Daabaco
Boggan | Print

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri

Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |

Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |

Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |

Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
- Weeraro kala duwan oo caawa ka dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.
- Labo caruur ah oo lagu gooracay duleedka Hargeysa.
Weeraro kala duwan oo caawa ka dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.
Isniin Aug 13: Maleeshiyo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa inay caawa weerar
culus oo aan horey loo arag ku qaadeen saldhiga degmada Hodan ee magaalada
Muqdisho.
Kooxdaan weerarka qaaday ayaa la sheegay inay aad u hubeysnaayeen iyagoo
baasuukayaal iyo bambooyin ku garaacay saldhiga iyo agagaarkiisa, xili ay ku
sugnaayeen ciidamo ka tirsan booliska Dowlada KMG ah ee Somalia.
Cabdirisaaq Faarax "Insaji" oo kamid ah dadka deegaanka Hodan ayaa qadka
telefoonka iigu sheegay inay kusoo baraarugeen dhawaaqa bambooyin iyo qoryaha
culculus oo ka dhacaya agagaarka saldhiga Hodan.
"Dhamaan shacabkii ku dhaqnaa Hodan ayaa mar qura wada naxay, iyagoo xabad
dhulka wada dhigay, kadib markii ay is qabsatay rasaas iyo bambooyin culus oo ka
dhacayay agagaarka saldhiga Hodan" sidaasi waxaa yiri C/risaaq Faarax.
Qaraxyada ka dib Tacshiirado xoogan ayaa waxaa is dhaafsaday ciidamada
booliska saldhigga iyo kooxaha weerarka soo qaaday oo aan la garaneyn.
Lama oga wali qasaaraha ka dhashay qaraxyadaan iyo tacshiiradaha xigsaday oo
socday ku dhowaad 20 daqiiqo.
Ciidamada booliska saldhiga Hodan oo helay gurmad ayaa baaritaano ka bilaabay
goobaha u dhow dhow saldhiga Hodan, iyadoo dhamaan dadka ku dhaqan agagaarka
saldhiga ay guryahooda ku xaroodeen.
Waddooyinka u dhow dhow saldhiga Hodan ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo ka
tirsan booliska DF oo aagag ugu jira, iyadoo aysan jirin cid socota halkaasi.
Dhinaca kale, weerar bambaano loo adeegsaday ayaa caawa fiidkii lagu qaaday
xarunta degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, halkaaso ay degan yihiin ciidamo
ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia.
Marka ay dhaceen bambooyinka lagu weeraray xarunta degmada shibis ayaa lagu
soo waramayaa sida caadada u aheyd ciidamada DF inay rasaas aan loo meel dayin
fureen taasoo la sheegay in qasaaro ay kasoo gaartay dad u dhowaa goobta uu
falka ka dhacay.
Weeraradaan caawa ka dhacay Muqdisho ayaa kusoo aadaya xili maanta dhowr
weerar ay ka dhaceen Muqdisho , kuwaasoo lala eegtay ciidamada Dowlada
Federaalka Somalia.
Labo caruur ah oo lagu gooracay duleedka Hargeysa.
Meydadka labo wiil oo dhuunta laga gooracay sida xoolaha oo kale ayaa daraad
laga helay inta u dhaxeysay Maqaayada Inanta iyo Abaarso ee galbeed magaalada
Hargeysa.
Caruurtaan ayaa oo da'dooda lagu kala sheegay 10 jir iyo 8 jir ayaa ayaa lagu
waramay in markii ugu dambeysay ay ilaalinayeen xoolo daaqayay, iyadoo
meydkoodana soo gaarsiiyay isbitaalka weyn eee magaalada Hargeysa ciidamada
CID-da Somaliland.
Agaasime ku xigeenka Isbitaalka Guud Axmed Daahir Aadan ayaa Saxaafada u
xaqiijiyay in caruurtaasi la gooracay sida xoolaha oo kale.
Agaasime K/xigeenka waxa uu sheegay in labada caruurta ah ay ka muuqatay in
midni lagu gooracay, isla markaana midka weyn ay caloosha dibada usoo daadatay.
Dr.-ka ayaa sheegay inay baareen jirka caruurtaasi isla markaana aysan jirin
wax ka maqan xubnahoodii.
Midka kamid ah ehelada carurta ayaa Saxaafada u sheegay in meesha lagu
gooracay caruurta laga helay kabo nin iyo go'o isla markaan raadka qofka la
arkay balse ilaa xiligaan la ogeyn halka uu tagay qofkaasi.
Taliyaha Boliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay inay Ciidamadu
baarayaan dadkii ka dambeeyay arintaan lagu gooracay caruurta isagoo ka
gaabsaday inay dad u ku tuhmayaan arintaan ay jiraan iyo in kale.
Si kastaba, dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland
ayaa falkaan lagu gooracay caruurtaan yar yar ka wada naxay, iyagoo ka codsaday
Dowlada inay sida ugu dhaqsiyaha badan usoo qabato cidii ka dambeysay dilka
caruurta.
Abdifitahaam Ahmed
Hargeysa - Somaliland
Email:
abdifitahaam@gmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
13, 2007


|