Daabaco
Boggan | Print
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri
Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...
Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |
Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |
Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |
Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |
Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
MOQDISHO MAXAA LAY DAYACAY
Abdullahi Mohamed Hashi
burhaan99@hotmail.com
Stockholm Sweden
2007-08-15
Caasimada dalka Soomaaliya ee Moqdisho waxaa ku dhacay ayaan daro aan ku dhicin
caasimada aduunka kale. Waxayna noqotay caasimadii ugu ayaanka darnayd abid ee
aduunka soo marta inta la ogsoon yahay. Moqdisho waxay leedahay taariikh dheer
waxaana soomaray maamulo kala duwan intay soo jirtay. 17 sano oo ay kusoo jirtay
dagaalo sokeeye oo ay ku burburtay ayay Moqdisho qadka igula sheekaysatay aniga
oo galabdhawayd iska lugaynaya xasuusanaya caruur nimaydii iyo xafadii aan
muqdisho uga nolaa. Waxaa hadaladeedii kamidahaa oo aan ka xasuustaa tixdeen
hoos ku taal.
caasimad qaran baan ahaa, muqaal iyo bilic baan lahaa, dhir iyo ubax baan lahaa,
jidad iyo jardiinooyin baan lahaa, boliis iyo asluub baan lahaa, magac iyo
muqaal baan lahaa, tarafiko iyo marishibiyan lahaa, iskuliyo jamacado sare baan
lahaa, dalxiis iyo hotelaan lahaa, siyaasi iyo wadani baan lahaa, indhihii
qarankaan ahaa, qabiil iyo qurun maan lahayn, ciidan iyo dowlad baan lahaa,
xushmad iyo qiimaan lahaa, nabad iyo canan lahaa, indhihii qarankaan ahaa.
dhibaase igu habsaday anigoo macluul meel la aal hugaamiye koxeed ii tashteen,
isbaarana igu xardheen dilkiyo dhacuna igu bateen, dadkii ay iga qaxeen, uubato
iyo dugaag layga tagay, dadkaygii baduhu qaarbaay laqeen, qaarna qaxootay
noqdeen, dadkaygii kala irdhoow, nasiibkaygaa xumaa.
Wadad garlahaa iyimid, oo cadowgii iga dulqaad,dadkaygii qurbahaa salaan
iguyimid qarkood 20 sano iga maqnaa, anoo sariirtii kakicin hadana madfacii iga
dulyeer, ibtiladani maxay ahayd? anigoo dhawacii ka kicin dadkaygiina nabad
heleen aniguna aan faraxsanaa, miyaan nabad layla rabin? Cadowba cadowkaaga
daran, midaan diir ii naxayn madaafiic igu harqiyey.
Maciil horuu iqaa? dadkaygii miyey le deen? Ragbaa isoo halgamay xornimo
calankii iga suray, miyaad nan wadani lahayn? miyaan damiirkiinu kicin? dad
makii horuu ahaa? wadani ma iilkaa la dhigay? Maqax iyo maqaxootay noqdeen?
qabiil miyaad calamada usidaan? Qabiil waa kii meshan aal i dhigay curyaan
lugihii iga jaray. Soomaalay miyaadnan damiir lahayn miyaad naan cadowgaan
arkayn?
Baryuu igu taamayoo lafahayguu rabaa, gumaysi igalshuu rabaa, ikala googooyuu
rabaa raqdayda lawaayuu rabaa, dadkayga cunuu rabaa, ADIS igu riduu rabaa,
igaaleeyuu rabaa, ibarakiciyuu rabaa, tigree igu beeruu rabaa, aqonyahankayga
diloo rabaa, Addis layga maamuluu rabaa, damiir laawe ii adeegsaduu rabaa, in uu
iga aarsaduu rabaa, badayda isticmaaluu rabaa.
Dhibkii horaba iga daran soomaalaay adigaa silicaas ibaday adaa cadowga horseed
uhaa qarkiinbaa soo galbiyey saadkiyo ubaxyada usiday. Itoobiya miyaa laygu
dayn? taariikhda miyaadnan lasocon miyaadnan iskuulada kudhigan? miyaa
cadowgaygu saxiibkiina yahay? Abwaan balalaa malahan, fanan hees wadani malahan,
guubaabo wadani malan, guroow iyo shirib malahan, alla dad makii horaa makii
xornimada keenaybaa. Dadkii miyey wada ledeen?
Wariye warar igama qoro dil iyo xaragbaa sugaa, mid cararay iyo mid aamusay
noqdeen dilkii shalay baan kanaxay boog iyo uur xumo igu reeb, labo halyeybaa
iga tagay, duco iyo amaantayda bay helen, xaq iyo dad nimay u dhiinteen, runtay
sheegeen baa loo daldalay, ilaah caadilbaan ubarin, inay janadii galaan.
Waxaan halkaan uga tac siyeynayaa dhamaan qarabadii iyo ehelkii ay ka
jeeriyoodeen Ali Imam sharmake iyo Mahad Ahmed Elmi Waxaana ilaahay uga baryayaa
in uu ka waraabsho janadii fardowso. Samir iyo imaana kasiito intee ay ka
geeriyoodeen aamin.
Abdullahi Mohamed Hashi
burhaan99@hotmail.com
Stockholm Sweden
2007-08-13
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan Faafin: SomaliTalk.com | Aug
15, 2007
|