|
Family/Qoyska
| Halal
| Kaaba
| TafsiirQur'aan
| Haj |
Ramadan
|
Qanyare oo Kahadlay arimaha Shirka nairobi
"Ma rajaynayo inay ka soo bixi karaan shirka Nairobi wax Natiijaa." sidaas waxaa yiri... GUJI
July 31
Dab qabsadey xaafad ay deganaayeen dad soomaali iyo dad muslim oo kale Dhegeyso.Radio.Sagal | Sawirada
Xaalada Magaalada Baydhabo
iyo Madaxweynaha DKG oo kaqaybgalay shir golaha wasiirada.... GUJI
July 31
Jabhadda
Wadaniga Xoraynta Ogaden oo Guulo Kasoo Hooyey Dagaalka Gumeysiga
iyo Xubin sare oo kamid ahaa Baarlamaanka Gumeysiga Itoobiya oo Is Casilay RADIO.XORIYO
July 31
Baaq:
Waxgaradka Somali Galbeed ee W/A
Woqooyiga Ameerika - Baaqan waxa uu ummada Soomaaliyeed ugu yeeray in... GUJI
July 31 DOODFURAN: GOBOLKA
OGADEN MISE SOOMAALI GALBEED
Kulan
Dhexmaray Soomaalida Wellington iyo Qabiilka Degaanka leh
NewZealand - Kulankan waxa uu dhexmaray qabiilka Te atiwa Iwi oo leh degaanka Wellington iyo Soomaalida deggan halkaas
GUJI
July 31
Xasan Abshir oo
Amray in La Joojiyo Dhismayaasha Sharcidarada ah
Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ayaa amar ku bixiyey in
la is-hortaago dhismayaal si sharci darro ah looga sameysanayo dhulka uu...
GUJI.. July 30
Culimada
Diinta Islaamka ee Masar oo Ogolaaday Qaliinka Labadan Wiil
Muftiga ugu sareeya Masar ayaa dhakhaatiir Mareykan ah u ogolaaday in
laqali karo labada wiil oo ku dhashay iyagoo madaxa iskaga dhegan GUJI
July 30
Nin Buurni Saa’id ah Wax u Dhintay oo Afar Maqaayadood Dacweeyay
Magaalda New York waxaa si rasmi ah
u dacweeyay afar maqaayadood oo ku caan baxay cuntada deg degga nin lagu magcaabo..
GUJI
July 30
Dhacdadii
Masiibada ahayd ee Dagaaladii kadhacay Madiina
Sawirkani waa gabadhii siddeeda bilood jirtey ee aabeheed Cusmaan Cali,
hooyadeed Aamina Cabdi Isaaq, walaalaheed oo kala ah: Nimco,
Aadan, Suleymaan iyo wiil ay habaryartood dhashay oo la oran jiray Cumar
Ibraahin ay kudhnteen dagaalkii Madina. ..
GUJI...
HAMBALYO IYO SALAAN-kuwii dagaalka Madiina joojiyay
Raila oo cadeeyay in uu isu taagayo
doorashada madaxtinimada dalka kenya
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KANU Ahna
Wasiirka Tamarta Mr. Raila Odinga Waxa Uu Shalay Rasmiyan Shaaca Ka Qaaday In...
IQRA.FM
July 29
Dhegeyso
Wararkii Radio
Sagal ee Xasan Kuuriya, Muqdisho
WARARKA
SOOMAALIYA - JULY 28
Dagaal mar kale ka qarxay bartamaha Baydhabo iyo Cumar Finish oo qabtay Shir Jaraa’id markii u horeysay dagaalada
Muqdisho ka dib
GUJI.HALKAN
Brunei Airline's Discriminatory
Policy
for Somali Passaport Holders
"We implemented the procedure of holding Somali passports during flight
to ensure we do not transport asylum seekers into London." Brunei Customer Relations Officer said
MARTI GELIN: Jaaliyada
G/Jubada Hoose ee Degan Holland
KHASAARE
DIYAARADEED OO KADHACAY DALKA UKRAINE Uguyaraan
78 qof ayaa dhintay, 400 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii diyaarad kuwa
militariga ah oo ka qaybqaadanaysey dhoolatus ay kusoo dhacday goob ay isugu soo baxeen boqolaal qof
oo daawaneyey dhoolatuskaas DAAWO-CBC
FAALLADII
XAGAR YARE
Waxaa saxaafadda ethiopia si xoogleh loogu faafiyay in raiizal wasaaraha ethiopia
zenaawi ku guulaystay billad TAASI.HADDA.BEENOWDEY
Shirkadda Amal Express oo Siyadisay Waxqabadkeedii
C/Qaasim
oo Heshiis Lasoogalay Liibiya
Xaflad lagusoo dhoweynayey soo laanbashadii uu Muqdisho kusoo laabtay Dr.
C/Qaasim ayuu kasheegay in GUJI.HALKAN ama
Halkan
July 27
Zenawi
Kuma Guulaysan Billada Nabada
Sidaas waxaa caddeeyey ururka "World Peace Council" oo ah ururkii lasheegay in ay billada
bixiyeen, waxay ahayd GUJI.HALKAN ama
Halkan ama halkan
July 27
Warsaxaafadeed:
Xoghaynta Mudullood
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha midnimada
mudullood Dhamaan waxaay iyaga oo
GUJI.HALKA
ama halkan
July 27
HUSSEN AIDEED "An
American in Mogadishu" by Dateline Australia
Muqdisho Oo Markale Dib U Jaleecaysa Maalmahedii Dagaalka
Waxaa laguqiyasay in 40 qof ay kudhinteen, 60 kalena kudhaawacmeen dagaalkii
Muqdisho ee.. GUJI..
July 26
Dadka Gobolka W/Bari Qaarkood oo ka hor yimid Taageerada Uhuru Kenyatta.
oo kamida waraka radio
IQRA.FM
July 25
Madaxweynaha Kenya oo u Digey Hogaamiyayaasha Dagaalka Soomaaliya
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in... GUJI...
July 25
DOODFURAN: MOI
& HOGAAMIYAYAASHA DAGAALKA
"Beenin
Shirkii Beesha Kablalax" Uulaa
Qoraal SomaliTalk kasoogaarey Uulaa ayaa sheegay in.. GUJI...
July 25
DOODFURAN: DKG iyo KALSOONIDA SHACABKA
Mudanayaasha
W/Bari Kenya oo Taageeray Uhuru Kenyatta in Noqdo Madaxweyne
Dhamaan mas'uuliyiinta goblka woqooyi bari ee dalka kenya ayaa si buuxda waxay
isugu raaceen codkooda kalsoonida ee ay siiyeen... GUJI...
July 24
Hay'adda
Xanaanada Da'weynta & Naafada oo Mucaawino Geysey Soomaaliya
Deeq kakooban qalab gargaar ayaa hay'adani gaarsiisey magaalooyinka Bu'aale iyo
Muqdisho kuwaas oo GUJI...
July 24
Maamulaha Sagal Radio oo wareysi la yeeshey Marwada Congresska Marekanka, Congresswoman Cynthia McKinney oo laga doortey gobolkan Georgia oo ka hadlaysa arimaha
Albarakaat, Muslimiinta ku nool Mareekanka iyo Soomaalida laga masaafuriyey Marekaanka
Halkan ka dhagayso
Bayaan:
Ardayda Reer Puntland ee Waxkabarta Suuriya
Bayaankan oo ku bilaabmay "Annagoo ah ardada ka timid gobolada puntland ee wax ka barata dalka suuriya,
waxaan aad uga xunnahay .... " GUJI
July 23
Soomaaliyay reer Suuriya & Falastiin ha la ogaado
Qoraal dheer oo arintaas uu Maxamuud Wardheere ka diyaariyey Ka
akhri Halkan July 23
Kenya oo
Cayrinaysa in kabadan 5000 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah
In ka badan 5,000 Qaxooti Somali ah oo dalka soo galay Bishii April ayaa waxa
lagu amray in ay Kenya ka baxaan.
Warbixintii.IQRA.FM. 22/7
»»Kenya oo Dalkeeda ka saaraysa kumaanaan qaxooti Soomaali ah
Daawooyinka khaldan iyo dalka Soomaaliya.
Waxaa jira oo cad in xeebaha
dalka Soomaaliya lagu hayo xaalufin ba´an oo.. .GUJI
22/7
Baadirayada Jarmalka oo aan waxba ka Qabin Diinta oo Layska Rogrogo
dalka jarmalka oo 86% in kabadan ay dadku haystaan diinta kiristaanka,ugana
bixiyo si sharci ah .GUJI
22/7
Eedayn loo jeedinayo Cabdullaahi Yuusuf
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa ku bilaabmay "Annagoo ah waxgaradka reer Puntland waxaan aad uga xunnahay xarigga laba nin oo...AfSoomaali
| English.Version
21/7
»»
GABAY
KU SOCDA CABDULLAAHI YUUSUF
[FAISAL
MUSSA]
Wiil
Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal
Wiilkaan yar waxa uu 13/7/2002 ku dhashay Boosaaso, waxaana uu u baahanayahy gargaar bini Aadamnimo oo degdega ee fadlan
GUJI.HALKAN.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi oo
u warameysey CabdiCasiis Axmed Muuse oo GUJI... 20/7
Bayaan:
hogaanka beesha Kablalax
Kulan ballaaran oo ay ku wada hadleen warbaahinta (Tele-Conference) waxgarad u dhasahy GUJI... 20/7
Shir
Sanadeedkii Jaaliyada Ogaadeenya oo Ka Furmay Oslo, Norway
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo leexsaday Caawimaddii Gobalka Shiniile iyo Wararka.Radio.Xoriyo
July 19
India
oo Dooratay Madaxweyne Cusub
Aqoonyahanka Muslimka ah Abuu
Al-kalaam ayaa si fudud ugu uguulaystay.. GUJI... 19/7
WARARKA
SOOMAALIYA EE JULY 19
Waxaa kamida: Waanwaan
nabadeed PL, Jaamac Cali Jaamac oo Jooga Jabuuti, Labanin oo diyaarad kaqaaday
Boosaaso, Canada oo daawo siineysa Somalia iyo... GUJI...
C/Qaasim oo Muujiyey in
DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa
Qaybta labaad ee waraysigii uu Axmed Dowlo layeeshay Madaxweynaha DKG
ayuu.. GUJI...
July 18 DOODFURAN: Sidee
u aragtaa in Caasimada loo raro
Hargeysa
Booqashada Madaxweynaha DKG ee Liibiya
Qoraal ay Safaarada Soomaalida ee Liibiya soogaarsiiyey SomaliTalk ayaa faahfaahiyey booqashada... GUJI...
July 17
Libaan
Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC ayaa shaaca
ka qaaday in Liibaan Xuseen oo ah Soomaali haysta dhalashada Canada laga saaray
liiska uu... GUJI...
July 17
Cabdullaahi
Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed kasoobaxay Puntland ayaa
shaaca ka qaaday in Cabdullaahi Yuusuf uu Booqanayo Maraykanka... GUJI.HALKAN..
July 17
DOODFURAN: Booqashada Cabdullaahi Yuusuf ee
USA
1000
Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda
Soomaali ah oo waxkabarta
Jaamacadaha Sudan iyo waraysi guddoomiya ururka Ardayda Soomaaliyeed. GUJI.HALKAN..
July 16
Dagaal
Kadhacay Tuulada War-Ciise
Wararka ka imanaya Gobolka Shabeelada Dhere
ayaa sheegay in dagaal kii Isniintii uu.. GUJI...
July 16
Zenawi oo Billada
ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lasiiyey
billada ugu saraysa ee golaha nabada Adduunka, tan oo uu ku mutaystay ... GUJI.HALKAN...
July 16
DOODFURAN: Aragtidaada
ka dhiibo billada Zenawi?
Warsaxaafadeed
Afhayeenka SRRC ee W/A
Golaha SRRC wuxuu si kuluul u Canbaaraynayaa xadgudubka
lagu hayo dadka ku nool J/Booyinka GUJI...
July 16
Isgaarsiinta Somaaliya iyo 12 kii sano ee dowlad la'aanta, Wariye
Xasan Kuuriya Dhegeyso [RadioSagal July 15]
Labo
Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada
C/risaaq Aden iyo C/casiis Cabdi Cali ayaa maraykanku kasaaray liiska argagagixisada, laakiin
Yusuf Axmed Cali wali lagama
saarin ... GUJI...
July 14
C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG
Waraysi dheer oo Axmed Dowlo uu Koonfur Afrika kula yeeshay madaxweynaha DKG, C/Qaasim Salaad
Xasan, ayuu ku sheegay in... AKHRI.WARAYSIGA.
July 13 DOODFURAN: AU
Ma Illowdey Qadiyada Ogaden
Mashruuca
Masjidka Ibnu-Tayamiya
Waxaa hadda masjidku
haystaa $280,000, waxuuna baahanyahay 1,000,000 si loogu gado
dhul..
GUJI.
July 13
Martiqaad Reer Atlanta iyo Saxaafadda Soomaaliyeed
Ururka Horumarinta Jaaliyada Soomaliyeed,
Atlanta, GA, waxa uu ku casumayaa dhammaan in....
GUJI.
July 12
Shirweynihii Beesha
Kaskii-Qabe oo Lasoo Gabagabeeyey
Shirkan oo ka dhacay
degaanka Yabaayil, Soomaaliya, ayna kasoo qaybgaleen...
GUJI.
July 12
Tubtii
Qoritaanka Afka Soomaaliga
Waa qoraal dheer oo
CabidMahdi A. Warsame uu kaga kaga hadlayo Afka Soomaaligaa
GUJI.
July 12
Afrika oo AIDS-Ku Dhibaato Ba'an kuhayo
Waxaa jirto dareen isasoo tarayo oo muujinayo dhaawaca uu sababayo cudurka
dilaaga ah ee Aydhiska oo GUJI.
July 12
Warsaxaafadeed
kasoobaxay Ururka XAL
Guddoomiyaha Ururka Xal
warsaxaafadeed uu kasoo saaray Norway ayuu kusheegay in...
GUJI.HALKAN
July 11
BBC-da
Afrikada Bari oo SomaliTalk Soo Gaarsiisey Qoraal
"idaacada bbc-da waa idaacada kaliya ee aan wax ka dha gaysano.."
Abdirizak Atosh .
GUJI.HALKAN...
July 11
»»DOODFURAN:
BBC-da Laanta Afsoomaaliga iyo maskaxda Som.
Shirkii
Nairobi oo Dibloogudhigay September
Wararaka kasoo baxaya
golha amaanka ee qaramada midoobey ayaa shaaca ka qaaday
GUJI.HALKAN
July 10
Warbixin
Shirkii Islaamiga ahaa - Sweden
Muddo toban sano ah ayaa
markii ugu horreeysey shirkii Islaamiga ahaa si toos ah looga dhegeystey dunida
oo dhan ..
GUJI...
July 10
Shiil iyo
Shidiye oo ku hanjabay in ay Gubayaan xerooyinka qaxootiga W/Bari
Kenya - Dad Fara Badan Ayaa Si Weyn Uga Carooday Hadaladii Shalay Ka Soo Yeedhay Labo Mudane Oo Deeganka Garissa Laga Soo Doorto Oo Ku Hanjabay Inay Dab Qabadsiinayan
...
IQRA.FM... July
9
Waraysi
Wasiirka Arimaha Dibada DKG
Waraysi uu Axmed Dowlo
la yeeshay Wasiirka A/D DKG, Yuusuf Dheeg, ayuu ku sheegay in...
GUJI...
July 7
Death City -MAYA mar kale (Baaq nabadeed)
Qaar ka mid ah odayaasha Soomaaliyeed ee Minnesota
ayaa wel wel iyo walaac ka muujiyey dagaalka.. GUJI...
July 7
Hooyo
Soomaaliyeed oo Uur leh oo Loo- taxaabay Xabsiga Weyn ee Mombasa
Hooyadaasi waxa ay ku
dhexdhashay xabsigii, waxaa kale oo la qafaalay dumar nuujinayey..
GUJI.HALKA
July 7
Shir
Looga Hadlayo Horumarinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Howd
Shirkan oo shaley ka furmey Magaaladda Minneapolis ee Minnesota ayna ka soo qeyb
galeen ilaa iyo 700 ergey oo ka kala timid goboladda North America.
dhegeysato.C/nasir.Warsame
[RadioSagal July 7]
Caleemo Saarka Ururka Cusub ee Midowga Afrika (AU)ee Durban
Waxaa si rasmi ah ugasocda wadanka K/Afrika shirkii 38aad ee Ururka Midnimada
Afrika oo..
GUJI...
July 6
»» Goldfish
: Virus Halis ah
[DIGNIIN]
Waa Virus khatar ah oo Kujira Emailada / Internetka
Uguyaraan 8 Qof
oo Kudhintay Baydhabo
Warar kale aya sheegaya in 20 qof ay
dhinteen, ayna Jimcadii 25 qof dhaawacmeen..
GUJI...
July 5
MOMBASA MAGAALADII QADIIMIGA AHAYD
"Marka aad kabaxdid
Nairobi, Qiyaastii 10 isbaaro oo dareewalada basasku ay si bareer ah lacag laaluush ah u siinayaan booliska, kadib ayaad imaneysaa Mombasa
oo ah GUJI.HALKAN
July 5
Duqa Gaarissa: Doorashada iyo dastuurka
Duqa magaalada Garissa,
Kenya ayaa sheegay in dadka gobolka ay doonayaan in...
GUJI...
July 5
Warbixin Ururka
Dhalinyarada Waamo
Qoraalkan oo ku jihaysan dadka reer Waamo ayaa...
GUJI...
»» Aqoon Isweydaarsiga Soomaalida
Atlanta - RadioSagal
Weynu ka nimid wadankeenii, markaa ma ka qeyb qaadana siyaasada wadankan
aanu joogno soomaaliyeey? Dhegeysi
Dilkii Garoonka Diyaaradaha ee Los Angeles
Garoonka Los Angeles meel ku dhowayd qaybta Diyaarada ay leedahay Israa'iil ayaa... GUJI...
July 4
"BBC-du Maskaxda Soomaalida ayay
Quudisaa." Garaad
Erayadaasi waxa ay kamid
ahaayeen hadaladii Yusuf Garaad Cumar uu kayiri wax shir jaraa'id loo maleeyey
asiise ka ujeedo iyo gudaweyn.
GUJI.HALKAN...
July 4
Baaq Nabadeed: Ergada
Nabadaynta PL
Ergada Nabadaynta Puntland waxay aad u qiimaysay xaaladda siyaasadeed iyo
nabadgalyo ee. GUJI...
July 3
1da
Luulyo oo Looga Dabaaldegey Sweden
Xaflad ballaaran oo soo
qabanqaabiyeen Soomaalida Sweden laguna qabtay Stockholm ayaa GUJI...
3da Luulyo
Somalitalk oo si aad ah Looga Xiiseeyo Kenya
Warbixin uu Ibraahim Saalax kasoo diray Kenya.. AKHRI.HALKAN...
2da Luulyo
Maxkamad Caalami ah oo
Lagafuray Holland
iyo Somali dooneysa in ay Dacweeyaan Dagaal
Oogayaasha... AKHRI.HALKAN...
2da Luulyo
Mudaharaad Lagagasoo horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo kadhicidoona UK
Mudaharaadkan oo
laqorsheeyey in uu 10ka July kadhici-doono xafiiska ra'iisul wasaaraha Ingiriiska
hortiisa.
GUJI..
» DoodCusub:
Bannanbaxa
UK - Ra'yigaaga ka Dhiibo
Munaasabadii 1da Luuliyo iyo Soomaalida Minnesota
Kulan
ballaaran oo ay 1da luulyo kuxusayeen Soomaalida Minnesota, uuna Kahadlay Cali Khaliif Galaydh
ayuu..
GUJI..
Hambalyo iyo Wargelin: Jaaliyada Soomaalida NewZealand
Maamulka jaaliyada soomaaliyeed ee Wellington iyo maamulka Somali People’s
Trust waxay dadweynaha somaaliyeed ugu hambalyeynayaan...
GUJI...
1da Luulyo
WARARKII
JUNE» GUJI
»
MAY | APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
800x600 waa Shaashada boggan EEG
NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA
|
|
SAXAABADII RASUULKA |
BARO»
|
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka
GUJI
|
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
|
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
|
|
|