"117,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..."
UNHCR
- Warbixintii UNHCR, June 8, 2009
Dagaalka u dhaxeeya kooxaha Muqaawamada iyo ciidanka DFKMG waxaa ku barakacay
dad tiradoodu gaarayso 117,000 , laga soo bilaabo markii dagaalkaasi bilowday 8dii May 2009
ilaa 7 June 2009.
Dadkaas dhan 117,000 waxay u barakaceen::
o 32,000 ilaa Afgooye (IDP) oo ay tageen xeryaha barakacayaasha
o 36,000 waxay u barakaceen Mogadishu dhexdeeda ilaa duleedka Muqdisho sida:
§ 13,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyoGaras Baaley)
§ 8,700 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal)
§ 8,500 ilaa Kaaraan (oo ay ku jiraan Jabuti Gode iyo Galgalato)
o Tiro kale oo dhan 35,000 waxay u barakaceen meel ka durugsan Muqdisho sida:
§ 16,000 ilaa Galgaduud.
§ 12,000 ilaa Shabellada Dhexe
§ 11,000 ilaa Shabellada Hoose (oo aysan ku jirin Afgooye)
§ 2,300 ilaa Gedo
§ 2,700 ilaa Jubada Hoose
● Dadkaas tiradoodu dhan tahay 117,000 waxay ka soo barakaceen:
o 34,000 ka barakacay Yaaqshiid (oo ay ku jiraan Towfiiq, Ceel Tuubba Weyne,
Fagax, Jungaal)
o 15,000 ka barakacay Wardhiigley (oo ay ku jiraan Cali Kamiin, Stadium,
Xararyaale, Buur Hindi)
o 7,400 ka barakacay Hawl Wadaag (oo ay ku jiraan Warshadda, jidka 30-ka, Black
Sea, Baar Ubax)
o 6,100 ka barakacay Hodan
o 4,600 ka barakacay Boondheere
o 8,500 ka barakacay Dharkenley
o 2,800 ka barakacay Wadajir
Isha warkan
Roberta Russo
Associate Public Information Officer
UNHCR Somalia | Nairobi Kenya
Khariidada hoose waxay muujinaysaa meelaha barakacayaashu ka tageen iyo
meelaha ay u barakaceen ee (Mogadishu iyo Afgooye).

Eeg Sawirka oo Weyn (pdf)
Baaq ka soo
Baxay Culimada Puntland
..Dagaalka ka socda gobollada
koofureed taageeriddiisa iyo ka qeybgalkiisu waa xaaraam...
..Heshiiska badda ee dhexmaray Kenya & DFKMG waa in loo soo bandhigo
culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG...
Akhri Baaqa June 8
Sheikh
Aweys oo Maanta Shir Jaraa'id ku Qabtay Muqdisho - June 8, 2009
Wararkii June 4, 2009 ee Barakaca Hoos ka akhri:
91,000 oo Qof oo ilaa hadda ka Barakacay Dagaalada ka Socda Muqdisho...
Dagaalka u dhaxeeya kooxaha Muqaawamada iyo ciidanka DFKMG waxaa ku barakacay
dad tiradoodu gaarayso 91,000, ilaa markii dagaalkaasi bilowday 8dii May 2009
ilaa (4 Jun).
91,000 oo qof waxay aadeen ama u barakaceen:
o 25,000 ilaa Afgooye goobaha barakacayaasha ee loo yaqaan IDP settlements
o 34,000 xamar dhexdeeda Mogadishu ilaa cirifka Muqdisho, sida:
§ 12,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyo Garas Baaley)
§ 8,700 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal)
§ 7,300 ilaa Kaaraan (oo ay ku jirto Jabuti Gode iyo Galgalato)
§ 2,700 ilaa Wadajir/Medina
o waxaa kale oo 32,000 waxay aadeen goobo sii durugsan oo ay ka mid yihiin:
§ 10,000 ilaa Galgaduud.
§ 6,800 ilaa Shabeellada hoose (oo aysan ku jirin Afgooye)
§ 6,200 ilaa Shabellada Dhexe
§ 2,100 ilaa Gedo
§ 1,900 ilaa Jubbada Hoose
Dadkaas tiradoodu gaarayso 91,000 waxay ka barakaceen meelaha kala ah:
o 26,000 ka barakacay Yaaqshiid (oo ay ku jirto Towfiiq, Ceel Tubba Weyne,
Fagax, Jungaal)
o 14,000 ka barakacay Wardhiigley (oo ay ku jirto Cali Kamiin, Stadium,
Hararyaale, Buur Hindi)
o 7,400 ka barakacay Hawl Wadaag (oo ay ku jirto Warshadda, Jidka 30-ka, Black
Sea, Bar Ubax)
o 5,200 ka barakacay Hodan
o 4,500 ka barakacay Boondheere
o 4,400 ka barakacay Dharkenley
o 2,800 ka barakacay Wadajir
o 2,800 ka barakacay Kaaran
Toddobaadkii hore (31 May – 5 Jun) dadka barakacay badankoodu waxay ka yimaadeen
Yaaqshiid, Kaaraan, Dharkenley, iyo Wadajir. (4 Jun)
Isha warka: Roberta Russo
Associate Public Information Officer /UNHCR Somalia
Nairobi

United Nations Political Office for Somalia
(UNPOS)
XAFIISKA QARAMADDA MIDOBAY U QAABILSAN ARRIMAHA
SIYAASADDA SOOMAALIYA (UNPOS)
WAR-SAXAAFADEED 019/2009
SARAAKIISHII SARE EE CIIDAMADII HORE E DALKA
SOOMAALIYEED OO KU SHIRAYSA WASHINGTON, DC
Nayroobi, 3 Juun-2009, Saraakiishii Sare ee ciidamadii hore ee Dalka
Soomaliyeed ayaa ku kulmaya Waashington inta u dhaxeeysa 4-5 Juun
2009. Waxaana abaabulay shirkaasi Xafiiska Qaramadda Midoobay u
Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaalia,UNPOS, waxaana shirka hagaaya
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaliyeed.
Shirku waxa uu ahaanayaa mid hordhac ah oo loogu go’ogol xaarayo
siddi lagu helilahaa tageerada iyo ka soo qaybgalka Saraakiisha caanka
ah ee hogaaminta Ciidamada Soomaaliyeed. Waxaana la filayaa in shirkan
uu ka dambeen doona shir kale oo dhici doona daba-qaayada bisha
Juulaay.
Ayada oo la dhowrayo Heshiiskii Jibuuti iyo sida ay Xukuumaddu ooga
go’antahay in ay dib oogu dhisto Hayadaha Nabadgelyadda Qaranka, ayaa
shirku waxa uu eegayaa sida uu ahaa qaab-dhismeedkii ciidamadda Xooga
Dalka Soomaaliyeed intii aysan Dowladii burburin iyo sida oogu haboon ee
wax looga qaban karo baahidda hadda jirta iyo tan mustaqbalkaba.
‘Waxaan rajaynaynaa in uu shirkan noqdo shirkii oogu horeeyay ee
shirar badan oo mira dhal ah oo laqandoono’, ayuu yiri Ergaygga Gaarka
ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah.
“ Saraakiishan Sar-sare ee ka soo qayb-galaya shirkan waa saraakiil lagu
xurmaynayo khibradda iyo aqoontoodi hore ee ciidannimo -wakhtigoodina
waxaa Soomaaliya taariikh ahaan laga codsan jiray in ay wadamo kale oo
African ah u tababarto ciidamo.
Mudadda Shirka uu socdo, ka soo qayb-galayaasha shirka waxa ay ka
hadli doonaan sida oogu haboon ee lagu horumarin karo qay-baha
nabedgelyadda qaabilsan.
‘ Tani waa fursan aad oogu wayn Ummadda Soomaliyeed waayo waxa ay
cashar kabaranayaan sida ay horay u ahaan jireen si ay xal oogu helaan
mustaqbalkkoda’ ayuu yiri Mudane Ould Abdallah.
--------------------------------------------------------------------------------------------------------
For more information please contact: Susannah Price or Donna
Cusumano,
Public Information Officers, UN Political Office for Somalia
(Nairobi, Kenya) Tel: +254 20 762 7132/7133 or +254 733902020/ 737400133
Please visit:
www.UN-Somalia.org
Faafin : SomaliTalk.com | June 5, 2009 | Updated: June 9, 2009