Daabaco
Boggan | Print

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri

Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |

Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |

Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |

Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
Barnaamijkii Radio Xoriyo
14
August 2007.
Dagaallo
cadowga lagu jabiyay.
Waxyeellooyin cadowgu u gaystay dadwaynaha.
JWXO oo Qaramada Midobey baaq u dirtay.
Khudbad la xidhiidha sanadguurada 23aad ee aas-aaskii JWXO oo uu soo
jeedinayo Gudoomiyaha H/Warfaafinta ee JWXO.
======================
Dagaallo
cadowga lagu jabiyay.
Wariyaha RX uga
soo warrama xarunta dhexe ee JWXO ee dalka Ogaadeenya ayaa noo soo sheegay
dagaallo dhawr oo dhex maray CWXO iyo kuwa gumaysiga Itoobiya oo si wayn
loogu waxyeelleeyay ciidammada dac-darraysan ee gumaysiga. Dagaalladaasi
waxay u dheceen sidatan;
10/08/07 weerar
gaadmo oo CWXO ku qaadeen kuwa gumaysiga ka tirsan oo marayay meesha lagu
magacabo Malqaqa, oo Galaalshe u dhaw, waxaa ciidammada gumaysiga lagaga
dilay 2 askari, 1 kalana waa lagaga dhaawacay.
11/08/07 weerar
sidoo kale ay CWXO ku qaadeen kuwa cadowgu leeyahay oo ku sugnaa Tantoomi,
oo Dhagaxmadow ka tirsan, waxaa ciidammada cadowga lagaga dilay 5 askari, 4
kalana waa lagaga dhaawacay.
07/08/07 cutub ka
tirsan CWXO ayaa waddada u galay kolonyo ciidammada gumaysiga ah oo marayay
Karinka Soolle, oo Dhagaxbuur ka tirsan, waxayna ka dileen 5 askari, 4
kalana way ka dhaawaceen.
Isla 07/08/07
fallaadh ka tirsan CWXO ayaa weerar mir ah ku qaaday ciidammada gumaysiga ee
fadhigoodu yahay magaalada Dhagaxmadow, waxay u gaysteen khasaare aan
faahfaahintiisa la haynin.
Dhinaca kale
markii ay taariikhdu ahayd 06/08/07 waxaa ciidammada gumaysiga ee fadhigoodu
yahay degmada Dannood ka goostay 5 askari oo la filayo inay u goosteen
dhinaca Soomaaliya.
Waxyeellooyin cadowgu u gaystay dadwaynaha.
Ciidammada
nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ayaa waxyeellooyin, dil iyo xidhay isugu
jira, u gaystay dadwaynaha rayadka ah ee Ogaadeenya.
Markii ay
taariikhdu ahayd 06/08/07 waxay ciidammada gumaysigu degmada Dannood ee
gobolka Doollo ku dileen nin shacab ah oo lagu magacaabi jiray Wacdi
Maxamuud Cabdi.
13/08/07 waxay
ciidammada gumaysigu si naxariis darro ugu dileen magaalada Wayla-lagu-xidh
5 nin oo shacab ah oo ay gawraceen. Waxay sidoo kale dhaawac xun u gaysteen
nin kale oo isaguna raggaas la socday oo hadda xaaladdiisa caafimaad aad u
liidato. Nimanka ay ciidammada cadowgu gawraceen waxay kala yihiin;
1-
Bile Faarax Xuseen
2-
Maxamed Faarax Xuseen
3-
Khadar Xasan Baddal
4-
Asad Badar Gaaleri
iyo
5-
Nin aanaan
magaciisa haynin
Ninka dhaawaca
ahna waxaa lagu magacaa Nuur C/qani Joofil.
12/08/07 waxay
ciidammada cadowgu magaalada Gabagabo ku dileen nin shacab ah oo lagu
magacaabi jiray Tuurre Ibraahim Maxamuud.
09/08/07
magaalada Waafdhuug waxay cidammada gumaysigu ku dileen nin shacab ah oo
lagu magacaabo Anwar Ibraahim Maxamed.
05/08/07 waxay
sidoo kale ciidammada gumaysigu magaalada Caabudwaaq ee dalka Soomaaliya ku
dileen nin soomaalida Ogaadeenya ah oo lagu magacaabo Maxamed Guulle
Dhagacadde.
08/08/07 waxay
ciidammada gumaysigu ku xidhxidheen, isla markaana jidhdil ba’an magaalada
Birqod ugu gaysteen dad rayad ah oo ay ka mid yihiin;
1-
Sh
Maxamuud Axmed Shariif
2-
Sayid
Axmed Sayid Muxumed
3-
Qalinle Faarax Waylaaq
4-
Aamina Muxumed Nuur Sh Xasan
5-
Caasha Jaamac Dayr
6-
Xaliimo Cabdi Yuusuf
7-
Cibaado Axmed Daweeye iyo
8-
Xasan
Maxamed Cabdi Barre.
04/08/07 Koora-celiska Dharkenley waxay ciidammada gumaysigu ku xidheen
gabadh lagu magacaabo;
1-
Ardo
Dayib Xuuble
30/04 – 01/8/07 waxay ciidammada cadowgu magaalada Dhagaxbuur ku xidhxidheen
dadwayne rayad ah oo tiradoodu kor u dhaaftay 400 oo qof. Qaar dadkaas ka
mid ah ayaa la sheegay in maxkamad la saaray oo lagu xukumay hal sano oo
xadhig ah. Dadkaas waxaa ka mid ah;
1-
Ayaan
Siyaad
2-
Ifraax Xaaji Cali iyo
3-
Muxubo C/raxmaan
Waxaa iyaguna ka mid ah dadka ku xidhxidhan magaalada Dhagaxbuur;
1-
Dawad
Sooyaan
2-
Faadumo Aw Cali
3-
Canbaro Maxamed Madoobe
4-
Nimco
Maxamuud
5-
Ifraax Xasan Nuur
6-
Nuura
Muxumed Nabadiid
7-
Amaal
Muxumed
8-
Nimco
Cabdi Jaamac
9-
Calan
Cabdi
10-
Maxamed Nuur Khaliif
11-
Nuur
Maxamed Kaahin
12-
Xuseen oo magaciisa buuxa aanaan haynin
13-
Khadar Xiime
14-
Xasan
Sh Cabdi
15-
Dakharre Axmed Samatar
16-
Bashiir Macalin Xasan
17-
Khadar Xuseen
18-
Muxumed Daahir
19-
Macalin Bashiir Axmed
20-
Axmednuur C/llaahi
21-
Muxumed Cabdi Foollow
22-
Xuseen Cabdi Faarax
23-
Maxamed Gaboobe
24-
Mustafe oo magaciisa buuxa aanaan haynin
25-
C/naasir Shariif C/llaahi iyo
26-
Shariif C/llaahi Shariif Kurtun
JWXO oo Qaramada Midobey baaq u dirtay.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa bayaan ay soo saartay Qaramada
Midoobey kaga codsatay inay guddi xaqiiqo raadis ah u dirto dalka
Ogaadeenya, si ay u soo baadhaan denbiyada bani’aadamnimada ka baxsan ee
ciidammada Itoobiya ka galayaan dadwaynaha rayadka ah ee Ogaadeenya.
Bayaanka waxay JWXO ku sheegtay inay rajaynayso in guddigan xaqiiqo raadiska
ahi uu gacan ka gaysan karo sidii Meles Zenawi iyo masuuliyiinta la shaqeeya
dusha looga saari lahaa denbiyada dagaalka ee ay Ogaadeenya ku galeen.
JWXO
ayaa bayaankan ku sheegtay in Meles Zenawi looga baahan yahay inuu joojiyo
xayiraada uu ku soo rogay suxufiyiinta caalamiga ah ee Ogaadeenya tegaya,
isla markaana uu Qaramada Midoobey u oggolaado inay hubiso dhibaatooyinka
aan ka sheegayno Ogaadeenya. Waxay kaloo JWXO codsatay in Ururka Laanqayrta
Cas mar kale loo oggolaado inuu ka hawlgalo dalka Ogaadeenya.¨
Shirkii jaaliyadaha North America iyo Ururka iskuxidhka Dhalinta Ogadenya oo
ka socda Minneapolis.
Gobolka Menisota ee wadanka Maraykanka waxaa guul kusoo dhamaaday shirkii
Jaaliyadaha Ogadenya Ee North America & Midkii Ogaden youth network,shirkaas
oo ka dhacaya magaalooyinka mataanaha ah ee Mineapolis iyo Sct Poul ayaa
waxaa ka qayb galaya wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gud.Jwxo
Adm.M.Omar,ayna kamid yihin H/A/Dibada Mudane Cabdiraxmaan Mahdi & dhamaan
Masuuliyiintii Golaha dhexe ee Kunool North America,Shirku Wuxuu Furmay
sabtidii Wuxuu ahaa Shir si heer Caalami loo soo diyaariyay.
Shirkan ayaa leh laba waji oo kala ah: Qayb Xuquuqul Insaanka Ogadeenya &
Siyaasada ethiopia Martidii Ka kala Hadashay Oo Ka kala Socday Ururu Caan ah
oo Xuququl Insaan Sida Human Rights Watch, ururada Advococy(qareenada) sida
Kan Gambeelada & African American Waxaa Kaloo Kamid ahaa Xildhibaanada Sida
Xafiiska Governor-ka & Seneter-ka Waxaa Kaloo Joogay Madax Kasocotaya
Amxaarada, Oromada, iyo ONLF oo Hogaanka
HAD
Khudbad dadka ka oohiska ka jeediya Kobtaas dhamaantood hogaamiyaashan
shirka kahadlay Waxay umadii Timid & Caalamkii Tuseen Xaalada ogadeenya in
aan indhaha laga qabsan karin Shirkaasina .
Sidoo kale waxaa maalintii Axada ahayd guul kusoo dhamaaday shirkii
dadwaynaha Ogadenya Waxaa Halkaa Ka hadlay Gud.Adm.M.Omar, & Canbaro Axmed
iyo Mayorka Gaarisa iyo Madax kalaba Kana Guul laga yaabay ayuu kusoo
dhamaaday
14 August
2007
C/nuur
Sh. Maxamed
Radio Xoriyo waxaad ka dhegaysan kartaa Mawjadda 19 MB ee dhererkeedu yahay
15260 KHZ,iyo internetka
Radioxoriyo.com,Ogaden.com
Maalmahaa Talaadada & Sabtida 7:00PM – 7:30 waqtiga Afrikada Bari
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
15, 2007


|