SomaliTalk.com
Tell A Friend

.Home | Somali | Forum | Search | Feedback | News
Wadahadal >> Afgarad >>Heshiis >> Nabad >> Barwaaqo
Wiil soomaali ah oo lagu dhaawacay Woqooyiga Minneapolis
sherifosman
editor@somalitalk.com
Minneapolis, Minnesota
June 19, 2000
Minneapolis, USA - Laba habeen kahor ayaa lagu dhaawacay wiil soomaali ah qaybta woqooyi ee magaalada Minneapulis, sida ay dad goob joog ahaa ku warameen ayaa shegaya in wilkaa soomaliyeed ay heleen niman aan heebtooda la aqoon marki dambase la sheegay in ay ahaayeen niman udhashay dadka madoow ee degan gobolka,.

Nimaankaa dambiilayasha ah ayaa weeraray iyagoo dhoowr ah, wiilkaa isaga oo shaqo ka yimid goor fiidkii ah, si xunbay u garaceen kadibna waxaa ay dhigeen wadada baabuurtu marto badhtamaheeda,.

Waxa ay wararku intaa ku darayaan in la ogaysiiyay ciidamada amniga ee gobolka kadibna ay yimaadeen goor wax ay qaban karaan aysan jirin, wiilkaa soomaliga ah ayaa ugu dambayntii waxaa loosoo qaaday cusbitaalka HCMC qaybta gurmadka degdeg ah, halkaas oo la dhigay,.

sherifosman
editor@somalitalk.com
Minneapolis, Minnesota


Carta oo lagu dhisi doono dawlad ku meel gaar ah oo kadhalata Soomaaliya
Carta, Jabuuti
Laba Guddoomiye iyo Afar Guddoomiye Kuxigeen
Carta, Jabuuti
Wiil Soomaaliyeed oo ka badbaaday in la dhunsado
Minnesota, USA

Posted by SomaliTalk.com team
June 19, 2000

Kor / Up

Usheeg Asxaabtaada | Talo Bixin
Allah Is Great
.
.
Canug Soomaaliyeed oo reer Christian loodhiibey

Maxkamadda Sare ee Mareykanka waxa ay diidey in ay dhegeysato rafcaanka laba waalid oo Muslim ah oo deggan Portland...
Guji halkan...
SomaliTalk June 10, 2000
.
Hambalyo iyo Bogaadin Ardada Soomaaliyeed

Akhristayaasha SomaliTalk waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardada Soomaaliyeed ee Sannadkaan ka qalin jibeyey qaybaha kaladuwan ee waxbarashada meelkasta oo ay joogaanba
Guji halkan...
SomaliTalk 2000
.
freemail


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback