Daabaco
Boggan | Print
DUFCADII
LIXAAD OO KA QALINJABISAY JAAMACADA CAMUUD
Boorama - 104 arday ayaa.
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri

Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |

Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |

Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |

Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
[somali] FSAU waxay soo saartay War Saxaafadeed ku saabsan
natiijooyinkki Qiimaynta & Falanqaynta Guga 2007 Kadib
Gacaliyeyaal,
Qaybta Falanqaynta Hubinta Cuntada Soomaaliya (UN/FAO/FSAU), oo ay
weheliyaan FEWS NET Soomaaliya, iyo hay’ado badan oo ay isbahaystaan waxay
gabagabeeyeen natiijooyinkii qiimaynta Guga 2007 kadib ee hubinta xaaladda
cuntada, nafaqada iyo hab-nololeedka ee dhammaan Soomaaliya. War Saxaafadeedkan
tilmaanta ka bixinaya natiijooyinka ugu muhiimsan waxa loo soo saaray 14ka Bisha
8aad (eeg lifaaqa).
War Saxaafadeedkani wuxuu fiirada saarayaa xaaladda hubinta cuntada iyo
nafaqada ee sida degdegga ah uga soo daraysa ee gobollada Shabeellada Hoose iyo
Dhexe kadib saamaynta arrimo naxdin leh oo ku dhacay muddo gaaban gudaheed oo
keenay inay degdeg u galeen Gurmad Bina-aadamnimo oo ay weheliyaan heerar sare
oo nafaqa-darro aad u xun iyo mid halis ah oo saamaynaya in ka badan 600,000 oo
qof oo jooga gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe iyo Muqdisho.
Waxa intaas dheer, natiijooyinka qiimayntu waxay tilmaamayaan in tirada dadka
u baahan gargaar bina-aadamnimo ay ka kordhay 1 malyuun oo ay gaadhay 1.5
malyuun oo qof. Tiradan ah 1.5 malyuun ee qof, 295,000 ka mid ahi waxay ku
suganyihiin xaalad ah Gurmad Bina-aadamnimo (GB) waxana ay u baahanyihiin
waxqabadyo lagu badbaadinayo noloshooda, 490,000 oo qofna waxay ku jiraan
Xiisad Cuntada iyo Hab-noleedka ah oo Aad u Xun (XCHAX) waxana ay u baahanyihiin
taageero hab-nololeedka ah. Waxa intaas dheer, waxa jira 325,000 oo qof oo cusub
oo ka soo barkacay Muqdisho iyo 400,000 oo horeba u barakacsanaa oo u baahan
waxqabadyo lagu badbaadinayo noloshooda iyo hab-nololeedkoodaba.
Natiijooyinka kale waxay xaqiijinayaan inay ka sii darayso xaaladda hubinta
cuntada ee dhulka webiyada iyo goobaha beero-iyo-xoola-dhaqatada ee gobolka
Hiiran. Dhinaca wanaagsan, qiimayntu waxay muujinaysaa inay fiicnaadeen qaybo ka
mid ah gobollada Jubbada Hoose iyo Dhexe iyo Gedo maaddaama ay bulshooyinku ku
wadaan inay dib uga soo kabanayaan diiftii abaartii 2005/6 iyo daadadkii Derytii
2006/7.
War Saxaafadeedkan iyo Bandhiga natiijooyinka laga sameeyey waxa labadaba
laga soo wareejisan karaa Websaytka FSAU (www.fsausomali.org).
Warbixin gaar ah ee FSAU ee hubinta cuntada iyo Nafaqada iyo Warbixinta Bishii
ee Nafaqada ayaa la soo saari doonaa toddobaadkan dhammaadkiisa.
Sidaas iyo nabadgelyo
Cindy Holleman
La-Taliyaha Sare ee Farsamada
Hay'adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka
Qaybta Falanqaynta Hubinta Cuntada ee Soomaaliya (FSAU)
Tilifoonka: +254-(0)20-3745734
Cinwaanka: P.O. Box 1230; Post Code: 00621,
Village Market, Nairobi, Kenya
Website:
http://www.fsausomali.org
Faafin: SomaliTalk.com Aug 17, 2007


|