SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TACSI

Nabadoon Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Boosaaso

Inaa lilaahi wa inaa ilheyi raajicuun.

Anagoo ah jaaliyada Jambeel Cabdi ee ku nool qurbaha (Yurub iyo America) waxaan halkan tacsi uga direynaa ehelladii iyo qarabadii marxuum Maxmuud Seed Nuur oo ku geeriyooday  ku geeriyoodey magaalada boosaaso taariikhdu markay ahayd 26.05.2007.

Nabadoon maxamuud seed wuxuu kudhashay magaalada buruc taariikhdu markay ahayd 1937 oo katirsan degmada qandala.
Wuxuuna nabadoon noqday taariikhdu markay ahayd1958.
Wuxuu ifka kaga tegey 15 carruur ah iyo Laba xaas.
Wuxuuna awoowe u ahaa 52 qof.
wuxuu quraanka kabilaabay kuna dhameeyey magaalada buruc .
Wuxuu ganacsi utegi jiray dalka Yaman xiligii lixdameeyadii.

Marxuum Maxamuud Seed Nuur wuxuu ahaa nabadoonka guud ee beesha Jambeel Cabdi.

Waxaanu leenahay Allaah ha u naxariisto oo Janatul Fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin, samir iyo iimana Allaha ka siiyo xaasaskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.

Waxaa tacsida diray:

    1. Bootaan Barre Samantar iyo qoyskiisa (Danmark)
    2. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa (Danmark)
    3. Faarax cayr iyo qoyskiisa  (Danmark)
    4. Mursal Ali Aadan iyo qoyskiisa (Danmark)
    5. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud (Danmark)
    6. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud (Danmark)
    7. Axmed cabdiraxmaan maxmuud (Danmark)
    8. Xasan cabdiraxmaan maxmuud (Danmark)
    9. Canab maxmuud yusuf (Danmark)
    10. Cabdirisaaq cabdiraxmaan yusuf (Danmark)
    11. Cabdirashiid maxmauud yuusuf iyo qoyskiisa (Danmark)
    12. Maxmed bootaan barre iyo qoyskiisa (Holland )
    13. Saharo xasan saciid iyo caruurteeda (Holland)
    14. Ubax c/saaq barre (Holland)
    15. Maxmed xasan saciid (Sweden)
    16. Maxamed bashiir maxmed (Sweden)
    17. Abshir maxmed barre (Sweden)
    18. Cabdalla xasan saciid (Sweden)
    19. Saciid xasan saciid (Sweden)
    20. Camale cumar faatax (UK)
    21. Cabdirisaaq caynab (UK)
    22. Maxmuud cabdirisaaq barre iyo qoyskiisa (UK)
    23. Faysal cabdirisaaq barre (UK)
    24. Cabdiraxmaan xayir (UK)
    25. Nuur cabdirisaaq barre (UK)
    26. Cusmaan cabdirisaaq barre (UK)
    27. Bashiir maxamed barre (UK)
    28. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda (UK)
    29. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda (UK)
    30. Maxamed cali Aadan iyo xaaskiisa (USA)
    31. Saciid Yuusuf Faatax (USA)
    32. Cabdirashiid Xayir (USA)
    33. Maxmed cabdirisaaq barre (USA)
    34. Maxmuud axmed maxmuud (USA)
    35. Saciid cadirisaaq barre (USA)
    36. Yusuf axmed maxmuud (USA)
    37. Warsame C/risaaq Barre (USA)
    38. Samatar C/risaaq Barre (USA)
    39. Faadum caynab (USA)
    40. Hodan nuur qodax (USA)
    41. Faaduma axmed maxmuud (USA)
    42. Faarax cismaan barre (USA)
    43. Yaasmiin axmed maxmuud (USA)
    44. Ifraax cabdirisaaq barre (USA)
    45. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
    46. Aamina maxmuud yusuf (Jarmalk) 

 Tacsida ehelada waxaa loogu hagaajin karaa
farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 28, 2007


Akhri: Taariikh Kooban: Marxuum Maxamed Barre Samantar

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com