SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota oo Taageeray Masjidka Abuubakar

Barnaamij Jimacadii March 18, 2011 laga siidaayey Telefishanka Somali Media ee Minneapolis ayaa si weyn loogu taageeray Masjidka Abuubakar Saddiiq, arrintaas oo ka dambaysay kaddib markii dhowaan Congress-ka Maraykanka lagu qabtay kulan dhegeysi ahaa oo xubno kamid dadkii ka hadlay ay toos uga hadleen magaca Masjidka Abuubakar.

Haddaba TV-ga oo dood dhex dhigay aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa waxay ka doodeen arrimaha la xiriira danta caamka ah ee ka dhexeysa jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Musliminta ku dhaqan Maraykanka. Sidii barnaamijkaasi u dhacay waxaad kaga bogan kartaa Video-yada hoose. (Waa hadalka qaybinaya Xaayow, duubistana Askar)...

Qaybta 1aad: Hoos ka daawo

ama Ka Daawo Halkan (m4v) ama Halkan (blip.tv) ama Halkan (wmv)

Qaybta 2aad:
ama Ka Daawo Halkan (m4v) ama Halkan (blip.tv) ama Halkan (wmv)

Qaybta 3aad:
ama Ka Daawo Halkan (m4v) ama Halkan (blip.tv) ama Halkan (wmv)

Qaybta 4aad:
ama Ka Daawo Halkan (m4v) ama Halkan (blip.tv) ama Halkan (wmv)

Faafin: SomaliTalk.com | March 19, 2011

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: