SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print
camuudDUFCADII LIXAAD OO KA QALINJABISAY JAAMACADA CAMUUD
Boorama - 104 arday ayaa.
Akhri


Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden... Akhri...


bananbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

sandiego
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA.. Akhri

swiss
Banaanbixii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland Akhri
finland
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland.... Akhri

minneapolis
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota.. Akhri

bannaanbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK... Akhri...

bannaanbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

sweden
Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay...
Akhri..
::FAALLADA TODDOBAADKA::
ItoobiyaFaallo: Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa sidii in Tigree marti looyahay... Akhri
::HADALKII MINGISTE 1978::
Mingiste"dagaalka ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa gudaha Soomaaliya” Mingiste 1978... Guji...
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL:::
GurbiyeCali Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar sabankoodi joogtaye,.. Akhri...
::MAQAALKII XASAN CARAB::
carabMa Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga: Guri uu Deganaan Jiray Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri
:::TACSI:::
Waxaa tacsi loo dirayaa, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso. Tacsi
::TACSI:
Tacsi: Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye oo 20kii May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka Sweden... Akhri
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:
dhegaweyneJawaab Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr. C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri..
:::QORMADII: SACIID FURAA:::
saeedArdaydii Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA::
dholawaaCiise Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji
:::MAGAALADA BORLANGE:::
shiilBorlänge & Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda Soomaalida Borlänge Akhri...
:::DUBAI - BOOSAASO:::
dhagaxGanacsato Qoraal ka soo saaray Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri...
:::SHIDAALKA PUNTLAND:::
Puntland OIL
Puntland iyo Batroolka: Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo... Akhri...
:::LAASCAANOOD:::
laascaanood
Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee Laascaanood....
Akhri...
:::QORMADII FAYSAL CALI:::
awareMaxkamadda Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?... Akhri
:::QORMADII FAYSAL CALI:::
cadde muuseCadde Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho, Hadii la dooran waayo-se maxuu samayn?... Akhri...
:::QORMADII WARDHEERE:::
Xog muhiim u ah Soomaalida ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka ee dalbanaya.. Akhri
:::RAADKA GUMEYSIGA:::
kufsi
Gabdhaha Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen.
:::MAQAALKII HEEBAAN:::
qalinQalin-ku-dirirka Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin damac waalan oo... Akhri
:::DOODII ALJAZEERA:::
dood
Doodii Dhexmartay:- Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya Akhri
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL::
Xaal iyo Raali galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland - Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri...
::GABAYGII INJ. NABADDOON::
qoraal NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri...
::GABAYGII XASAN GARAAD::
garaadGabay Cusub: Guuley Allahayow: Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye Akhri
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI:::
cshukriJawaab celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya... Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri..
:::CALI MAHDI:::
mahdiCali Mahdi ma Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!.. Akhri
:::MAQAALKII C. GUULEED:::
guuleedSomalinimadu maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa sannadkii 1990 Akhri
:::INNAGA iyo XABASHI:::
tigreeInnaga iyo Xabashi - Qaybta 3aad:  Imaam Axmed Guray (1506– 1542)... Qore: Faisal
:::ABSHIR BACADLE:::
AbshirAbshir Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey rabaan.. Akhri
:::MAQAALKII XASAN MIRE:::
hasanKacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: - Akhri...
:::BATROOLKA (OIL):::
Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad
 

Fadeexada Ganacsiga Hubka Iyo Daroogada Madaxweyne jibouti Geele Iyo Lugtii Uu Ku Lahaa Dilka Garyaqaan Borrel

Fadeexada Ganacsiga Hubka Iyo Daroogada Madaxweyne Geele Iyo Lugtii Uu Ku Lahaa Dilka Garyaqaan Borrel

Borrel qayb ahaan waa la gubay jidhkiisa waxaana qaybtii kale la helay October 1995

Paris, Aug-11-2007 (Belfast Telegraph) – Warbixinta dhawaanta la sii daayay ayaa shaaca ka qaaday inay France qarisay dilka mid ka mid ah garyaqaanadeed loogu geystay dal yar oo ku yaala qaarada Afrika Djibouti sannadkii 1995-kii. Waxa loogu yeedho “sheekada Borell” waxay qarxisay fadeexad siyaasadeed iyo mid diblomaasiyadeed oo ku dahaadhan dad uu ka mid yahay madaxweynihii hore ee Faransiiska Jacques Chirac.

Garyaqaan Bernad Borrel oo 39 jir ahaa, waxa uu si rasmi ah u joogay dalka uu hore u gumaysan jiray Faransiisku ee Badda, oo xarun u ah ciidamada ugu badan ee Faransiiska ka jooga Afrika, si uu gacan uga siiyo wax ka bedel lagu samaynayay sharciyadda ciqaabta Penal Code. Sidoo kale waxa soo shaac baxday inuu baadhayay kootarabaanka hubka iyo daroogada ee uu lugta ku lahaa ninka markii dambe noqday madaxweynaha Djibouti ee Ismaaciil Cumar Geelle.

Borrel qayb ahaan waa la gubay jidhkiisa waxaana qaybtii kale la helay October 1995. masuuliyiinta gudaha ee dalkaasi waxa taageertay dhawaaqa Faransiiska ee ah inuu is-dilay ninkaasi. Laba iyo toban sannadood ka dib afadii ka hadhay Borrel, Elizabeth, waxay dagaal u gashay inay cadayso in ninkeeda la dilay. Bishii ina dhaaftay Madaxweyne Nicolas Sarkozy waxa uu ogolaaday inuu iyada la kulmo, kaasi oo ah siyaasigii ugu meeqaamka sareeyay ee sidaasi sameeya. Wuxuu balan qaaday inuu ogolaan doono in la sii daayo dhamaanba wixii macluumaad ah ee ku saabsan.

Saacado ka dib Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa magaalada Paris ka sheegay shir saxaafadeed in khubarada caafimaadku cadaysay in Borrel la dilay. Todobaadkan gudihiisa laba ka mid ah saraakiishii hore ee sirdoonka Faransiiska kuwaasi oo Djibouti ku sugnaa ayaa garyaqaan u sheegay inuu Borrel baadhayay kootarabaanka daroogada iyo hubka oo Djibouti mari jiray, maadaama ay tahay goob istaraatiiji ah oo ku beegan badda cas ee gacanka cadmeed.

Kootarabaankan oo la sheegay inay ku lug lahaayeen muwaadiniin Faransiis ah iyo Mr. Geele oo loo yaqaano ‘IOG’ [Ismail Omar Guelleh] oo uu adeer u yahay madaxweynuhu oo mansabkaasi kaga qayb qaadanayay. Mr. Geele markii dambe waxa loo doortay madaxweynaha afar sannadood dabadeed. Nin aan is-magacaabin oo saraakiisha sirdoonka ka mid ahaan jiray ahaana nin taliye ku xigeen ah oo ka tirsan M16 ayaa u sheegay garyaqaanka baadhaya Sophie Clement inay dhimashada garyaqaanka ay badi ogaayeen masuuliyiinta Faransiisku in la dilay.

Marag furkiisa sirta ah ee todobaadkan oo ay xuuraan ku heshay wakaalada wararka Faransiisku waxa uu yidhi. “Wasiirka Cadaaladda [Djibouti] ayaa ku amray Borrel inuu meel iska dhigo galka kootarabaanka ee uu ku lugta leeyahay Ismaaciil Cumar Geele, taasi oo ahayd hab lagaga ilaalin lahaa awooda IOG”. “Fikradda ah inuu [Borrel] is dilay waxay ahayd mid aanay aqbali karin cid xaalada gobolka la socotaa. Waxa jiray hanjabaado nooc kastaba leh, waxaana socday dagaal qabiil”.

Marwadii Borrel iyo Qareenadeeduba waxay sannado sheegi jireen inay France isku dayday inay qariso arrinta, sababta oo ah may doonayn inay wax u dhinto danaheeda istaraatiijiyadeed ee Djibouti. Qarankan oo ay ku nool yihiin 790,000 xadna la leh Eritrea, Ethiopia iyo Somaliland, Xagga Koonfureedna ka soo eegaysa badda Cas ee gacanka cadmeed. Fadhiisinkii weynaa ee milateriga Faransiisku ku lahaa halkaasi waxa qayb ka mid ah laga kireeyey Maraykanka intii ka dambaysay 2001, si ay gacan uga geystaan hawlgalada Maraykanka ee Afganistan iyo Geeska Afrika.

Maalmahana waxa soo baxday in milateriga Faransiiska ee Djibouti ay la socdeen dhimashada Borrel laba saacadood ka hor intii aanay maydkiisa helin bileyska maxaliga ah ee dalkaasi. Raadyowga caalamka la hadla ee Faransiiska [Radio France Internationale] waxa lagu eedeeyey inay wax fadh-fadhayso, iyada oo ay dawladaha Djibouti iyo Faransiisku, suxufiyiintii baadhaysay kiiska Borrel 2005.

Kiiskani waxa kale oo uu leeyahay dhinacyo kale oo badan. Dawladda Djibouti waxa ay geysay dacwad maxkamada caalamka ee cadaalada ee Hague bishii January 2006, si ay cadaadis ugu saarto dawladda Faransiisku inay gacmaha ka laabato dacwada sharci ee dhimashada Borrel. Sida ku cad gal haatan shaaca laga qaaday oo ay baadhayaashu ka soo saareen wasaaradda Arrimaha Debada Faransiiska ee Paris M. Chirac waxa uu ku dhiiri geliyay Djibouti inay kiiska ku soo oogto Faransiiska.

Isniinta iyo Salaasadii todobaadkan laba kale oo baadhe ayaa weeraray guriga Michel De Bonnecorse, oo ahaan jiray la taliyihii Chiraac ee Afrika. Waxa la ogyahay in madaxweynihii hore diidi doono inuu ka jawaabo su’aalo la xidhiidha arrinta Borrel. Waxaanu sheegan doonaa inuu lahaa shakhsiyad qaanuuniya markii uu joogay guriga Elysee Palace ee looga taliyo Faransiiska.

Waraysi uu siiyay wargeyska Le Monde, dabayaaqadii todobaadkii hore, madaxweynaha Djibouti wuu daadefeeyey inuu wax garawshiiyo ah ka bixiyo arrintaasi. “Jamhuuriyadda Djibouti lug kuma lahayn in dhaw iyo in dheerba xataa Canfartu arrinta dhimashada Bernard Borrel” ayuu yidhi.

By John Lichfield
Belfast Telegraph.

Waxaa soo tebiyey: Sahal Samantar Gadiid
 wagaar55@yahoo.com

The 'arms smuggler', the murdered judge, and a scandal threatening to engulf Chirac

By John Lichfield in Paris
Published: 13 July 2007

Recently released classified documents suggest that France covered up the murder of one of its own judges in the tiny African state of Djibouti in 1995.

The so-called "Affaire Borrel" threatens to explode into a far-ranging political and diplomatic scandal, engulfing, among others, the former president, Jacques Chirac.

Judge Bernard Borrel, 39, was officially in the former French colony on the Red Sea - site of France's largest military base in Africa - to help to reform the penal code. It has since emerged that he was also investigating alleged drugs and arms smuggling by the man who was to become Djibouti's president, Ismael Omar Guelleh.

Borrel's partially burned body was found at the foot of a ravine in October 1995. The local authorities, supported by Paris, declared that he had committed suicide.

For 12 years his widow, Elisabeth, has fought to prove that her husband was murdered. Last month President Nicolas Sarkozy agreed to meet her - the first senior French politician ever to do so. He promised to ensure that all relevant classified information was released.

Within hours the chief public prosecutor in Paris released a statement confirming that the medical evidence proved that Borrel was murdered.

This week, two senior former French intelligence officers who were present in Djibouti at the time told a judge that Borrel was investigating the smuggling of drugs and arms through the strategically placed statelet at the junction of the Red Sea and the Gulf of Aden.

This "traffic" allegedly involved French citizens and Mr Guelleh - known as "IOG" - the nephew of the then president and the heir apparent to the role. Mr Guelleh was elected head of state four years later.

One unnamed intelligence officer - a former deputy head of the French equivalent of MI6 - told the investigating magistrate, Sophie Clément, that the judge's death was always known by French authorities to have been a murder.

In his confidential testimony this week, which was leaked to the French news agency, Agence France-Presse, he said: "The (Djibouti) justice minister had asked M. Borrel to put together a dossier on all the trafficking involving Ismael Omar Guelleh. It was a way of building a case to keep IOG from power.

"The idea that [Borrel's death] was suicide was ridiculous to anyone who knew the region. There were all kinds of threats... a clan war was going on."

Mme Borrel and her lawyers have maintained for years that France tried to hush up the affair because it did not want to jeopardise its strategic interests in Djibouti. The statelet, with a population of 790,000, borders Eritrea, Ethiopia and Somalia and faces Aden across the mouth of the Red Sea. The large French military base there has been partially loaned to the United States since 2001 to help American operations in Afghanistan and the Horn of Africa.

In recent days it has also emerged that the French military in Djibouti knew about Borrel's death two hours before his body was found by local police. Radio France Internationale has been accused of bowing to pressure from Djibouti and the French government to remove an investigative journalist from the Borrel story in 2005.

The affair has many other ramifications. Djibouti brought a case in the International Court of Justice in The Hague in January 2006 to try to force France to hand over its legal dossier on Borrel's death. According to a document recently discovered by investigators at the foreign ministry in Paris, M. Chirac urged Djibouti to bring the case against France.

On Monday and Tuesday of this week, two other investigating judges raided the home of Michel de Bonnecorse, a former senior African adviser to M. Chirac. The former president has let it be known that he will refuse to answer any questions about the "Affaire Borrel". He claims permanent legal immunity for all his actions while in the Elysée palace.

In an interview with Le Monde last weekend, the Djibouti President denied all knowledge of the affair. "The Republic of Djibouti was not involved, either closely or from afar, in the death of Bernard Borrel," he said.

Source: http://news.independent.co.uk/europe/article2765586.ece

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com