SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

OGAYSIIS KAALINTA DUCAADDA IYO MARAAKISTU KU LEEDAHAY BULSHADA

Waxaa dhammaan Somalida Minnesota lagu marti galinayaa in ay ka soo qayb galaan Muxaaradaad ka dhici doona Masjiddu Rowda Maalin nimada sabtida (Jun 6) Salaadda Casar ka dib

Waxaa Muxaadarada ka qayb qaadanaya Dr Ahmed Haji Abdirahman iyo Sheikh Abdiqadir Nur Farah Iyo Sheikh Mustafa Abdirahman Ibrahim iyo Waliba Sheikh abdirizaq Hashi Nur iyo Imaamka Masjidka Rowda Sheikh Abdirizaq Macalin Sancaani.

Waxaan meesha ka marnayn Su,aalaha Fiqigaa oo lagu wajihi Doono Sheikh Abdiqadir Nur Farah Ilaahay ha Xiftidee.

Waxaa Hubaal ah baahida looqabo in la ogaado Kaalinta Ducaaddu Bulshada ku Leedahay. Fadlan Halkaan ka eeg Warqadda Casumaadda si aad Wakhtiga iyo Ciwaanka aad u heshid

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: