SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Warsaxaafadeed kasoo Baxay Shirkadda Tawakal Express
Waxaana shirkadda loo doortay Gole cusub oo fulinta iyo guddi golaha hantiilayaasha..

WAR MURTIYEED

May 31, 2009 
 

Waxaa taariikhdu markay ahayd 21/05/09 – 25/05/09 isugu yimid shir golaha hantiilayaasha Shirkadda Xawaaladda ee Tawakal Express. Shirkaan oo ka dhacay xarunta shirkadda ee magaalada Dubai, waxaa lagu doortay Golaha Fulinta (Executive Team)  iyo Guddiga Golaha Hantiilayaasha (Board of Directors). 

Shirkadda Xawaaladda Tawakal oo ka duuleysa aragti cusub oo ku saleysan baahida dadweynaha, kobcinta dhaqaalaha shirkadda iyo raalligelinta macaamiisheeda waxay dooratay Gole Fulin oo aqoon iyo karti ku filan u leh masuuliyadda shirkadda ee waqtigaan.

Waxaa kale oo la doortay Guddiga Golaha Hantiilayaasha (Board of Directors). Golahaan oo u badan hantiilayaal cusub oo shirkadda kusoo biiray kuna soo daray hanti farabadan si loo gaaro aragtida iyo yoolka shirkaddu higsaneyso. 

Madaxa Golaha Fulinta (CEO) ee Tawakal Express waxaa loo doortay:

Mudane Garad Khalif Nor oo hore u ahaan jiray madaxa Shirkadda ee USA. Mudane Garad waxuu khibrad iyo waayo aragnimo maamul oo sare  ka soo kasbaday shantii sano ee uu maamulaha ka ahaa qaybta shirkadda ee USA. Waxaa u suurtogashay in uu shirkadda ku ballaariyo 20 ka mid ah gobollada wadanka USA oo intooda baddan leh sharciyo aad u adag, aadna qaali u ah.  

Madaxa Gudigga Golaha Hantiilayaasha ee Tawakal Express waxaa loo doortay: Mudane Abdullahi Yusuf Musse (Indho-caad) oo ka mid  ah ganacsatada waaweyn ee UAE, ganacsigana kusoo jiray muddo ka badan afartan sano.   

Shirkadda Xawaaladda Tawakal Express waxa ay ogeysiiskaan la qaybsaneysaa dhammaan dadweynaha iyo macaamiisha sharafta leh ee sida tooska ah iyo sida dadbanba ugu xiran Tawakal Express 

Mahadsanidin 

Waxii faahfaahin ah iyo ciddii dooneysa in ay wareysato madaxda Tawakal Express waxay kala soo xiriiri kartaa: 

Tel:+9714-2284913 Fax:+9714-2284813 Email: Publicrelations@Tawakal.ae


PRESS RELEASE

May 31, 2009 
 

Garad Khalif Nor has been appointed to become the new Chief Executive Officer of Tawakal Express in shareholders’ meeting held on May 25, 2009.  

Garad K. Nor who is one of the original founders of the company brings huge wealth of experience to the Company. He has been credited for building a strong Tawakal Express franchise in United States of America where he opened the first branch location in 2003.  

Under the leadership of Garad, the Company expanded from one branch location in Minnesota to over 40 branches operating in over 20 states in USA. During this short period he helped the company to strengthen its compliance procedures to adhere to the strict USA Anti-money Laundering laws and regulations. Garad is a visionary leader who modernized the Company internal control procedures, IT systems and strategic partners relationship. He is expected to build on these successes to lead the Company to greater heights.  

Garad holds our customers as the most valuable tool in our success and always believes in customer satisfaction as the core competency to compete on to create loyal customers. While Garad believes in expanding our company’s presence in every corner of this globe to bring services closer to our customer, he does not compromise on quality of our services and customer satisfactions. Based on these past experiences and convictions, our shareholders and board of directors have elected Mr. Garad Nor to this new position. 

Please join us in congratulating Mr. Garad Khalif Nor as our new Chief Executive Officer. 

Thank you, 

Public Relations Manager

PS:  Any member of the press who is interested in interviewing Mr. Garad Khalif Nor can contact the Public Relations department at:

Tel:+9714-2284913 Fax:+9714-2284813 Email: Publicrelations@Tawakal.ae

Faafin : SomaliTalk.com | June 9, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: webmaster@somalitalk.com

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.