SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Dowlada FKMG oo Qiratay in Ciidamo Gumaysiga Ethiopian ah ay Joogaan Gudaha Soomaaliya

Wasiirka Amniga Cumar Xaashi Aadan ayaa xaqiijiyay in ciidamo Ethiopian ay ku sugan yihiin Deegaanka Kala-Bayr oo qiyaastii 20-KM gudaha ugu jirta Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay sugayaan ammaanka wadankooda. Dhegayso (MP3)  ama Soo rogo  (MP3) ama Halkan ka dhegayso


Sheikh Shariif Fikirkiisii ku aadana Itoobiya iyo Qabqablayaashii dagaalka ka hor intii uusan Noqon Madaxweynaha DFKMG.


Taariikh Xusid mudan: Hadalladii Cumar Xaashi ee Shalay/Asmara & Ficilka Maanta/Hiiraan (2008-2009)

MAANTA (2009):

Dhegeyso Cumar Xaashi oo Itoobiya Ammaanaya ama soo rogo (May 29, 2009) - BBC

Dhegeyso Cumar Xaashi oo ka hadlaya Dagaalada cusub ama soo rogo (May 10, 2009) - BBC

Dhegeyso Warbixin Ku saabsan Cumar Xaashi iyo G/Hiiraan ama soo rogo (June 10, 2009) - Danan

SHALAY (2008):

Saciid Nabadon Wareysi Cumar Xaashi Asmara iyo Somalia (April 2008) - Daawo Video-ga hooseTV


Faafin : SomaliTalk.com | June 12, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version