SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNESOTA

Nin Soomali ah oo Minnesota laga la’aa oo meydkiisii laga helay webiga Mississippi, USA....

Inaa lillaahi wa inaa ileehi raajicuun

Waxaa maalintii Khamiistii May 28keedii lagu aasay Minnesota allaha ha u naxariistee Marxuum Guuleed Mahamuud oo ah nin Soomaali ah oo in mudo ah la baadi goobayay. Marxuumka oo qaadan jirey dawo xagga madaxa ah ayaa la waayey warkiisa laga soo bilaabo bartahamahi April, 2008 ilaa maydkiisa laga helay webiga bisha May 5teeda 2008.

Dadka xog ogaalka u ah Soomalida maydkooda laga helay webiga Mississippi ee Minnesota ilaa hadda waxay ku sheegaan in ilaa 7 qof oo Soomaali ah uu qabo webiga Mississippi.

Waxaa aad loogu mahad celinayaa dhamaan website yadii iyo dadkii ka qayb qaatay baafintiisa.

Sabir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo eheladiisa asagana ilaahay ha u naxariisto.

http://www.somalitalk.com/2008/may/08may108.html

Faafin: SomaliTalk.com | June 2, 2008

BAARID | SEARCH


Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS