SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden... Akhri...

bananbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

sandiego
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA.. Akhri

swiss
Banaanbixii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland Akhri
finland
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland.... Akhri

minneapolis
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota.. Akhri

bannaanbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK... Akhri...

bannaanbax
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

sweden
Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay...
Akhri..
::FAALLADA TODDOBAADKA::
ItoobiyaFaallo: Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa sidii in Tigree marti looyahay... Akhri
::HADALKII MINGISTE 1978::
Mingiste"dagaalka ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa gudaha Soomaaliya” Mingiste 1978... Guji...
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL:::
GurbiyeCali Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar sabankoodi joogtaye,.. Akhri...
::MAQAALKII XASAN CARAB::
carabMa Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga: Guri uu Deganaan Jiray Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri
:::TACSI:::
Waxaa tacsi loo dirayaa, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso. Tacsi
::TACSI:
Tacsi: Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye oo 20kii May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka Sweden... Akhri
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:
dhegaweyneJawaab Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr. C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri..
:::QORMADII: SACIID FURAA:::
saeedArdaydii Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA::
dholawaaCiise Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji
:::MAGAALADA BORLANGE:::
shiilBorlänge & Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda Soomaalida Borlänge Akhri...
:::DUBAI - BOOSAASO:::
dhagaxGanacsato Qoraal ka soo saaray Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri...
:::SHIDAALKA PUNTLAND:::
Puntland OIL
Puntland iyo Batroolka: Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo... Akhri...
:::LAASCAANOOD:::
laascaanood
Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee Laascaanood....
Akhri...
:::QORMADII FAYSAL CALI:::
awareMaxkamadda Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?... Akhri
:::QORMADII FAYSAL CALI:::
cadde muuseCadde Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho, Hadii la dooran waayo-se maxuu samayn?... Akhri...
:::QORMADII WARDHEERE:::
Xog muhiim u ah Soomaalida ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka ee dalbanaya.. Akhri
:::RAADKA GUMEYSIGA:::
kufsi
Gabdhaha Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen.
:::MAQAALKII HEEBAAN:::
qalinQalin-ku-dirirka Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin damac waalan oo... Akhri
:::DOODII ALJAZEERA:::
dood
Doodii Dhexmartay:- Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya Akhri
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL::
Xaal iyo Raali galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland - Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri...
::GABAYGII INJ. NABADDOON::
qoraal NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri...
::GABAYGII XASAN GARAAD::
garaadGabay Cusub: Guuley Allahayow: Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye Akhri
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI:::
cshukriJawaab celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya... Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri..
:::CALI MAHDI:::
mahdiCali Mahdi ma Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!.. Akhri
:::MAQAALKII C. GUULEED:::
guuleedSomalinimadu maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa sannadkii 1990 Akhri
:::INNAGA iyo XABASHI:::
tigreeInnaga iyo Xabashi - Qaybta 3aad:  Imaam Axmed Guray (1506– 1542)... Qore: Faisal
:::ABSHIR BACADLE:::
AbshirAbshir Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey rabaan.. Akhri
:::MAQAALKII XASAN MIRE:::
hasanKacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: - Akhri...
:::BATROOLKA (OIL):::
Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad
 

Qaar ka mid ahWasiirada Xukuumadda Prof.Geedi oo Jawaabihii ugu horeeyey ka Bixiyey su’aalihii Baarlamaanka (jawaabihii W/dastuurka Prof.C/laahi Sh.Ismaaciil)

Akhristayaal annagoo dhawaanahan idiin soo gubinaynay doodahii ka dhanka ahaa Xukuumada uu hogaamiyo Prof. Cali Max’ed Geedi iyo su’aalihii  ayaan  waxaan idiin soo  bandhigaynaa jawaabihii  ay bixiyeen qaar ka tirsan Golaha wasiirada ee u dhego nuglaaday u yeerista Baarlamaanka waxaana idiin soo xulney jawaabihii ugu muhiimsanaa ee aan u dookhnay iindhaha Akhristiyasheena  ee ku nool daafaha Caalamka, jawaabaha su’aalaha ayaa waxay u dhacayaan sidan tan:-

Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka C/llaahi Sh. Ismaaciil oo ka jawaabaya su’aalihii ay weydiiyeen Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa wuxuu soo dhaweeyey qaabka su’aalaha ay u weydiiyeen mudanayaasha Baarlamaanka wuxuuna ka codsadey in doodaha noocaan oo kale la badiyo si loo kala helo Akh’baaraad anigu mabda’aas ayaan qabaa Demuqoraasiyadu ma adkaan karto  dhinaca dhaqaalaha wax iga quseeya ma jiraan, wasaaradu waxay u dhisan  shan qeybood, shantaas qeybood dhaqan galkoodana waxay ku xiran tahay awood dhaqaale, waxaa jiray xilli doorasho la gaari doono aniga waxaa xil iga saaran in qaabka cod bixinta ay u dhacayso inaan   kontoroolo.

Qaab dhismeedka hada degmooyinka loo magacaabay wax shaqo ah kuma laha dastuurka, Cali Jeyte kulama qabo tafsiirka aad ka bixisay anigu aragtiyadu waa meesheeda, dhinaca sharciga waxa uu noo hergalay maalintii la magacaabay oo Madaxweynaha uu  soo saxiixay, 11/4/ 2005,  gudiga waa la magacaabay laakiin qaanuunka uu ku shaqeyn lahaa lama sameyn,  sharci dajintana 24/5/2006-da maalinta uu Baarlamaanka Ansixiyay , baarlamaankana waxa uu xaq u leeyahay inuu sharci dajiyo,  sharcigana waxa uu ansaxay 15/juun/2006, sharcigana waxa  ku qoran waxa uu ansaxaya marka uu Madaxweynaha saxiixo.

Hadii aan ka jawaabo Su’aashii walaalkay Avv. Ceydiid Ilka Xanaf oo ahayd hadii dibu dhac ku yimid qorista dastuurka sow baarlamaanku waqti dheeris sow kama raadin doonaan. Anniga  siyaasi baan ahay  hadii Baarlamaanka uu waqtiga dheeraysanayo iyo hadii kale baarlamaanka ayay u taalaa anigu ma qabo in waqti kale lagu dari karo arintaasna meesha ma taalo laakiin waxaa yimid wax aan ku tilmaami karo (force majeure) waxyaabo awoodeena ka baxsan inay jiraan waa la qabaa.

Sharciga gudiga calaamadeenta xuduuda sharcigiisa waa naga diyaar mar dhowna waa soo gudbin doonaa, midana gudiga dastuurka dib buu u dhacaya  waxa aan sugayno waa un ogolaanshaha Baarlamaanka, Jen. C.raxmaan  baa ku xigay waa ii turay, Seynab baa ku xigtay  Sharciga 2sano barka sow kuma eka Oktoobar? Annigu  ma qabo arintaas maalintii uu madaxweynaha saxiixo unbay dhaqan galaysaa,  Xasan Deer waxba lama qaban ee Socdaalada  gobolada waa in loo sinaadaa,ayuu yiri walaalkay Anigu marku aan wada tashiga samaynayno ee waxaan la tashaynayna oday dhaqameedyada, culamaa’udiinka, dhalinyarada aqoonayahanada inay ku jiraan baan ugu tala galnay nasiib darase meel aan aan ka raadinay ma jirto, cid aan ka reebnayna ma jirto ee waxaa inoo diiday amni xumo marna waxaa inoo diiday dhaqaale xumo.

Laakiin miisaaniyadoodana waa la gudbiyay, laakiin waxaa dajinay labo gobol ilaa sedex gobol in hal meel ay isugu yimaadaan oo ay ku wada tashtaan, waxaan jeclahay  hadii Alle idmo in baarlamaankan dastuur fiican uu dhalo, wasaaradana ay ku yeelato ay magac  ku yeelato, mustaqbalka dowlad goboleedyo ayaan keeni doonaa  Xamar waa caasimadii dalka waxay leedahay sharci gaar ah kolay waa arin dareenkeena ku xoogan, inaan u sameyno sharci gaar ah,  ha ogaadeen wasaaradaha kale baahida  dhaqaale la doonayo inay ku baxdo wasaarada dastuurka waa 17% wasaaradaha kale waxay leeyihiin 83%.

Xildhibaan Yuusuf Max’ed Kheyr Guurow waxa uu yiri (NO JUSTFICATION FOR DELY) dib u dhigid ma jirto iyo eer sheegad ma jirto oo  dowlada nasoo hor dhigi karto daahida ay la daahaday qorista dastuurta iyo soo bandhigista, aniga  waxaan leeyahay saaxiibkay dastuurka dib ha ugu laabto intaas ayaa ugu jawaabayaa.  37-Xildhibaan ayaa hadashay afarna way ka aamuseen hadaan soo gunaanado walaalayaal   arintan isku tuur tuur  ma gasho  hal tiim ayaan nahay  wasaradani waa aasaaska  Qaran dhiska soomaaliyeed  Baarlamaankuna waa inuu tix geliyaa xiliga gudiga dastuurka waa sidaan horey idiinkugu sheegay waana 25/may 2006 ra’yigaas wax ka duwan ninkii qabana  Force Majeure cidii abuurtey ayaa laga rabaa waa dhinaca dhaqaalaha. Amniga  miro bardo duub duub ayaa loo laqaa sidaa aan ku dayno. 

Maxamed Macallin Cismaan{All-man} Somalitalk Baydhabo.

fatxumaalik@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 15, 2007 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com