SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print


Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006


Dagaal U Dhexeeya Milayshiyaadka Maamulka Iyo Kuwo Burcad ah Oo Dagaal Ku Dhex Maray Kismaanyo.

Dagaal u dhexeeya Milayshiyaad kasoo kala jeedan Kuwa maamulka Gobolka Iyo kuwo aan Cidna ka amar Qaadan ayaa a dhacay Magaalada Kismaanyo ee Xarun Goboleedka JUbada Hoose Halkaasoo laga soo sheegayo Inay Ka dhasheen khasaare isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawacba .

Dagaalkan oo laysu adeegsaday hubka daran Dooriga u dhaca ayaa waxaa KU geeriyooday Hal qof sida warkun sheegayo oo kamid ahaa Milasayshiyadii aan Cidna ka amara qaadan oo ay U taalay isbaaro Gudaha magaaladaasi islamrkaana ay weerar sifayn ah Kusoo Qaadeen Milayshiyaadka maamulka Kismaanyo.

Sidoo kale Dagaalka oo la sheegay Inuu ka bilowday Isbaarooyinka lagaga Qaado dadka iyo gawarida Laagta baada ah ayaa mudooyinkii ugu dfambeeyeyba lkusoo badanayey magaalada kismaanyo taasoo ay Howlgalo ay sifaynayan arintaasi ay sameeyeen Milayshiyaadka maamulka Gobolkaasi islamrkaana Cagta mariyey dhowr isbaaro oo dhex yaalay Gudaha magaalada kismaanyo.

Dhinaca kale arintan budrcad sifaynbta ah ayaa mudooyinkii Ugu dambeeyey magalada ksimaanyo ka Noqday kuwo amaan daro baahsan ka Riday magaalada kismaanyo islamrkaana waxyeelo ba,an ku hayey isu socodka Gaadiidka iyo ganacsiga oo xaalad amaan daro darteed laga cabsi qabay inuu Joogsado.

Sifaytan ay Milayshiyaadka Taageersan Maamulka beesha Gacanta Ku haysa ayaa kusoo beegmaya Xili uu Si Tartiib tartiib ah Ula wareegay Xildhibaan Barre Hiiraale oo Mudooyinkii Hore ka Talin Jiray deegaanada Jubaayinka .

Abu-Mansuur Oo Gaashanka Ku Dhuftay Shirka Jabuuti Iyo Waxii Kasoo Baxa

Afahayeenka Ururka islaamka Al-shabaab Sh, muqtaar rooboow abu-mansuur ayaa shaaca ka qaaday In shirka jabuuti uu yahay Mid u dhexeeya Dadka ku dhaqma Cilmaniyada iyo Gaalada islamrkaana aysan iyagu Horena U diideen Iminkana aysan Aqbali doonin .

Sh,Muqtaar ayaa kaloo carabka Ku adkeeyey Kuwa isku Tilmamaya inay islaam Yihiin Oo shirka ka qayb Gelaya ay ka cabsi qabaan maraykanka si aan Loogu aqoonsan Argagixiso iyo kuwo kale oo aan Doonayn In wadanka aan Lagu dhiqin shareecada islaamka .

Sidoo kale sh,Abu-mansuur ayaa ku Nuux nuuxsaday Inaysan Hadii ay Yihiin Ururka Al-shabaabul Islaam aysan wax shaqo ah Ku lahayn shirkaas islamrkaana ay Iyagu Doonayaan Waxii ALLE Jideeyey Oo Keliya Dalkana Lagu dhaqo shareecada islaamka .

Si kastaba ha ahaatee hadalkan kasoo Baxay abu-mansuur ayaa kusoo beegmaya xili ay wadamada Reer galbeedku u Tafaxeyteen inay isu keenaan dhinacyada siyaasada ee dalka isku haya si ay Uga Helaan danahooda Gaarka ah .

War Saxaafadeed Ku Aadan Shirka Jabuuti Oo Kasoo Baxay Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye

Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beesha Hawiye ayaa Warsaxfdeed ka ay soo Saareen ku sheegay In shirka Jabuuti Uu yahay Mid lagu shirqoolayo danta Umada soomaaliyeed sialamrkaana aysan Jirin wax Muhiim ah oo kasoo baxaya.

Odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa sidoo kale warsaxaafadeedkooda ku Cambaareeyay Duqeynta ay Ciidamada Ethiopia ka Gaysanayaan Gudaha magaalada muqdisho iyo Daafaheeda iyo weliba deganada Beesha Hawiye koonfurta iyo bartmaha soomaaliya .

Sidoo kale afhayeenka Dhinaca Siyaasada u Qaabilsan Odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa U akhriyey saxaafada Warsaxfadeedkan islamrkaana sheegay In ay Beesha Caalamka Ka Codsanayaan In Wafuud Xaqiiqa Raadin ah Loo Soo Diro Dalka Soomaaliya .

Si kastaba Ha ahaatee warsaxaafadeedkan Kasoo Baxay Odayaasha Daqanka Beesha Hawiye ayaa kusoo Beegmaya Xili ay dadaalo Ugu Jiraan Beesha caalamku sidii Loo dhaqan Gelin lahaa Shirka Jabuuti islamarkaana Laysugu keeni lahaa dhinacyada isku haya siyaasada sooaaliya .

yaasiin Maxamed Cali (faytin)

yaasiinfaytin@hotmail.com

Koonfur Afrika: Dadka shisheeyaha ah oo noloshoodu halis ku jirto...

Soomaali ku tukanaya meel kaam Qaxooti Talaada May 27, 2008 oo Pretoria kaddib markii ay ka soo carareen meelihii ay deganaayeen ee magaalooyinka Koonfur Afrika oo lagu laynayo dadka aan Koonfur Afrika u dhalan.

Soomaali ka so cararay guryihii ay deganaayeen oo meel kaam ah isugu yimid, Pretoria May 27, 2008. Sawirada: AP

Dad ka kooban Soomaali iyo qaxooti kale oo saf ugu jira cunto meel xero qaxooti oo ay kaga gabanayaan halista kaga timid reer K/Afrika oo lagu laynayo shisheeyaha. Magaaladu waa Scarborough, May 27, 2008. Sawirka: AP

Carruur Soomaaliyeed oo fadhiya kaam ama xero gabaad qaxooti ee K/Afrika, May 27, 2008. Sawirka: AP


qaadGen. Cadde Muuse oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas... Akhri... June 2


Nin Soomali ah oo Minnesota laga la’aa oo meydkiisii laga helay webiga Mississippi, USA....

Faafin: SomaliTalk.com | June 3, 2008

BAARID | SEARCH


Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS