Daabaco
Boggan | Print

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri

Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...

Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...

Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
|
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
|
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
|
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
|
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
|
:::TACSI::: |
|
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
|
::TACSI: |
|
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
|
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
|
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
|
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
|
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
|
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
|
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |

Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
|
:::LAASCAANOOD::: |

Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
|
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
|
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
|
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
|
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |

Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
|
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
|
:::DOODII ALJAZEERA::: |

Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
|
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
|
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
|
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
|
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
|
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
|
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
|
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
|
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
|
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
|
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
|
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
| |
Qardho: Dallada dhallinyarada Karkaar ee KAYDNET oo u dabaal dagtay
maalinta dhalinyarada Aduunka.
Dallada Horumarinta dhalinyarada gobolka Karkaar ee KAYDNETayaa waxay
u dabaal dagtay maalinta dhalinyarada aduunka ee 12 August.
Xafladan oo si weyn loo soo agaasimey waxaa ka soo qayb galay madax
ka tirsan Maamulka dowlada,Ururada dhalinyaradda,haween,Aqoonyahano
kuwaas oo aad u fara badnaa iyo marti sharaf kale, waxayna ka dhacday
Saakay Xarunta KAYDNET ee Qardho.
Waxay ahayd markii ugu horaysay ee dhalinyarada Gobolka Karkaar ay u
dabaal dagaan maalintan dhalinyarada
Adunka loo asteeyay. Halku dhagga sanadkan ayaa waxaa u ahaa "Aan u
kacno Horumarka Bulshadeena si aay Bulshada ugu baxdo Dhibta si wada
jiraa ah". Ka dib markii ay dhamaadeen khudbadihii laga soo jeediyay
goobtaas, waxaa xafladaas lagu soo bandhigay fikarado fara badan oo
ka hadlay dhibaatooyinka haysaa dhalinyaradda Gobolka karkaar" Intii
lagu sugnaa Xarunta Dallada KAYDNET ayaa waxaa dhibaatooyinka
dhalinyarada haysta lagu soo gudbiyey Riwaayada taas oo ka soo qeyb
galyaashii aad ugu riyaaqeen.
Intaa ka dibna Gudoomiyaha Dallada KAYDNET C/weli Xasan Gooni ayaa
waxaa uu furay bandhiga lagu soo bandhigay jaraa'idka ay dalladu soo
saarto oo loogu Magaac Daray "Fikarada Dhalinyaradda" isagoo intii
goobta lagu sugnaa dhalinyaradda iyo Madaxa ka soo qeyb gashay u
qeeybiyey Wargeys aay dhalinyaradu leedahay KOOR isaga oo welina xusay
in dhalinyaradda aay door fiican ka qaataan si wada jira ah sidii
wargeyska Dhalinyaradda ee KOOR loogu soo bandhigi lahaa
fikaradahooda.
Ugu dambayntiina waxaa waxaa halkaas abaal marino lagu siiyey Qaar ka
mid ah Madaxa Ururada Dallada Kumidoobay ka dib markii aay si
wanaagsan ugu soo dhalaaleen howlihii loo xilsaaray.
Dhanka kale Xuska Maalinta Dhalinayarada Aduunka ayaa waxaa maantay si
weyn looga xusay Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Karkaar.
C/weli Sheikh Xasan
Qardho,Puntland
radioqardho@gmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
13, 2007


|