa yiri Col. C/llaahi
Yuusuf Axmed. Warbixin iyo waraysi uu bixiyey ka akhri GUJI.....
|
17 January
|
MADAXDA
HAYADAHA UN OO ELDORET BOOQASHO KU YIMID
Waxayna Soomaalida u
sheegeen in haddii ay dhab ka tahay nabad raadinta Soomaaliya ay shirka Eldoret
taageero iyo shaqo ka wanaagsan kaalintii ay hore ugu lahaayeen ku yeeshaan..
GUJI...
Musyoka oo la kulamay
Ergadda Eldoret
wasiirka arimaha dibadda
kenya ayaa shalay la kulmay ergooyinka soomaalida ee ka qaybgalaya shirka
eldoret... GUJI...
|
15 January
|
AYAAMAHAN
IYO SHIRKA ELDORET
Shirka Eldoret ayaa
ayaamahan ku jira khilaaf ka dhexeeya golaha hogaamiyaasha iyo gudiga farsamada
IGAD. Kaas oo ku saabsan ka qayb galayaasha wejiga 2aad ee shirka, laakiin is
qab-qabsigan ayaan wax macno ah ku fadhiyin marka la eego habsami u socodka
hawsha wejiga 2aad ee shirka. GUJI....
|
14 January
|
Shirkii
Jaraa’id ee Mwangale
ELDORET: waxana
uu heegay in uu diyaar uyahay isbadal lagu sameeyo hadii uu faa;iido ukeeni
karo shirka Eldoret.. GUJI
|
13 January
|
Muusa
Suudi oo Muqdisha Aaday
Kenya: hogaamiya
kooxeedka muuse suudi yalaxoow ayaa saaka ka anbabaxay magalaadda Eldoret .. GUJI
|
05 January
|
WARARKII
UGU DAMBEEYEY EE SHIRKA ELDORET
Warqad caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD
ayaa faahfaahisay sida ay u baxayaan ergooyinka ka tegaya Eldoret iyo kuwa
loo ogol yahay inay sii joogaan. ka.akhri Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq..
|
DECEMBER 2002
|
WARARKII
DECEMBER 2002 EE ELDORET
“Taxanaha wararkii bishii december
2002 ee
shirka Eldoret Ka akhri halkan
-- GUJI .
|
NOVEMBER 2002
|
WARARKII
NOVEMBER 2002 EE ELDORET
Dhammaadkii bishii November ayaa la bilaabay
qaybta labaad ee shirka Eldoret, taas oo ku saabsan "... qorista iyo habaynta tiirarkii
ay dawladda Soomaaliyeed isku taagi lahayd" Ka akhri halkan
-- GUJI
|
OCTOBER 2002
|
WARARKII
OCTOBER 2002 EE ELDORET
“Taxanaha wararkii bishii October ee
shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee kasocda magaalada Eldoret ee dalka
Kenya Ka akhri halkan
-- GUJI .
|