SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

PUNTLAND DIASPORA FORUM OO SOMALIDA MINNESTA CASUMAY

Puntland Diaspora Forum oo ah Urur lagu dhawaaqay asbuucyadii na soo dhaafay ayaa Shir qaban doona Maalinta Sabtida ah ee June 20 keeda. dhammaan Somalida Gobalkan dagan waxaan la socod siinayaan in lagu casumay Daah Furka Urur kan Cusub. Sidoo kale Qaban qaabiyaashada Shirka oo kala ah Yaasin Yabarag iyo Yuusuf Cali waxay sheegeen in Qaban qaabo tan la mida ay ka socoto Wadamo kale oo ay ka mid yihiin Caasumadda United Kingdom LONDON iyo CANADA.

Waxay kaloo xuseen in Gobalkasta iyo Wadan kasta Qurba jooga ka soo Jeeda Maamul Gobaleed ka Puntland ay samaysan doonan Cutub ama Qayb ka mid noqon doonta PUNTLAND DIASPORA FORUM isla markaana magacaan uu noqon doono mid mideeya ama Hal Dalad oo ay ku duulaan waa siday hadalka u dhigeene.

Kulanka Minneapolis waxaa ka Hadli Doona Madaxweynaha PUNTLAND DIASPORA FORUM Mudane Dr Abdiqadir A. Hashi iyo Madaxweynihii Hore ee Puntland Mohamed Abdi Hashi iyo waliba ENG Mohamuud Haamud oo ah Vice President PUNTLAND DIASPORA FORUM.

Fadlan waa lagu Cusumay, Goobta iyo Wakhtiga iyo waliba Ciwaanka Meesha Shirku Ka dhacayo iyo Cida ka hadlaysa ka eeg Warqadda Casumaadda Marlabaad ee hoos ku qoran.

Ustaad Abdiwali Dalboon
Waqooyiga America Minnesota
cdalboon@hotmail.com

Faafin : SomaliTalk.com | June 12, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: webmaster@somalitalk.com

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.