SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SAXAABADA

Qore: Ibrahim Salah Aden
Email: ibra88@hotmail.com
SomaliTalk.com | Odense| Denmark


SU'AALO CILMIYEED

CABDULLAAHI BINU JAXSHI: INTEE NOLOSHIISII KATAQAAN?
Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg.
TALO: Inta aadan su'aalaha ka jawaabin akhri Casharka 19aad ee habnololeedkii saxaabada oo su'aalahani kayimaadeen. Su'aalihiina waa kuwan:

1. Imisa jeer ayuu Cabdullaahi Binu Jaxsh hijrooday?
Labajeer, mar Madiina ah iyo Mar SHaam ah
Labajeer, Mar Madiina ah iyo Mar Yaman ah.
Labajeer, Mar Suuriya ah iyo Mar Afrika ah.
Labajeer, Mar Madiina ah iyo Mar Geeska Afrika ah.

2. Nebiga (scw) iyo Cabdullaahi Binu Jaxsh maxay wadaageen?
Jaxsh waxaa dhalay Nebiga adeerkiis.
Nebiga waxaa dhalay jaxsh Adeerkiis.
Jaxsh waxaa dhalay Nebiga Habaryartiis.
Jaxsh waxaa dhashay Nebiga eedadiis, seedina wuu u ahaa nebiga.

3. Saxaabigii Hijrada uga hormaray Cabdullahi Binu Jaxsh keebuu ahaa?
Abu Salama.
Abu Hureyra.
Abuu Ayuub Al-Ansaari.
Asmaa Bintu Abii-Bakar.

4. Ilaaladii ugu horeysay ee uu Nebiga (scw) diro yaa u madax ahaa?
Cabdullaahi Binu Xudaafa.
Ubuu Salama .
Cabdullahi Binu-Mascuud.
Cabdullaahi Binu Jaxshi.

5. Dagaalkee ayuu ku shahiiday Cabdullaahi Binu Jaxsh?
Dagaalkii Beder.
Dagaalkii Furashadii Makka.
Dagaalkii Uxud.
Dagaalkii Shaam.

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Masaxday Jawaabaha adigoo aan qooraansan jawaabta, hadii jawaabtu mayatahay fadlan kulaabo Casharka 19aad ee habnololeedkii saxaabada oo ku saabsan Cabdullaahi Binu Jaxshi, oo su'aalahaani kayimaadeen.

 

BOGGA SU'AALO CILMIYEDKII HORE: GUJI HALKAN

###

Qore: Ibraahim Saalax Aaden
Email:
ibra88@hotmail.com
SomaliTalk | Odense | Denmark

CASHARKA HORE

CASHARKA XIGA

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Agust 11, 125
0. Hordhaca Casharada...
1. Cabdullahi Binu Xudaafa
2. Abul-Caas Binu Rabiic
3. Ummu Salama
4. Cabdullaahi Binu Cabbaas
5. Cumeyr Binu Wahab
6. Cabdiraxman Binu Cawf
7. Dhufayl Binu Camr
8. Xudeyfa Binu Al-Yamaan
9. C/lahi Ibnu Ummi Maktum
10. Saciid Binu Caamir
11. Caddiyyu Ibnu Xaatim
12. Majsaata Ibnu Thawr
13. Salmaan Al-Faarisi
14. Asmaa Bintu Abii-Bakar
15. C/lahi Binu Mascuud
16. ABuu Ayuub Al-Ansaari
17. Abuu Hureyra Al-Dowsi
18. Dalxata Binu Cubeydillahi
19. C/lahi Binu Jaxshi
20. Al-Baraa Binu Maalik
21. Thumaama Binu Uthaal
22. Abuu Cubeyda Al-Jarraax
23. ABuu Dar Al Qhifaari
24. Al-Rabiic Binu Ziyaad
25. Uzaama Binu Zeyd
26. Zeyd Binu Xaaritha
27. Ummu Xabiiba
28. Jacfar Bin Abii Dhaalib

00. Mahadnaq: Akhristaasha


Copyright © 1999-125 SomaliTalk.com All rights Reserved.

HTML CD