|
.
|
Somali Students Network
|
Ku biir ururka ardada Soomaalieed.
Guji halkan...
|
|
Hambalyo Ardada Soomaaliyeed ee Sannadka 2000
|
Waxaa sharaf u ah bahda SomaliTalk in aan hambalyadan usoo tebino dhammaan aradad Soomaaliyeed ee guulaha kasoo hooyey waxbarashada sannadkan.
Sidoo kale waxaa akhristayaasha SomaliTalk ee ku kala dhaqan cirifyada aduunka ay dhammaalo u soo tebinayaan ardada Soomaaliyee, qaybkamida dadka dhambaalada sootebinaya waa kuwa hoos ku qoran:
Waxaan dhammaan uga mahadcelineynaa waqtigooda qaaliga ah.
|
Mohamed i.moh. (BA/acc.), umm al-qura university makkah al mukarrama, KSA.
|
Dott. Bashir Sh. Mohamed, Ancona Univeersity, Italy
|
Ahmed Sheikh, Sharjah University, UAE
|
Cabdirabi Guled Mcad College, Minneapulis, MN, USA
|
Mohamed Ali University of Western Ont, London, Ontario, Canada
|
Abdullahi Khaliif A/Karim NC Agricultural and Tech. State University, N. Carolina, USA
|
Osmaan Abdi Mohamed Chalmers University,
Götebory, Sweden
|
Hassan Nuur
Business collage
Købmandskole, Denmark
|
Jamal A. Abdulahi
University of Minnesota
USA
|
Cabdi Guled
kingFahad Hospital
Riyadh, saudi arabia
|
NICIMA
University of Malik-sucuuk
Saudi arabia
|
Hersi 2Garre
Brunai
East Asia
|
Cabdi fatax
Sweden
Europe
|
Osman Haji Mohamed
Graduated 1989,
umm al-qura university
|
yasin garaad
university of minnesota
mpls. mn. usa
|
Hassan Dhooye
School
Minneapolis,MN,USA
|
Zeinab A. Hussein
New Zealand
New Zealand
|
(VUSSA)
Somali Students Association
Melbourne, Victoria , Austarlia
|
Warsame Sh/ Maxamuud
Minneapolis
Minnesota, USA
|
Hambalyadaada
Kusoo tebi
Halkan...
|
|
Hambalyada aad u soo tebineysid ardada Soomaaliyeed waxaad toos ugu soo daabici kartaa:
Bogga hambalyada ardada
SomaliTalk 2000
|
>> Ardaydii Soomalida oo guulwayn soo hoyday
>> Soobooqo bogga Doodda Furan
Kor / Up
|
Usheeg Asxaabtaada
| Talo Bixin
|
|
Ardada Soomaaliyeed
|
...Waxaa yaab badnayd markii lagu dhawaaqay magaca gabar Soomaliya oo iyadu noqotay qofkii labaad ee schoolka, gabadhaa oo magaceeda la yiraahdo Nagi Maxamuud Cabdulaahi, magacabideedii ka dib ayaa markeliya dadkii Soomalida ahaa ee isugu yimi halkaa sawaxan iyo qaylo afka furteen, runtiina waxay ahayd gabadh muunad wayn usoo hoyday magacii Soomaali,.
...Ardaydii darajooyinka fiicfiican helay ee ku xigay Nagi waxaa ka mid ahaa Xaawo Xuseen Farax iyo Maxamed Maxmuud Kaahinoo iyaguna mid walba uu helay darajo aan ka dhicin
Akhri Warbixintii SharifOsman
|
|
|