Puntland oo yeelanaysa Calan u gaar ah iyo Astaan
Madaxweyanaha Dowladda Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo
maanta magacaabay Guddi loo xilsaaray in ay dadka reer punland u soo bandhigaan
soo helida Calanka Astaanta iyo Heesta Calanka DPL.
Madaxweyanaha Dowladda Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oomaanta magacaabay Guddi loo xilsaaray in ay dadka reer punland u soobandhigaan soo helida Calanka Astaanta iyo Heesta Calanka DPL.
Shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay madaxweynaha Dowladda Puntland DrC/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud ayaa waxa uu ku maagacaabay Guddiloo xilsaaray in ay u soo bandhigaan bulshadda reer puntland soohelida Calanka Astaanta iyo Heesta Calanka hadaba Dikreetadaas uuguddigani ku magacaabay Madaxweynaha ayaa waxa ay u qornayn sidan hoosku qoran.

Waxaa soo tebiyay
Xuseen Abdullahi
xuseen339@gmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 7, 2009