SomaliTalk
June 2, 2000
Kooxda Somalia
|
Wararka ka imanaya Kampala waxa ay sheegayaan in kooxda kubadda cagta ee Soomaaliya ay kusigatay in lagasaaro is-reeb-reebka kaddib markii ay bixinkari waayeey $200, taas oo ah lacagta looga baahnaa kooxda si ay uga qaybgalaan cayaarta.
Kaddib markii "Kezekia Ssegwanga Musisi oo ah Ugadan CECAFA" uu soojeediyey codsi kusaabsan kooxda aan qaranka lahayn ee Soomaaliya ayaa loo ogolaaday in ay cayaaraha sii wataan, waa sida hadalka uu u dhigay wargeyska 'New Vision' oo kasoo baxa Uganda.
Madaxdii hogaamineysey kooxda Soomaaliya waxay ku doodeen in "maadaama aysan Soomaaliya dawladi kajirin ay lacagta kabixiyaan "CECAFA"
Waxa warku intaas kudaray in markale kooxda Soomaaliya lagabdiyey cayaartii shalay galab dhexmartay Soomaaliya iyo Burundi. Waxaana cayartu ku dhammaatay Burundi 4 - 0 Somalia.
Waxaan warkan kasoo xiganey wargeyska "Africa News Online oo kasoo iyo New Vision
Waxaa soo tarjumey Bahda SomaliTalk
June 2, 2000
English Version
Somalia Telecoms survived being ejected from the championship because of non payment of $200 participation fees. They were saved by Ugandan CECAFA official Kezekia Ssegwanga Musisi who pleaded for the state-less Somalis.
The Somali delegation had argued that since there is no government in their country CECAFA pays the fees for them.
Burundi’s Vital’O hammered Somali Telecoms 4-0 yesterday.