SomaliTalk.com
Tell Your Friends
Somali Students Network
Exchange ideas, and share information with Somali Students from around the globe.

Click here to join..

Dood Furan
Ka qayb qaado qaybta cusub ee aan u bixinay DoodFuran.

Guji Halkan...







barava



Xayaysiiska SomaliTalk

Fadlan daabac xaayasiiska Somalitalk kunadheji xarumaha Soomaalida ee cariga aad kunooshahay.

Guji halkan

Mahadsanidin Taageeradiina.


Chat | Forum | Search | Feedback | News
Family | Halal | Islam | Kaaba | Learning | News | SomBusiness | SomBeauty | SomLink | TafsiirQur'aan | Zakaat | Saxaabada
LiveNews Update | AfricaNews Highlights | Sports-News | News Sources
BANDHIG DHAQAMEED LAGU QABTAY
MAGAALADA LONDON, ONTARIO
EE DALKA CANADA.
Ahmed Ali
Email: ahmadey@hotmail.com
June 21, 2000
Bandhig dhaqameed aad u balaaran ayaa lagu qabtay dugsiga sare Wheable school oo ku yaal magaalada London, Ontario ee dalka Canada.

Bandhigaas dhaqameedkaas oo aad loo soo agaasimay, waxaa ka soo qayb galay in badan 50 dal oo ardada halkaas dhigata ay matalayeen dalalkii ay kala yimaaden.

Haddaba ardada Soomaaliyeed ee dhiga dugsigaas ayaa halkaas ku soo bandhigay waxyaabaha dalka Somalia ay hiddaha iyo dhaqan ay u leeyihiin.

Haddaba martidii iyo dadweynihii kale ee ka soo qayb galay bandhig dhaqameedkaas ayaa aad ugu helay waxyaabahii ay ardada Somaaliyeed ay halkaas ku bandhigeen.

Kaaliyaha wasiirka hiddaha iyo dhaqanka ee Canada ayaa gudoonsiiyay ardada Soomaaliyeed abaalmarino la xariirto sidii wacneyd ay ugu soo qayb galeen bandhigaas.

hidaha
Ahmed Ali oo sharxaya qalabka hidaha Soomaalida (London, Canada)

Ahmed Ali
London, Ontario, Canada
Email: ahmadey@hotmail.com


HAMBALYO HAMBALYO ARDADA SOOMAALIYEED

Akhri Bogga Hambalyada


AKHRI


>> URURKA ARDADA SOOMAALIYEED EE MINNESOTA
>> KULANKII ARDADA MINNESOTA
>> Somali Women in Diaspora Support Djibouti's Peace Plan
>> Quudka Naarta & Qaadka (BOQOLSOON)
>> Gabaygii ABSHIR BACADLE ee Qaadka


Posted by SomaliTalk.com Team
June 21, 2000
Allah Is Great
.






























freemail


Top | Somali | Search | Forum | Add Site | Contact Us | Feedback