SOMALITALK.COM xayaysiis
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

  • Marxuum Shiikh Axmed Cartan Xaaji oo ku geeriyooday Dalka Yamen
  • Sheekh Cabdinaasir Sheekh Aadan oo ku geeriyoodey magaalada Qabridahare

Sheekh Cabdinaasir Sheekh Aadan oo ku geeriyoodey magaalada Qabridahare ee Deegaanka Soomaalida, bishan Abriil 19, 2008

Waxaa magaalada madaxda deegaanka Soomaalida  ku geeriyoodey Alla ha u Naxariistee Sheekh Cabdinaasir Sheekh Aadan oo horey u ahaan jirey Xoghayihii Guud ee Jabhada Soomaali-Galbeed. Sheekhu wuxuu ahaa halgamaa caan ah oo deegaankaas laga yeqaano.

Alla ha u naxariisto Sheekh Cabdinaasir Sheekh Aadan samir iyo Iimaana Alla ha ka siiyo qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo Ummadda Soomaali Galbeed.

Aamiin Aamiin Aamiin

La xiriir: haybe2000@yahoo.com


Marxuum Shiikh Axmed Cartan Xaaji oo ku geeriyooday Dalka Yamen

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Tacsida waxaa diraya

1-Boqor Cumar Ismaciil Sanweyne
2-Hooyo Faadumo Cali Mire
3-Hooyo Weris Baxwal Cali
4-C/risaaq Boqor Cumar Ismaciil
5-C/qaadir Boqor Cumar Ismaciil
6-C/rashiid Boqor Cumar Ismaciil
7-Shugri Boqor Cumar Ismaciil
8-Aamino Boqor Cumar Ismaciil
9-Maryan Boqor Cumar Ismaciil
10-Faadumo Boqor Cumar Ismaciil
11-Idil Boqor Cumar Ismaciil
12-Xawo Boqor Cumar Ismaciil
13-Nabadoon Cadeysay Maxamed Ismaciil
14-Nabadoon Maxamed Khaalid
15-Nabadoon Yuusuf Xasan
16-Nabadoon Shire Kaatun
17-Ganacsade Maxamed Yuusuf Siciid
18-Ganacsade Axmed Maxamed Maxamuud
19-Ganacsade Musse Maxamud
20-Ganacsade Ciid Shire
21-Dr: Cali Ismaciil Onkod
22-Dr: Maxamud Xirsi Musse iyo Xaaskiisa
23-Dr: C/nuur Jalaati
24-Dr: Maxamud C/laahi Maxamed
25-Ustaad Maxamuud Shiikh Ciid
26-Dr: Maxamed Caynab
27-Faarax Siciid Maxamed
28-Axmed Siciid Maxamed
29-Eng: Maxamed C/raxmaan Dawaarig
30: Shiikh C/raxmaan Ismaciil Maxamed
31-Caynab Ismaciil Maxamed
32-Mahad Ismaciil Maxamed
33-Xasan Ismaciil Maxamed
34-C/salaan Cumar Maxamed
35-Saalax Caruus Maxamed Xaaji iyo dhamaanba ilma Caruus Maxamed Xaaji.
36-Bashiir Ismaciil Sanweyne
37-Xirsi Ismaciil Sanweyne
39-Siciid Ismaciil Sanweyne iyo dhamaanba Qoysa Reer Ismaciil Sanweyne
40-Proff: C/rashiid C/raxmaan Geyre
41-Proff: Maxamed C/laahi
42- Shiikh Yuusuf Cali Heeryo
43- Beeldaaje Faarax C/laahi
45- Mursal Muuse Koonte
46-Suldaan Bashiir Musse Koonte
47-Sulaan C/laahi Saalax Cumar.

Dhamaanba Dadkaasi oo kala jooga Gudaha Dalka Soomaliya iyo Dibadaba waxay Tacsi Tiirsanyo leh u dirayaan Eheladii, Asxaabtii iyo dhamaanba Qaraabadii uu ka geeriyooday Alla ha u Naxariistee Marxuum Shiikh Axmed Cartan Xaaji oo ku geeriyooday Dalka Yamen, Marxuumka waxay ilaah uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaana Dadkiisa Samir ilaahay ka siiyo.

Faafin: SomaliTalk.com | April 21, 2008


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com