SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Muxaadaro lagu Qabtay Masjidka Rowda ee Minneapolis

Muxaadaraad Kii Masjiddu Rowda oo dhacay iyo Dr Ahmed oo shil gaari galay iyo Allaha u Naxariistee Sh Mohamud Foodcade oo loo duceeyey

Caawey salaaddii Makhrib ka dib ayaa Masjidda Rowda ee ku yaala Magaalada Minneapolis lagu qabtay Muxaadaraad ay ka qayb galieen Culumo badan.

Waxaana ka mid ahaa Sh Abdiqadir Nuur Farah oo loo yaqaano Sh Abdiqadir Gacamay oo ku sugan Somaliya Caasumadda Maamulka Gobaleedka Somaliyeed ee Puntland Garoowe halkan ka dhagayso ama soo rogo.

Sidoo kale su'aalo la waydiiyey Sh. Cabdiqaadir Gacamay halkan ka dhagayso... ama soo rogo

Waxaa kaloo lagu Waday in uu ka Qayb galo Dr Ahmed Haji Abdirahman hase yeeshee Shilgaari ayuu ku galay haddana waa fiican yahay.

Culumada Ka qayb gashay Muxaadaraadka ayaa waxaa kale oo ka mid ahaa Sh Abdirizaq Hashi oo u Duceeyey Allaha u Raxmadee Sh Mohamud Foodcadde oo Shalay salaaddii Jamcaha ku Geeriyooday Dalka Canada Sh Abdirizaq ayaa sidoo kale allah Caafimaad u weydiiyey Dr Ahmed oo Shil gaari galay halkan ka dhagayso ama soo rogo

Waxaa kaloo ka hadlay Sh Sacad oo ah wadaad Daaciya waxuuna dad ka ku booriyey in dhaqan ka lagu dhago Halkan ka dhagayso ama soo rogo

Waxaana Barnaamijka Daadihinayey Sh Abdirizaq Macalin Sancaani oo ah Imaamka Masjidka Muxaaraadka Sh Abdirizaq Hashi iyo Sh Sancaani oo Vedio ah dhawaan ayaan idin soo gudbinaynaa insha allah.

Waxaa isku soo dubariday
Abdiwali Dalboon
 <cdalboon@hotmail.com>

OGEYSIIS: AXADA WAXAA ROWDAH KA JIRTA MUXAADARO EE HA MOOGAAN
OGAYSIIS KAALINTA DUCAADDA IYO MARAAKISTU KU LEEDAHAY BULSHADA

Faafin : SomaliTalk.com |  June 7, 2009

 

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: