Daabaco
Boggan | Print
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Stockholm, Sweden...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida Windsor, Canada...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee San Diego, USA..
Akhri
Banaanbixii
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida ee Helsinki Finland....
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida MPLS, Minnesota..
Akhri
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida London, UK...
Akhri...
Bannaanbaxii Jaaliyada Soomaalida dalka Norway....
Akhri...
Sweden: Xaflad Ciideed si weyn loogu bogay... Akhri.. |
::FAALLADA TODDOBAADKA:: |
Faallo:
Xafladii Qabsashada Soomaaliya
Xafladu waxay u dhacaysaa
sidii in Tigree marti looyahay...
Akhri |
::HADALKII MINGISTE 1978:: |
"dagaalka
ma dhamaan waxaana uu hadda ka dib ka socon doonaa
gudaha Soomaaliya” Mingiste
1978... Guji... |
:::GURBIYE iyo 100 SU'AAL::: |
Cali
Jabiin "Siyaasay: Sayid Cali iyo Sayid Cumar
sabankoodi joogtaye,.. Akhri... |
::MAQAALKII XASAN CARAB:: |
Ma
Safaarad Baa Mise Xarunta Gumeeysigga:
Guri uu Deganaan Jiray
Madaxweyne Ku Xigeenkii Dalka Akhri |
:::TACSI::: |
Waxaa tacsi loo dirayaa,
qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoon
Maxamuud Seed Nuur oo Ku Geeriyoodey Bosaso.
Tacsi |
::TACSI: |
Tacsi: Marxuum
Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye
oo 20kii
May ku geeriyooday Gothenburg, wadanka
Sweden... Akhri |
::MUSUQMAASUQ LA DIRIR: |
Jawaab
Laga Bixiyey Qoraalkii Dr. Xasan Duwe iyo
Munishiibiyo: Taariikhda Dhabta ah ee Dr.
C/Raxmaan Siciid Dhegaweyne.. Akhri.. |
:::QORMADII: SACIID FURAA::: |
Ardaydii
Jaamacadda Pretoria ee Somaliland Kosoolaabtey
oo Seminaar Kuqabtey Pretoria.. Akhri |
:WARAYSI: RADIO AUSTRALIA:: |
Ciise
Dholawaa oo arrimaha Dhagaxa Waraysi kala Yeeshay
Salaad Faatax oo ku sugan Dubai.. Guji |
:::MAGAALADA BORLANGE::: |
Borlänge
& Somalitalk: Shan sano kadib waa sidee xaaladda
Soomaalida Borlänge Akhri... |
:::DUBAI - BOOSAASO::: |
Ganacsato
Qoraal ka soo saaray
Dhagaxa Laga raray Boosaaso Akhri... |
:::SHIDAALKA PUNTLAND::: |
Puntland iyo Batroolka:
Waxqabad Rasmi ah mise Maaweelo...
Akhri... |
:::LAASCAANOOD::: |
Ka Qayb Qaado dhismaha Masjidka Ramadaan Ee
Laascaanood....
Akhri... |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Maxkamadda
Darajada Koowaad ee Boosaaso ma hal beel baa leh?...
Akhri |
:::QORMADII FAYSAL CALI::: |
Cadde
Muuse ma Aqbali Doonaa Doorasho,
Hadii la dooran waayo-se maxuu
samayn?... Akhri... |
:::QORMADII WARDHEERE::: |
Xog muhiim u ah Soomaalida
ku nool USA qaarkood: Dadka haysta jinsiyadda maraykanka
ee dalbanaya.. Akhri |
:::RAADKA GUMEYSIGA::: |
Gabdhaha
Soomaaliyeed ee ay Ciidamada Xabashidu kufsadeen. |
:::MAQAALKII HEEBAAN::: |
Qalin-ku-dirirka
Cusub: Dagaal-oogaha Soomaaliga ahi waa nin
damac waalan oo... Akhri |
:::DOODII ALJAZEERA::: |
Doodii Dhexmartay:-
Zakari-yaha Masar iyo Azhari-ga Itoobiya
Akhri |
::KU: MADAXWEYNAHA DGPL:: |
Xaal iyo Raali
galin ku waajib ah Madaxwaynaha Puntland
- Dhacdadii Foosha Xumayd ee Lagula Kacay Dhalinyaro
Soomaaliyeed oo la Tarxiilay.. Akhri... |
::GABAYGII INJ. NABADDOON:: |
NIN WALAALKI DABAY MEEL XILLUU KAGA DANBEEYAAYE
Nin sagaal bilood lagu dhaloo, dhogorna kaa liita.. Akhri... |
::GABAYGII XASAN GARAAD:: |
Gabay
Cusub: Guuley Allahayow:
Gowma dhihin hurdada dhawr habeen ciilna waygubaye
Akhri |
:::BAAQ: C/SHUKRI CALI::: |
Jawaab
celin iyo Baaq ku socda Kooxda Xiriirka Soomaaliya...
Anigoo ku hadlaya magaca SNCP. Akhri.. |
:::CALI MAHDI::: |
Cali Mahdi ma
Shalaybuu Qaldnaa, mise Maanta ayuu Saxan yahay?!..
Akhri |
:::MAQAALKII C. GUULEED::: |
Somalinimadu
maxay la qeyma tahay maanta? ma waxaan ku jirnaa
sannadkii 1990 Akhri |
:::INNAGA iyo XABASHI::: |
Innaga
iyo Xabashi - Qaybta 3aad: Imaam Axmed Guray
(1506– 1542)... Qore: Faisal |
:::ABSHIR BACADLE::: |
Abshir
Bacadle oo Tiriyey Shirib Cusub: Azhariyo Adooga
weyn.. Ayagu ma dhal owliyaa?. Iyagu aarsiyey
rabaan.. Akhri |
:::MAQAALKII XASAN MIRE::: |
Kacdoon sameeysee, Kadinka Ku haboon, halagu kaxeeyo: Saddex waa u guul: -
Akhri... |
:::BATROOLKA (OIL)::: |
Nidaamka
Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad |
|
Musharaxa Beesha Siciid Harti ee Puntland
Xaflad si qurux badan loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey magaalada
Minneapolis, Minnesota maanta 08-11-07, saacadu markey aheyd 3:00PM
galabnimo. Xafladaas oo lagu qabtey qolka shirarka ee International
Institute.
Ujeedada xafladaas ayaa ku saabsaneyd in lasoo bandhigo qofkii ka qayb geli
lahaa tartanka Madaxweyne nimada ee dowlad goboleedka Puntland. Dhowr
saaacadood ka dib ayaa waxa loo doortey in uu noqdo musharax Inj, Maxamed
Ali Mire Cawaale.
Xafladaas ayaa waxa goobjoogayaal ka ahaa in ka badan boqol qofood uuna ku
jiro madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Maxamed Cabdi Xaashi iyo
mas’uuliyiin badan oo ka soo jeeda Beesha Siciid Harti. Inj, Maxamed Ali
Mire Cawaale ayaa waxa uu balan qaadey hadii uu ku guuleysto doorashada
madaxweynaha, in uu Puntland ka badeli doono wax badan oo ay ka mid yihiin:
Nabadgalyada, dhaqaalaha (ganacsiga), siyaasada, caafimaadka, waxbarashada,
xiriirka dibada, xoojinta xuduudaha, iibgeynta xoolaha, wadooyin isku xidha
gobolada Puntland, dekado cusub, airboodho cusub, baadhitaanka shidaalka iyo
suuq geyntiisaba, xaq-dhowrka diinta iyo dhaqanka, xuquuqda dumarka, iyo
xoojinta dhinaca sportiga.
Isagoo ku darey hadalkiisa in uu soo bandhigi doono qoraalo laga akhrisan
doono barnaamijyada uu wax ka bedeli doono iyo kuwa cusub ee aan ku soo
kordhin doono Puntland. Sababta aan u soo gudbinayo qoraalkuna waa in uu
qofkasto akhrisan karo si hadhow la igula xisaabtamo.Musharax, Inj, Maxamed
Ali Mire Cawaale, ayaa safaro ku kala bixin doona gobolada America, wadanka
Canada, Yurub, Asia, iyo Africa inta u san tegin Puntland.
Somali Media
XAFLAD AAD LOO SOO AGAASIMAY OO KU SAABSANAYD SANNADGUURADII 9AAD EE KA SOO
WAREEGTAY MARKII MAAMULKA GOBOLEEDKA PUNTLAND LA ASAASAY AYAA LAGU QABTAY
XARUNTA BRAIAN COYLE EE MINNEAPOLIS MINNESOTA.
Galabnimadii sabtida oo ay bishu ahayd 08/11/07 saacaddu 5:00 pm ayaa xaflad
si aad ah loo soo agaasimay lagyu qabtay xarunta brain coyle ee mpls mn .
Xafladaasi waxaa soo qabanqaabiyay haweenka reer puntland ee jaaliyadda
minneapolis ee minnesota .
xafladaasoo ay u jeedadeeda ahayd in la xuso sannad guuradii 9aad ee asaaskii
maamulgoboleedka puntland
iyo taageeridda shirka dibuheshiisiintaee DFKS waxayna ilaah uga baryeen
inuu noqdo mid hirgala.
xafladaan waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u faro badan oo aY wajiyadooda
ka muuqatay farxad iyo reynreyn iyagoo ka kala yimid dhamaan qaybaha kala duwan
oo ay ka goobanyihiin magaalooyinka mpls iyo mn iyo hareeraheeeda waxay ka
koobnaayeen jaaliydaha soomaaliyeed ee degan maagaalooyinkaa aanu kor ku soo
xusay sida hawwen dhalinyaro culumaaudiin aqoonyahanno iyo martisharaf ka kala
socotay qaybaha kala duwan ee bulashada ku dhaqan labada magaalo ee mataanaha ah
.
ugu horreyntii waxaa lagu furay xafladaasi aayado quraan ah ka dib waxaa
hadal qiimo leh ka soo jeediyay
Hawo K. Ali oo ka hadashay u jeedada xafladaan waxay aad uga hadashay
horumarka iyo nabadgalyada ay leeyihiin gobolada puntland waxayna tidhi puntland
waa hooyadii nabadda soomaaliya waxayna ka dhabaysay in soomaaliya ay dowladi ka
dhalato si loo soo cesho qaranimadii iyo kala danbayntii ay hore soomaaliya u
lahayd
waxay ku guubaabisay dhamaan jaaliydaha soomaaliyeed ee dibadda jooga inay ka
shaqeeyaa waxna u bartaan sidii ay dalkooda nabadi ugu soo dabaali laahayeen iyo
inay iska daayeen fadhi ku dirirka ay meelaha la fadhiyaan iyo isku dirka iyo
qabiilka .waxaa ku xigay Mohamed abuukar oo ah guddomiyaha ururka banaadiri ama
codka golaha midaynta iyo kii banadirba waxa uu yidhi waxaan hambalyo u
jeedinayaa reer puntland oo u dabaaldegaya sannad guuradoodii sagaalaad qofka
baniaadamka hadduu abaalgalo qofkiisaa garanaya reerpuntland ama puntl;and state
waxaan ku tilmaamayaa inay yihiin badbaadiyaha shacabka soomaaliyeed maxaa
yeelay shacabka soomaaliyeed waa ay ka haajireen markay ka dhaceen magaalada
mugdishu dagaaladii sokeeye waxayna u qaxeen goboladaa puntland waxayna ka
samaysteen meherado kala duwan iyagoo u doontay nabadgalyo dad badan oo koonfur
u dhashay baa waxay ka dhisteen guryo waliba dadkii xirfadaha kala duwan la
joogay awal magaalada mugdishu sida kuwii wax toli jiray ama wax dhisi jiray baa
waxay u shaqo tageen goboladaa iyagoo xitaa eheladooda wax uga soo diri jiray
sidii iyagoo dibadda jooga .
markaa dadka reer puntland waxaan orankarnaa ama aanu ku tilmaami karnaa inay
yihiin badbaadiyaha shacabka soomaaliyeed . waana ay ku mahadsanyihiin .
waxaa kaloo xafladaasi ka soo qaybgalay fanaaniin kala duwan oo ay ka
midyihiin mahad deero oo halkaa ka qaday hees aad loo jeclaaday oo ahayd hooyo
waxaa ku xigay fanaanadaa caanka ah ee hobolada waabari lana yiraahdo
cadar kaahin waxay qaaday hees cusub oo uu tiriyay abwaanka caanka ah ee saciid
saalax heestaaso halkudhigeedu yahaa punlanda waana heestii ugu horeysay ee loo
qaado puntland si aad ah baa loogu sacab tumay ka dib waxaa ka hadlay xaawo
faarax adde oo ka hadashay masuuliyiinta puntland iyo sidaa loo soo doortay
waxaa ku xigay odayaasha puntland waxayna ku guubaaiyeen inay wadankooda wax u
qabtaan kana shaqeeyaan nabadda waxaa ugu danbayntii ku xigay xaawo ayeeyo oo
buraanbur ka tirisay ka dib waxaa qadka soo galay masuuliyiinta puntland qaar ka
mid ah Asha geele wasiirka arimaha qoyska iyo haweenka iyo Abdirisaak Abdille
Geesood waiirka awqaafta iyo diinta islamarkaana ah ku simaha madaxweynaha
dowlad goboleedka puntland
waxayna dhamaantood ku guubaaiyeen inay wadankooda wax u qabtaan gobolada
puntland ay wax ka dhistaan .
waxaa diyaarshay
cameraman Ismail mose, iyo mohamed Ali, Mohamed Hussein Osman
mxuseen@somaliamericanmedia.orm
Faafin: SomaliTalk.com | Aug
13, 2007
|