Daabaco
Boggan | Print

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri

Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |

Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |

Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |

Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
Cabdiwaaxid Khaliif Muxuu soo Kordhiyay: Reer Cabdi-Gaboose Rer Mudug
Ma-ahan
Siciid xasan
sdhegacade@hotmail.com
Cabdi Yuusuf Dalab oo ku magac dheeraa Cabdi Gaboose, Ilaahy janadii haka
waraabiyee, iskadaa isaga iyo aabihiise, awoowgiissii 15aad waxay kasoo jeedaan
deegaankaas teedsan carro mudug korna u aad ilaa bariga Baargaal. Xaaji
Cabdi-Gaboose waxuu ka mid ahaa amase hormuud ka ahaa raggii seeska u jeexay
magaalada Galkacyo, waxuu ahaa caaqil bahdiisu jeceshahay maamuus iyo xormana ku
lahaa tolkiis iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Aniga qoraya maqaalkaan
Cabdi-gaboose waxuu iigu toosanyahay awoowe, oo aabbahay adeer buu u ahaa.
Ninkii yaqaan Galkacyo baa garanayee waxuu maqaamkiisa ganacsi garabka ku hayay
Xaaji Aden Wabeeneeye oo ahaa Xaajigii dhisay masaajidka ugu wayn Gaalkacyo.una
dhawow suuqa macaauunta ee bartamaha magaalada. Gaboose isaga iyo isirkiisaba
waxay ku dhasheen deegaanka Mudug, waxuuna ahaa Caaqil ka diiwaan
gashan maamuladii isticmaarka iyo kii soomalidaba. Waxuu ahaa halbowlaha ay ku
soo hirtaan beesha Dir isagoo lagu yiqiin in gurigiisa sidii Kuleejo oo kale ay
marwalba tuunsanaayeen dhammaan jilibyada Dir ee aan u kala soocnayn.
Haddi aan sii faaqido Cabdi gaboose Jilibkiisa waxaa la yiraahdaa Dir-Rooble,
waxaana u malayn wiilka la yiraahdo CabdiWaxid inuu maqlay Bah-dir rooble oo ah
jilibka ugu caansan Cismaan Maxamuudka Majeerteen, oo macnuhu yahay islaan Dir
rooble baa dhashay qabiilkaas lagu abtirsanayo. Cabdi gaboose waligiis lagama
maqal waxaan kasoo jeedaa Carro waqooyi oo waayadan dambe qabiilka iyo
siyaasadda la isku qassay ayaa is xulafaysi dartiis loo sameeyay isku
abtirsiinyo dano siyaasadeed ka dambayso.
Haddaan usoo noqdo arrinka SNM ee uu ka dhawaajiyay Cabdi waaxid. Waxaad ogaataa
in rag badan oo u dhashay Dir Mudug ku biireen dagaalyahanadii SNM, ayagoo ka
dhiidhiyay arrintii foosha xumayd ee taliskii Barre ku hayay walaalahooda
Waqooyi. Waxaana ka mid ah oo hadda kula jooga London Siciid Indhool oo
dagaalkaas ku waayay labadiisii indhood ee qaaliga ahayd waligiisna lagama maqal
waxaan ahay rer waqyooyi. Ogowna isaga iyo rer Gaboose abtirsiinaya aad bay
isugu dhow yihiin. Waxaa kaloo ka mid ahaa ninkii hogaamin jiray garabkii Khalid
bin waliid ee allaha unaxariistee Cabdinaasir
Sh.Cali Salaad oo ku dhintay dagaalkii u dambeeyay, iyo rag kaloo badan.
Cabdi Waaxid abti intaadan falin ka fiirso, Gaalkacyo markii kuugu horaysay waan
xasuutaa oo waxaad timmid markii uu geeriyooday Awoowgay Cabdi-Gaboose sannadkii
1978dii. Marka maanta inaad tiraahdid Dr.Gaboose waxuu ka yimmid Caro walwaaleed
isagoo ku barbaaray dhul aan tolkiis joogin. Qadafkaas waa inaad ka
istaaqfuralaystaa! waayo dambi weeye haddii qof nasabdii ka leexiso oo aad u
jahayso cid aan dhalin. Ka waran haddaan iraahdo Cabdi waaxid shaqo kuma leh
ninkii rer Cigalle ee labo lafoodka ahaa ee shaarabada dheeraa oo aan kugu ladho
qof kale subxaanallha ima qabato. marka iska jir arrimaha siyaasadda iyo xagga
nasabiyadda. Waxaad kaloo kuu sheegin Cabdi Gaboose waxuu abti u yahay Islaanka
Cisse Maxamuud ee Islaan Ciise bal waydii oo waxaad tiraahdaa Abtigaa xagge
kasoo jeedaa. Teeda kale Galkacyo ilaa golol ilaa Ayl baa tolkiis xoolahoodu
daaqayaa oo maanta ina Gaboose haddii galkacyo lagu qafaalan lahaa waxaan u
malayn in wax badan la iska waydiin lahaa raggga qafaashay ee meel u carro
gedisaday maalin walbana la leeyahay waannu musafurin haku musbaarin
Siciid xasan
sdhegacade@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Gabre:
Qorigaa ka Awood Badan Qowlka (Saxaafadda)..
Akhri Faafin: SomaliTalk.com | Aug
15, 2007


|