Bayaan ka soo baxay
Ururka Mideynta Beelaha Waamo ee ku nool Yurub &
Waqoyiga Amerika
KU: Dowlada
Federaalka Soomaaliya
KU: Golaha Maxaakiimta
OG: Saxaafadaha madaxa
banaan
OG: Shacabka
Soomaaliyeed ee Nabada Jecel
December-30/SHW1UMW
Bismillahi Raxmaani Raxiim
Sida aan la wada socono
Deeggaanka Jubboyinka waxaa ku habsaday Musiibo aan hanbeyn
Naf & Maalba iyo Guud ahaan Burbur baahsan Lix iyi tobankii
sano ee bur burka ayaa waxaa isku badalaayey Dad aan ehel u
aheen deegaankaa kana soo hayaamay Gobolo kale. Sida aan
lawada socono Gobolka J/Hoose waa gobolka kaliya ee aan
laheyn Xildhibaan kasoo jeedo Gobolkaa halka 17-ka Gobol ee
kale ee Somaaliya ay u leeyahiin xildhibaano ka hadla
Arimaha murugsan ee ka jira Gobolada ay ka yimaadeen!!!!!!!!!.
Kismaayo oo ah Caasimadii
sadexaad ee Somaliya waa magaalada aan ilaa iyo hada laheyn
Elementary School, waana Gobolka ugu Dhaqaalaha badan 18ka
Gobol ee Somaaliya koox kastaa oo Gobolkaa Qabsato Daqliga
ama Dhaqaalaha ay ka helaan Gobolkaa waxay u diraan Gobolada
ay ka soo jeedaan.!!!!!!!!!!!
Sida aan kawada dhegaysanay
BBC-da Warbixintii Dhaqtarkii joogay Isbitaalka Kismaayo
Bishii la soo dhaafay maalin waliba waxaa Isbitalka Kismaayo
yimaada dad u il daran xanuun kaga yimid Haamahii Sunta ahaa
ee lagu Shubay Jasiiradaha iyo Xeebaha Gobolka J/Hoose oo
wali dhex heebaabayo Xeebaha Gobolkaa Halka xeebaha Gobolada
Bari laga nadiifiyey ama laga Guray Haamaha Suntaa.
Waxaa maanta ayaan daro ah
in Maxaakiimta ay Dhufeysyo ka Qotaan Magaalada Kismaayo
Gudaheeda iyagoo soo badbaadiyey oo u naxay Shacabkii iyo
Deegaanadii ay ku dhasheen inuu ka dhaco Bur bur iyo Barakac.
Kadib markaan isla
falanqeynay Xaaladaha Qalifsan ee uu ku jiro Deeggaanka
Jubooyinka waxay Beelaha Waamo ee ku nool Dunida Dacaladeeda
ka maarmi waayeen inay ka wada arinsadaan xaalada Qalifsan
ee ay ku jiraan Bulshada Reer Waamo iyo Arimaha Murugsan ee
ka jira Gobolada Jubooyinka.
Hadaba wadatashi dheer oo
ay isla qaateen Beelaha Waamo ayaa waxay soo saareen Bayaan
ay ku muujinaayaan mowqifka ku aadan Dagaalada Cusub ee ku
wajihan Gobolada Jubboyinka, Bayaankiina wuxuu ku soo baxay
sida hoos ku cad.
A-Ciidamada Maxaakiimta
waxaan ka Codsanaynaa inay si Nabad galyo ah ooga baxaan
Magaalada Kismaayo oo Shacabka reer Kismaayo ay u
ixtiraamaan sida ay u ixtiraameen Shacabka Reer Muqdisho
haday dagaal doonayaana ay ku dagaalamaan Magaalada
banaankeeda waa hadaad tahiin dad dhex dhexaad ah oo aan
Mabda Qabiil ku shaqeynaynin.
B-Beelaha Waamo waxay si
wada jir ah ugu Baaqayaan in maamulka Gobolkooda loo daayo
Dadka u Dhashay Deegaankaa ee ka naxaaya Masiibada heysato
Deegaankooda, loona leexin Xaquuq doodii dad aan gobolka u
dhalan oo aan la aqoon XAQA ay ku yeelan karaan deegaanka
Waamo.
Golaha Fulinta (Officers)
- 1-Aden Boqow
Gudoomiye
- 2-Yusuf Cali Sokor
Gudoomiye ku xigeen
- 3-Bide Shire
Muse Xoghayn
- 4-Muse Cowshaan
Af hayeen
-
5-Mohamud Shaafi Xoghayaha
Xiriirka Bulshada
- 6-Xasan Xaaji Mohamud
Xoghayaha Hanti Dhowrka
- 7-Kamal Ahmed Dacas
Xoghayaha Maamulka Dhaqaalaha
- 8-Shacni Cartan
Xoghayaha Xiriirka
Caalamiga & Iskaashiga
- 9-Shamuuro Maxamud
Ciise Xoghayaha Abaabulka & Dib u
Dejinta
- 10-Shugri Cismaan
Geedi Xoghayaha Xiriirka hay,adaha
Samafalka
- 11-Juuje Hassan Dheere
Xoghayaha Dib u heshiisiinta
- 12-Maxamed Muse
Xabaani Xoghayaha Warbaahinta & Qoraalada
- 13-Maxamed Cismaan
aden Xisaabiyaha Ururka
Golaha agaasinka (Board of Directors)
- 1-Cabdi Salaan Mohamed
- 2-Cabdikadir Sheekh
Mursal
- 3-Cabdikadir Mohamed
Abokar
- 4-Cabdikadir Mohamed
Qaridi
- 5-Cabdulahi
Suul-Garaar
- 6-Cabdulahi Saciid
Shabac
- 7-Mohamud Ismacil
Mohamed
- 8-Ahmed Dhagax
- 9-Saciid Xaashi
- 10-Duniyo Cartan
- 11-Caasho Farax
Hussein
- 12-Maryan Cartan Mire
- 13-Ruqiyo Xirsi Carab
Hadafka Ururka Mideynta
Waamo
A- In Beesha Waamo la
mideeyo iyadoon loo eegeyn Qabiil, Shaqsi, Lab ama Dhidig,
lana abuuro siday u wada shaqeyn la haayeen una Xalin la
haayeen Mushaakilaadka heysta Deegaankooda.
B- In la helo Dad u
dhashay Gobolada Jubboyinka oo matala Deeggaankoda
C- In la abuuro ilo
Dhaqaale lana kobciyo Hadafka Siyaasadeed ee Beesha kuna
wajihan Abuuritaanka Xisbi Siyaasadeed oo ay ku mideysan
yahiin dhamman Beelaha Waamo
Waxaa Bayaankaa si wada
jir ah u soo saaray Sahacabka reer Waamo ee ku qoran Hoos
- 1-Kadiye Cali Huniye
-
2-Yusuf Cali Sokor
- 3-Maxamed Saciid Ciise
- 4-Maxamud Nuur
Wardheere
- 5-Siyaad Mohamed Gure
- 6-Cali Darwiish
Mohamed
- 7-Hamsato Cali Xirsi
- 8-Sacdiyo Xirsi
Kabriid
- 9-Deeq Samed
- 10-Caasho Faarax
Hussen
- 11-Sahra Shamuuro
- 12-Shacni Cartan
- 13-Hassan Xaaji Cilmi
- 14-Abdiraxim Axmed
Yare
- 15-Duniyo Cartan
- 16-Abshir Shire Muuse
-
17-Maryan Cartan Mire
- 18-Muse Cowshaan
- 19-Maxamed Muse
Xabaani
- 20-Aden Boqow
- 21-Maxamed Saciid
Macalimo
- 22-Juuje Xasan Dheere
- 23-Abdulahi Cali Yusuf
- 24-Cabdiqadir Maxamed
Obokar
- 25-Geele Shiino
- 26-Abdirisak Ali Yusuf
- 27-Sheekh Yusuf
- 28-Abdi Samad Warsame
- 29-Abdi Saciid
- 30-Cabdiqadir Ali
Mohamed Qariidi
- 31-Maxamud Ismaacil
-
32-Mahamud Shaafi
- 33-Haajiro Sheekh
Muuse
- 34-Jaamac Muuse
- 35-Bashiir Xasan Cumar
- 36-Fadumo Cismaan
Geedi
- 37-Ruqiyo Xirsi Carab
- 38-Xaajiyo Fadumo
Bashir
- 39-Maryan Maxamed
Maxamud
- 40-Hussen Ahmed Ali
- 41-Mohamed Cabdi
- 42-Abdirahman Sheekh
- 43-Xusen Maxamed Abdi
- 44-Qaayibo Ciise
- 45-Aamino Xaaji Kuusow
- 46-Salaado Cabdi Gacan
Yare
-
47-Ayaan Muumin
- 48-Naadiyo Yuusuf
- 49-Xaawo Ibraahim
- 50-Abdi Abdiraxmaan
- 51-Abdirizak Abiikar
- 52-Cabdi salaam
Maxamed Jaamac
- 53-Cali Xaaji Axmed
- 54-Maxamed Cismaan
Aaden
- 55-Cabdi Abshir Geele
- 56-Cabdikarim Xasan
Mohamed
- 57-Saciid Xaashi
- 58-Khadiijo Afmaged
aden
- 59-Maxamed Muse
Samatar (Samadiid)
- 60-Kamal Axmed Dacas
- 61-Abdulahi Saciid
-
62-Basro M. Shire
- 63-Deeqa Abdisamed
Ahmed
- 64-Ishwaq Abshir
- 65-Abdirisak Waamo
- 66-Cabdiraxmaan Sheekh
Mursal
- 67-Abdiqani Abdala
- 68-Xuseen Qacle
- 69-Abdirashiid Muuse
- 70-Abdirizak Yusuf
- 71-Cabdulahi Ciise
- 72-Cabdirashiid Xaaji
Muumin
- 73-Maxamud Cabdulahi
- 74-Omar Muse
- 75-Abdishakuur Shire
- 76-Amino Cabdule
- 77-Raaliyo Ciise
- 78-Luul Xasan
- 79-Xawo Ibraahim Jeex
- 80-Fadumo Maxamed Muse
- 81-Qadra Cismaan
- 82-Salaado Muse
Warsame
- 83-Abshiro Maxamed
- 84-Shugri Cabdi
- 85-Xaliimo Shire
- 86-Fadumo Cali
- 87-Amino Warsame
- 88-Fadumo Maxamed
- 89-Leylo Xussen
- 90-Murshad Sheekh
Xassan
- 91-Mukhtar Sharif
-
92-Cabdi Cawafe
- 93-Caasho Cawaafe
- 94-Yusuf Khadar
- 95-Anwar Buqas
-
96-Ahmed
- 97-Musdafa Xaaji
Maxamud
- 98-Abdi Aziiz
Beel-daaje
- 99-Isir Tima-faras
- 100-Maxamed Hasan
- 101-Maxamed Cali
Dhiiga
- 102-Gure Colow
- 103-Xalimo Bakaari
- 104-Istanbul Ciise
Geledi
- 105-Cabdi Muse Cismaan
- 106-Cabdi Alore
- 107-Maxamed Saalax
- 108-Maryan Xaaji
Cagmadhige
- 109-Cabdi Naasir
Timafaras
- 110-Axmed Dhalacade
- 111-Mukhtar Daud
- 112-Maxamud
Qiilmawaaye
- 113-Maxamed Xasan
Geele
- 114-Yasiin Karaani
-
115-Cabdi Salaad Cali
- 116-Cali Faarax
- 117-Maxamed Kismayo
- 118-Axmed Busur
- 119-Maxamed Cabdi
-
120-Haanshi Xirsi
Faafin: SomaliTalk.com |
Dec 31, 2006

